MAAMULKA IYO HOWLADIEENNADA WEB-KA WWW.MOGTIMES .COM OO HAMBALYADA CIIDUL ADXAA U DIRAYA UMMADAHA MUSLIMIINTA MEEL KASTA AY JOOGAAN

0
Tuesday July 20, 2021 - 07:02:48 in Wararka by
  • Visits: 448
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MAAMULKA IYO HOWLADIEENNADA WEB-KA WWW.MOGTIMES .COM OO HAMBALYADA CIIDUL ADXAA U DIRAYA UMMADAHA MUSLIMIINTA MEEL KASTA AY JOOGAAN

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...
    Maamulka iyo Howladeena Webka.www.mogtimes.com  ayaa wuxuu Dhammaan Ummadda Muslimiinta ah  meel kasta oo ay joogaan wuxuu leeyahay Hambalyo inaga guddooma ku aadan ciidul Adxaa  waxaa uu maamulkan wabka WWW,MOGTIMES idin leeyahay CIId Mubaarak .
 Maamulka ayaa waxaa  uu  si gaar ah ummada soomaaliyeed iyo Dhammaan Akhristayaasheena qiimaha leh uu leeyahay  ciid mubaarak inagula ciida ciiddul Adxaa Sanadkan 
dhinaca  kale Mamulka ayaa ,waxaa uu leeyahay KULLU CAAM WA ANTUM BIL KHEYR meelkasta oo aad joogtaan, Waxaannaa  inoo wada rajeyneynaa in Alle Bishaan bisheeda  uu  inagu Gaarsiiyo Nabad iyo Barwaaqo Insha Allaah. Dhammaad




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip