XOG COD AH: Puntland oo la sheegay in ay ku biirtay dagaalka Galgaduud iyo Ciidaka Liyu Boolis..

0
Sunday April 24, 2016 - 13:28:01 in Wararka by
  • Visits: 371
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XOG COD AH: Puntland oo la sheegay in ay ku biirtay dagaalka Galgaduud iyo Ciidaka Liyu Boolis..

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalka ka socda deegaanada dac-dheer & Miir-cowleed waxaana soo baxaya warar sheegaya in dagaalkaas ay ka qeyb qaadanayaan Ciidamo katirsan Maamulka Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalka ka socda deegaanada dac-dheer & Miir-cowleed waxaana soo baxaya warar sheegaya in dagaalkaas ay ka qeyb qaadanayaan Ciidamo katirsan Maamulka Puntland.

Halkaan Riix oo dhageyso

Nabadoon Yaasin Maxamed Gaani Oo ka mid ah Waxgaradka Galmudug ayaa sheegaya in colaada ka taagan gobolka galgaduud ay ka dambeyso maamulka puntland .

Wuxuuna sheegay in ciidamada liyu boolis ay doonayaan in deeganadood ay ka barakiciyeen shacabka Galmudug si ay u soo dagaan Reer guuraaga Puntland.

Dadka Reer Guuraga ah ayaa arkay Ciidamada Maamulka Puntland oo ka barbar dagaalamay Ciidamada Liyuu Boolis si halkaa looga Barakiciyo Shacabka Galmudug.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip