War Deg Deg ah: Ciidamada Liyuu Boolis oo gudaha Soomaaliya dagaalo ka wada iyo Wararkii ugu dambeeyay ee dagaaladaasi.

0
Saturday April 23, 2016 - 11:37:04 in Wararka by
  • Visits: 789
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg ah: Ciidamada Liyuu Boolis oo gudaha Soomaaliya dagaalo ka wada iyo Wararkii ugu dambeeyay ee dagaaladaasi.

    Dagaal u dhexeeya Ciidamada Liyuu Boolis ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo Dad Shacab ah ayay wararku sheegayaan inay ku dagaalameen Degaanka Dacdheer ee Gobolka Galgaduud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaal u dhexeeya Ciidamada Liyuu Boolis ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo Dad Shacab ah ayay wararku sheegayaan inay ku dagaalameen Degaanka Dacdheer ee Gobolka Galgaduud.
Wararku waxay sheegayaan in Dagaalka ay soo qaadeen Ciidamada Liyuu Boolis ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, kaas oo ilaa hadda ka soconaya Duleedka Degaanka Doc Dheer.

Dagaalkaasi ayaa la sheegay inuu sababay khasaare isugu jira Dhimasho iyo Dhaawac soo kala gaaray Dhinacyadii Dagaalamay.
Wararku waxay sheegayaan in dagaalkaasi dadkii ku dhaawacmay ayaa la geeyay Isbitaalka Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip