HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 10-JUNE 2021

0
Thursday June 10, 2021 - 09:12:29 in Wararka by
  • Visits: 522
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W/WARGEYSKA MOGADISHU TIMES 10-JUNE 2021

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Rooble oo qaaday tallaabo muujineysa inuu u dhaxeeyo Farmaajo iyo mucaaradka

Rwasaaraha /xil-gaarsiinta, Maxa med Xuse en Rooble ayaa Shalay magacaabay guddi far samo oo ka kooban illaa 7-xubnood, kuwaas oo ka shaqeyn doona arrimaha doora shooyinka ee dhawaan la filayo inay ka dhaca an dalka.

Guddiga ayaa si gaar ah xafiiska RW/ha uga taageeraya arrimaha doorshooyinka oo xal wa ara laga gaaray daba-yaaqada bishii hore, ka dib dadaallo uu sameeyey Rooble.

Sida Aysheegtay inay ogaatay Caa simada Online, guddigan ayaa wa xa uu ra’iisal wasaaraha u dhisay si dii uu saameyn xoogan ugu yeelan laheyn xifaaltanka ka dhex aloosan madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday iyo muc aaridka. Guddiga cusub ayaa waxa uu ka sha qeyn doona isku xirka dhammaan howlaha doo rashooyinka ee hay’adaha ku shaqada leh, gaar ahaan Beesha Caalamka, G/Wadatashiga Qar an iyo Guddiyada kale ee doorashooyinka heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed.

R/w/re Rooble ayaa isaga oo ka cararaya xifaal tanka ka dhaxeeya kooxda NN iyo kooxaha mu caaradka waxa uu guddiga hogaan uga dhigay Cabdiqaadir Cilmi oo 10 sano ay iskala shaqe ynayeen hay’adda ILO.

Cabdiqaadir oo hoggaamin doona kooxda fu dudeyn doonta howlaha doorashada 2021, ay aa waxa R/wasaaraha u xushay inuu hogaami yo qof aan sirihiisa la wadaagin kooxaha siyaas adda ku hardamaya, una kasbado kalsoonida dhinacyadda kala duwan iyo beesha Caalamka, sida ay xubno ka agdhow u sheegen Caasim ada Online.

Magacaabista guddiga farsamada ee doora shada ayaa timid kaddib markii jahwareer ka dhashay qaabka uu Rooble uu maareynayo ma s’uuliyadda loo igmaaday ee qabashada door asho loo dhan-yahay. Madaxa Guddiga Farsa mada, Cabdiqaadir oo loo yaqaano Abdul wax aa ku lamaan Avv Cumar Cabdulle Dhagey oo asaguna ah khabiir arrimaha doorashooyinka, horena u ahaa Guddoomiyhii gudigii doorasha da ee 2016-ka.

Tallaabada uu qaaday Rooble ayaa hordhac u ah qorshaha kalsooni dhiska saamileyda siya asadda iyo waliba xoojinta wada shaqeynta bee sha caalamka, oo xukuumadda u ballan-qaaday inay ka taageerayso arrimaha doorashooyinka.

R/W/re Rooble ayaa xiligan xooga saaraya in uu ka baaqsado in saameyn uu ku yeesho hird anka madaxda sarre ee dowladda iyo mucaarid ka, islamarkaana qorshaha doorashada uu sidi isa u socdo ayaga oo dhinacyadaas aysan faro-gelin ku yeelan.

W/Warfaafinta ahna Guddoomiyaha guddiga xuska maalmaha xoriyadda oo la kulmay Heya’addaha Amniga.

Waxaa M/Muqdisho kulan ku yeeshay Xubna ha guddiga Qaran ee qaban qaabada xuska ma almaha xorriyadda 26 June iyo 1-da Luulyo & Hay’adaha Amniga DFS Kulanka oo uu shir guddoom iyay WW/ta, Dh/& Dalxiiska XFS, ahna G/guddiga Qaran ee qaban qaabada xuska maalmaha xorriyadda 26 June iyo 1-da Luulyo Cismaan Obokar Dubbe, ayaa looga hadlay sidii loogu diyaar garoobi lahaaxus ka Maalmaah Corriyada. Sidoo kale waxaa kul anka looga hadlay sidii loo xaqiijin lahaa Amni ga guud ee dalka, gaar ahaan Caasimadda inta ay socdaan munaasabadah maalmaha xorriyad da 26 June iyo 1-da Luulyo oo lagu qabanayo Magaalada Muqdisho.

Xubnaha Guddiga Qaran ee qaban qaabada xuska maalmaha xorriyadda 26 June iyo 1-da Luulyo ee uu Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha XF, Md Xuseen Rooble, ayaa waxaa ay ku gu da jiraan qaban qaabadii ugu dambeeyeysay ee munaasabada xuska Maalmaha Xorriyada oo maalmo koban ay inaga xigaan.

Midowga musharaxiinta oo dalab adag soo saaray kadib go’aankii 34 xubnood looga saaray gudiyada doorashada

Midowga Musharaxiinta ayaa si rasmi ah u soo dhoweeyey shaqada hordhaca ah ee ay qa bteen Guddiga xaqiiqo raadinta ah ee uu magic aabay R/wasaare Rooble, kuwaasi oo loo xil sa aray kala shaandheynta xubnaha dacwada laga keenay ee guddiyada doorashada heer Feder aal iyo heer Dowlad Goboleed.

Guddigaas ayaa go’aam iyey in 34 xubnood laga sa aro guddiyada doorashada, hase yeesh ee waxay ka ta geen 33 xubnood oo kale oo ka mid ahaa 67-ka xubnood ee ay cabashada ka keeneen Midowga Musharaxiinta

Qoraal kasoo baxay G/Midowga Musharaxiin ta ayaa lagu sheegay "in golaha uu si taxaddar leh usoo dhoweynayo shaqada hordhaca ah ee ay qabteen guddigaas,” balse waxay soo jeedi yeen dalab cusub. "G/M/Musharaxiinta waxey soo dhoweeynayaan dadaaladda dhaqan-gelin ta heshiiskii doorashada 27-kii bishii Maajo lagu gaaray magaalada Muqdisho ee uu hogaamin ayo R/wasaare Rooble,” ayaa lagu yiri qoraalka.

Golaha ayaa dalbaday in guddiga xaqiiqo raa dinta uu si daah-furan oo madax-banaan u soo bandhigo habraaca iyo hanaanka loo maray ka la shaandheynta xubnaha guddiyada doorasha da ee heer Federaal iyo heer Dowlad goboleed.

Sidoo kale waxa uu GM//Musharaxiinta qoraalka Shalay ku dalbaday in magacaabista xubnaha cusub ee guddiyada doorashada ay noqdaan kuwo loo maray habraac iyo hanaan daah-furan oo ku saleysan heshiisyadii doora shooyinka.

Waxay arrintaas dalbashadeed ku sababeey en si looga hortago in markale ay guddiyada do orashada kamid noqdaan xubono ka tirsan sha qaalah rayidka ah ee Dowladda, Ciidamada iyo xubno taageerayaal u ah shaqsiyaad gaar ah.

Guddiga Farsamo ee RW Rooble Magacaa bay oo Kulankii ugu horreeyay yeeshay

Kooxda Farsamada Doorashooyinka ee uu magacaabay R/W/Rooble ayaa Shalay oo Arb aca ah yeeshay kulan ay diiradda ku saaraye en ar imaha farsamo ee mudna anta u leh R/W Somaliya si uu habsami uga fulIyo howlaha doorashooyinka ee uu xilsaaran yahay.

Guddigaan waxaa uu RW/ha ay ka taageeri doonaan: In qodobadii heshiiska lagu gaaray shirkii G/wadatashiga Qaranka 27 ka May 2021 loo fuliyo si habsami ah. 2.Xiriirinta dhamaan hayadaha ku shaqada leh arrimaha door ashooyinka si loo hagaajiyo habsami u xiriirka hayadaha wada shaqeynaayo In taageero fars amo uu siiyo guddiyada doora shooyinka.

4.Xiriirinta XR, Golaha wadatashiga qaranka iyo bessha caalamka.

Doorashooyinka Soomaaliya waxa maamula ya hirgalintooda guddiyada madaxa bannaan ee heer Federal FIET iyo Heer D/Goboleed SIET iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka.

Kooxdan Ra’isul Wasaaruhu magacaabay waxa ay shaqadoodu ku kooban tahay in ay farsamo ahaan gacansiiyaan guddiyadaas kor ku xusan si howlaha doorashada ugu qabtaan si daahfur an oo madax bannaan.

Cumar Finish Oo Tegay Degaan Ay Ku Dag aalameen Booliska Iyo Koox Hubeysan

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa M/ Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Shalay kormeer ku tagay deegaan ka Jaziira ee duleedka Muqdisho ee Caasimad da dalka.

Deegaanka Jaziira ayaa waxaa dagaal kooban uu ku dhexmaray Ciida mo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo koo xo ka waday ha lkaas dhibaate ynta Shacabka oo dadka u dalxiiska tegay deegaanka dhac u geysanayay.

Gaba-gabadii Guddoomiyaha Gobolka ayaa ugu baaqay shacabka qeybahooda kala kala du wan in ay la shaqeeyaan Laamaha ammaanka ee deegaanka Jasiira, si looga guuleysto kooxa ha u jooga dhibaateynta shacabka.

Kormeerka uu Gudoomiye Cumar Finish ku tegay Shalay deegaanka Jaziira ee duleedka Muqdisho ayaa waxaa ku wehlinaayay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska Gobolka, nabadsugi dda iyo kuwa Milatiriga Soomaaliya.

Puntland oo Shalay duulimaadyada caalam iga u fasaxday garoonka Boosaaso

D/G/Puntland ayaa si rasmi ah u daah-furtay duulimaadyada caalamiga ah ee garoonka diya aradaha magaalada Boosaaso, kadib markii dib u dhis ballaaran iyo dayactir lagu sameeyey dhi smaha garoonkaasi diyaaradeed.

Ilyaas Cismaan Lugatoor (Gebiley) oo ah wasi irka duullista hawada iyo garoomada Puntland oo qoraal soo saaray ayaa shaaca ka qaaday in diyaaradaha caalamiga ah ay kasoo degi kar aan garoonka weyn ee magaalada Boosaaso, sidoo kalena ay ka dhoofi karaan.

Sidoo kale wuxuu intaasi kusii daray in duu limaadkan uu noqon doona mid joogto ah, isla markaana ay ka shaqeyn doonaan, sidii loo sii horurmarin lahaa. Wasiirka ayaa sidoo kale til maamay inay ka maamul ahaan ka go’an tahay horumarinta duulimaadyada gudaha iyo kuwa caalamiga ee maamulka Puntland.

"Waxaa naga go’an horumarinta Duullimaa dyada Gudaha iyo Caalamiga ee Puntland si ay u fududaato isu socodka dadka reer Puntland,” ayuu yiri wasiir Ilyaas Lugatoor. Duulimaadkan cusub ee ay Puntland ku soo kordhisay garoon ka Boosaaso ayaa noqon doono mind maalin kasta oo Talaado ah,waxaana sameyneyso shir kadda Halla Airlines.

Sidoo kale wuxuu duulimaadkan isku xiri do onaa magaalada Shaariqa ee dalka Isu Tagga Imaaraadka Carabta iyo sidoo kale Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Si kastaba, Puntland ayaa xiriir wanaagsan la leh Imaaraadka Carab ta oo mashaariic kala duwan ka fuliyo deegaan ada maamulkaasi.


Madaxweyne Xasan oo shaaciyey in la iibsaday askartii loo qaaday Eritrea

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay arrinta dhalin yaradii ay dowladda Soomaaliya tababarka ugu qaaday dalka Ertirea ee la waayey, ayaa shee gay inay aaminsan yihiin in dhalinyaradaas la iibsaday.

Xasan Sheekh ayaa madaxw eynaha waqtigu ka dhamaaday Farmaajo ka dalbaday in nolol iyo geeri uu meel ku soo sheego dha linyarad aas maalin kasta waalidi intii dhashay ay wal-walka iyo caba shada bana nka la taagan yihi in."Dhalinyaradaas waxaan ku tilmaami karaa kuwo la iibsaday, dowladii dhali nyaradaas qa ad ay waxaa laga la’yahay inay dadka soo hor ist aagto oo tiraa war dhalinyar adii wacaalko odu waa sidaan.

War sidaasi mas ’uuliyad maaha, hal nin oo dowladaan ka tirsan kuma dhaco inta warbaahi nta soo istaago inuu yiraahdo dhalinyaradii aan iibsanay halkaas ayey ku dambeeyeen,” ayuu yiri Xasan Sheekh.

Sidoo kale Madaxweyne Xasan Sheekh ay aa ragii xilalka hayey xiligii dhalinyaradaas la qa aday ee aan hadda xilalka heyn waxa uu xasuu siyey inay heystaan fursad ay dadka ugu sheegi karaan inta ay ka ogyihiin hanaankii lagu dhoof iyey dhalinyaradaas iyo xogta ay ka hayaan halka ay ku dambeeyaan.

"Hooyinka maalin kasta ooynaya ee jidadka taagan xaqey leeyihiin, in caruurtoodii loo she ego halka ay ku dambeeyeen xaqey u leeyihiin, madaxweynihii hore, xukuumadda iyo ragii ber igaas joogay ee aan hada joogin waa inay u sheegaan hooyooyinka halka la geeyey caruur toodii, war dowladeena maxaa ku dhacay? Arrin taan in laga aamuso ma mudna,” ayuu yiri Mad axweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud.

Isagoo sii hadlayey ayuu yiri, "In Qaramada Midoobey ay maalin noo sheegto in dhalinyara deenii dal kale ay dagaal ku gashay, maalina madaxda dalal kale ay noo sheegaan in deke daheenii loo saxiixay dal kale, nagama qabato madaxda aan mas’uuliyadda u dhiibanay, mada xdu waa kuwa dadka soo hor istaaga oo u sheegay runta, xattaa hadii ay qaraartahay, wax aad qari kartaan malaha ee sheega, inta aysan gaarin meel halkaan ka sii qaraar.”

Jawaari oo raali-gelin u diray Ismaciil Cumar Geelle

Guddoomiyihii hore baaralamaanka Sooma aliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo hadal ka jeediyey munaasabad Shalay lagu sagootinayey safiirkii dalka Jabuuti u joogay Soomaaliya ayaa raali gelin u diray Madaxwe yne Ismaaciil Cumar Gee lle iyo shacabkiisa re er Jabuuti.

Aadan Xasan Aadan oo sanadih ii lasoo dha afay madax ka ahaa safaaradda ay dowladda Jubuuti ku leedahay Soomaaliya ayaa Shalay laga sagootiyey Mu qdisho, maadaama uu dham aaday mudo xile edkiisii safiirnimo.

Prof. Jawaari oo qeyb ka ahaa madax kasoo qeyb gashay munaasabadii lagu sagootinayey safiirka ayaa dhowr tilmaamood ka bixiyey xiriirka iyo mudnaanta ay Jabuuti siisay Soomaaliya waayihii adkaa.”Anigoo ku hadlaa ya magaca odayaasha Soomaliyeed ee mad axa cad, Madaxweynaha dalka Jabuuti waxaan leenahay aad iyo aad baan galad kuugu heyn aa, wax Alla waxii gardarro ah ee aad naga she eganeyso ka raali ahoow,” ayuu yiri Prof. Max amed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Sanadihii uu hoggaanka Soomaaliya hayey Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa xumaa xiriirka dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti, wa xuuna Farmaajo Jabuuti ka soo dhaweystay Ert irea oo waligeed aheyd cadawga reer Jabuuti, arrintaas waxaa aad uga carooday madaxda iyo shacabka reer Jabuuti.

Guddoomiye ayaa sheegay in dalalka caal amka iskadaa walaalnimee ay isugu hiiliyaan de risnimo, "Jabuuti wax kasta waa noo tahay, waa dhiigeenii, waa deriskeenii, waa dhaqankeenii, waa luuqadeenii, isku mid ayaan nahay, waana dowladda kaliya ee wax kasta noo gashay,” ayuu yiri Jawaari.

Sidoo kale safiirka waqtigu ka dhamaaday ee Jabuuti ayuu ku amaanay intii uu joogay So omaaliya inuu muujiyey shaqo wanaag iyo wala alnimo, isagoo aad ugu mahad celiyey.

"Mar kasta Madaxweyne Ismaaciil waxuu noo soo xulaa, dadka xulka ah ee reer Jabuuti oo sa fiir uu nooga soo dhigaa, waxaana hadda ka raj eyneynaa in mid adiga oo kale ah inuu noo soo diro, anigu waxaan qorsheynayey in Sabtiga soo socda aan Jabuuti tago oo Madaxweynaha dhaho war inta doorashada aan ku jirno safiir Aadan noo daa hanoo sii joogee, laakiin waxaa la yiri waa sharci hadii waqtigu ka dhamaaday inuu baxo,” ayuu yiri guddoomiye Jawaari.

Sidoo kale Jawaari ayaa Danjire Aadan Xas an ka codsaday inuu noqdo safiir u maqan Soo maaliya oo akhbaar wanaagsan uga gudbiya dalkiisii Jabuuti ama dalkii kale ee loo diro.

YUUSUF Garaad oo farriin u diray xubnihii la ga saaray guddiyada doorashada

Yuusuf Garaad oo ah Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadm eed ayaa ka hadlay xiisada ka taagan guddiga doorashada oo dhawaan qaar kamid ah dib loo gu celiyay dhinacyadii soo magacaabay, halka kuwa kale lagu waayey eedeyntii ay u jeediyeen mucaaridka.

Yuusuf Garaad ayaa dhinacya da u soo jeed iyay in natiijada ka soo baxday dacwadii guddiga doo rashada aysan niyad jab ku noqon, isla markaana ay u arkaan sida danta guud ku jirto. Sidoo kale waxa uu farriin u direy xubnihii hore ee guddiga doorashada iyo kuwa cusub ee lagu soo dari doono, mushara xiinta iyo mada xda sare ee dowladda.

Hoos ka aqriso qoraalka Yuusuf Garaad

Xubnaha Guddiga doorashada laga saaray, midkii ku qanacsan in sababta looga saaray ay sax tahay iyo midka tuhunsan in lagu xadgud bay, labadaba waxaan u soo jeedinayaa in aan ay niyad jab ku noqon.

U arag waxa hardamayaa in ay yihiin maro odiyaal ayagu isu muuqda oo daaqsin iyo daaf aca raxantooda ku loollamaya.

Ha u macneysan in si shakhsi ah laguula diriri rsan yahay. Ka raac ujeeddada guud oo ah in sida la isku waafaqaa ay tahay sida danta guud ay ku jirto. Ka dhigo waaya aragnimo aad wax ka barato. Xubnaha kale ee Guddiga iyo kuwa lagu soo dari doono waxaan iyaga kula dardaar mayaa in ay xusuustaan waajibka saaran.

Qofka Guddiga kugu soo daray, midka ku far axsan ee kugu daafacaya, kan raba in uu sal laan kaa dhigto, kuwa ku dhibsanaya amaba ku colaadinaya, kan laga yaabo in uu wax kala be ddelesho kuula diyaar yahay, intaba xusuusnow inaan midkoodna kaa dhaqi karin haddii aad caddaalad darro sameyso.

Ogow in Soomaali badani ay si dhow indh aha ugu hayso kursi iyo murashax kasta. Ogow in la qiimeyn doono sida aad u dhaqanto.

Taa ka sokow, Xusuusnow in aan dadka tarta maya iyo kuwa daba taagan aan midkoodna qa briga kula geli doonin.

Muddada dhexe iyo xilliga fogba, caddaalad falka ayaa ka macaan, ka faa’iido iyo sharaf ba dan, ajar leh kana hurdo wanaagsan eexda iyo wax isdaba marinta.

Iska xakamee nin jecleysi oo Murashax aad caashaqday iyo dhuuni raacnimo midna yaane ey ku qaadin. Caro iyo aargoosina ka fogow. Godob ha gelin. Hana la noolaan dakano. Ha dda ayaad go’aan leedahay ee ka fiirso inta aad an falin. Gacantaada ha isku cadaab geyn.

Sanbaloolshe oo shaaciyey xeelad uu Farmaajo ku kala qeybiyey MUCAARADKA

Taliyihii hore ee Hey’adda Nabad-sugida NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbalool she) ayaa sheegay in madaxweynaha waqtigiia dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farma ajo uu ka shaqeeyey inay dhexdooda isku soo jeestaan xubnihii mucaaradka ahaa ee sida wadajirka ah uga soo horjeeday nidaamkii Farm aajo.

Sanbaloolshe oo la hadlay Telefashinka Uni versal ayaa sheegay in xubnaha mucaaradka ay noqdeyn jabhado aakhiritaankii dhexdooda Isku soo jeestay, isagoo madaxweyne Farm aajo ku eedeeyey inuu aamusnaan ku kala qey binayo mucaaradka.

"Yaxaaska marka uu webigu biyo beelo dhul kuu galaa wuu is-duugaa markuu roob yimaad ana waa soo baxyaa. Hadda Farmaajo waa is-maskiininayaa waa is-duugayaa wuxuu isku da yayaa in uu iska dhigo nin maxmiyad iyo ma skiin ah ragga ay iska soo horjee daana ay is-tusiyaan waxa isku soo haray in ay ayaga tahay oo ay ayaga isku soo jeestaan,” ayuu yiri.

Sanbaloolshe ayaa sheegay in madaxweyna ha waqtigiisa dhammaaday ee Maxamed C/hi Farmaajo uusan heysan fursad labaad oo uu mar kale ku noqdo madaxweynaha Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay.

Wuxuu intaas ku daray in haddii uu Farmaa jo mar kale kusoo noqdo xilka madaxweynimo ee Soomaaliya ay taas ka dhignaan doonto sii socoshada colaad sokeeye.

"Farmaajo wax fursad ah uu leeyahay in dib loo doorto ma jirto. Haddii la doortana macnahe edu waa [sii socoshada dagaal sokeeye, kala qeybsanaanta]; yacnii ballaayo sii socota ayaa qoorta lala geli doonaa mooyee xal maka ima anayo,” ayuu mar kale yiri.

Hadalka Taliyihii hore ayaa imaanayo xilli uu soo if baxay khilaaf u dhaxeeyo xubnaha midow ga musharixiinta kadib markii xafiiska R/Wasa araha uu go’aan ka gaaray liiska xubnaha laga saarayo guddiyada doorashada ee tabashada ka jirtay taasoo keentay in xubnaha qaar ee mu sharixiinta ay soo dhaweeyaan halka qaarna ay cambaareeyeen.Xigasho:Caasimadda.net

Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Deni Iyo Xubno Ka Tirsan Beesha Caalamka?

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntl and ayaa Shalay oo Arbaco waxaa gaaray wa fdi ka socday Beesha

Caalamka oo uu ho ggaaminayay Waki ilka Qaramada Mido obey ee Soomaaliya James Swan, iya goona halkaas lagu soo dhaweeyay.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga cusub ee Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wafdiga ka socda Beesha Caalamka oo uu horkacayay Ergayga Qaram ada Midoobey ee Soomaaliya Ambs. James Swan.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha Puntl and iyo guud ahaan xaaladda Soomaaliya, Bee sha Caalamka ayaa uga mahadcelisay Mada xweyne Deni doorkii ay Puntland ka qaadatay in dalku doorasho u jiheysto.

Sidoo kale Wakiilada Beesha Caalamka ay aa waxaa ay bogaadiyeen dardargelinta Arrim aha doorashooyinka la filayo inay dhawaan ka dhacaan dalka, kadib markii heshiis laga gaar ay, iyadoo la tixgelinayo qoondada Haweenka.

Kulanka waxaa kaloo looga hadlay nidaa mka dimuqraadiyadda Puntland oo saddexdii Degmo ee ugu horeeyay isu diyaariyaan Doora sho gole deegaan oo qof iyo cod ah, horuma rnta dhaqaalaha, La dagaalanka Ayaxa iyo Tal laalka COVID-19.

Koonfur Galbeed oo sheegtay in Shabaab barakiciyeen boqolaal qoys

Qoysaskan oo dhowaan laga soo barakic iyay tuulooyin hoosyimaada degmada Xuddur, isla markaana la dejiyay goobo cusub ayaa Shalay waxa kormeerey maamulka Degmada Xuddur oo ay wehliyaan hay’adaha samafalka ee ka howlgala gudaha magaalada.

Dadka soo barakacay oo guryo ka same ysan cooshado ku dhisanaya duleedka M/ Xud dur ayaa waxay isugu jiraan Waayeel iyo Qoys as haween u badan oo carruurtooda ay la soc daan, mahaystaan hooy, waxay wajahayaan bi yo la’aan iyo raashiin la’aan, qaar ka mid ah bar akacayaasha oo aan la hadlay ayaa ii sheegay in ay isugu jiraan beeralay, xoolo dhaqato iyo dad xirfad mur uqmaal ah ku shaqeysanayay Maamulka deg mada Xudd ur ayaa bixiyey dhul ka aydegayaan, majirto wax intaa ka badan oo loo qabtay haseyeshee u jeeddada kormeerkaa ayaa ah in xaaladooda dhabta ah la ogaado ga rgaar deg deg ahna lala soo gaaro sida uu War baahinta u sheegay Guddoomiyaha degmada Xuddur Maxamed Macalin.

M/Xuddur ayaa waxa ku sugan kumanaan kun oo barakacayaal ah, maalinba maalinta ka danbaysa waxaa cirka isku shareera qiimaha maciishada quutul daruuriga, waxana xaalad ooda nololeed aad u liidata danyarta shaqo la’ aan ku heysata gudaha magaalada, kuwaasi oo dalbaday inay lala soo gaaro gurmad dhinac waliba leh.

JUBALAND oo war ka soo saartay askarta Soomaalida ‘ee la geeyey’ gobolka Tigray

Wasiirka qorsheynta dowlad goboleedka ee Jubbaland Md.Mursal Khaliif oo ka qeyb-galay dood gaar ah ayaa ka hadlay arrimaha ciid amada Soomaaliyeed ee la sheegay in laga qe yb-galiyey dagaalkii ka dhacay waqooyiga Itoo biya, gaar ahaan gobolka Tigray, isaga oo cad deeyey mowqifka Jubbaland ee ku aadan arintaasi.

Mursal ayaa marka wax laga xumaado ku til aamay in askar Soomaaliyeed oo loo qaaday in loo soo tababarayo qarankooda la-geliyo dag aal ka socda dal kale oo shisheeye.

Sidoo kale wuxuu dtilmaamay in kiiskan uu yahay mid caalami ah, isla-markaana loo baah an yahay in ciddii daabushay ciidamadaasi la horgeeyo maxkamad caalami ah.

"Qof kasta oo mas’uul ka ahaa in askarta loo daabulo Tigray waa in uu cadaallada ku waja haa maxkamad caalami ah, maadaama uu yah ay kiis caalami ah,” ayuu yiri Mursal.

Mowqifka Jubbaland ee ku aadan askarta So omaaliyeed ee tababarka loogu qaaday dalka Eritrea ayaa kusoo aadaya, xilli warbixin kasoo baxday guddiga xuquuqda aadanaha ee Qaram ada Midoobay lagu sheegay in askar Soomaali ah la geeyey gobolka Tigray, kadib markii uu da gaal culus ka qarxay bishii Novermber ee sanad kii lasoo dhaafay ee 2020-kii

Dhanka kale illaa iyo hadda ma jiro wax hadal ah ama jawaab ah oo kasoo baxay dhinaca dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo ku aadan arrimaha ciidamadaasi.

Arrintani ayaa uga sii dareysa walaaca ay qaba an waalidiinta Soomaaliyeed ee caruurtoo da ta babarka loogu qaaday dalka Eritrea, kuwaas oo marar badan dibad-baxyo cabasho ah ka dhig ay magaalada Muqdisho, si ay war uga helaan wiilashooda tababarka loo qaaday.

Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Deni Iyo Xubno Ka Tirsan Beesha Caalamka?

Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa Shalay oo Arbaco waxaa gaaray wafdi ka socday Beesha Caalamka oo uu hoggaaminayay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan, iyagoona halkaas lagu soo dhaweeyay.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga cusub ee Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wafdiga ka socda Beesha Caalamka oo uu horkacayay Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Ambs. James Swan.

Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha Puntland iyo guud ahaan xaaladda Soomaaliya, Beesha Caalamka ayaa uga mahadcelisay Madaxweyne Deni doorkii ay Puntland ka qaadatay in dalku doorasho u jiheysto.

Sidoo kale Wakiilada Beesha Caalamka ayaa waxaa ay bogaadiyeen dardargelinta Arrimaha doorashooyinka la filayo inay dhawaan ka dhacaan dalka, kadib markii heshiis laga gaaray, iyadoo la tixgelinayo qoondada Haweenka.

Kulanka waxaa kaloo looga hadlay nidaamka dimuqraadiyadda Puntland oo saddexdii Degmo ee ugu horeeyay isu diyaariyaan Doorasho gole deegaan oo qof iyo cod ah, horumarnta dhaqaalaha, La dagaalanka Ayaxa iyo Tallaalka COVID-19.


XILDHIBAANNIMO MA RABO!!!=MA BUUXI KARO SHURUUDAHAAN=.


1. Nabadoonkii Reerka oo kaa iibsado Codka Reerihii aad ka wada tirsaneedeen.

2. Wadaadkii xuShalay kaa dhaariyay Doorashada kadib, oo isla isagii kuugu imaanayo in aad sameyso wixii uu kaa dhaariyay.

3. Mid aadan aqoon, oo wax aadan aqoon ii qabo ku leh, kuna doodaayo in aad ku fadhido kursigii Beesha uu ka tirsan yahay.

4. in aad Gole Shacab kula jirto xil dhibaano aan ogeyn awoodooda sharci.

Xalaaleynayana XuShalay Xukuumaddu rabto.

5. in aad khiyaanto Dadka, Dalka iyo Diinta. Baarlamaankana aad ka dhax weyso koox kuula damqato Dalka.

6. Deegaan doorashadaadii Dib ha ugu noqon, ha u damqan Dulmiga lagu haayo, Dekadahooda iyo Dalagooda in la daldasho, in ey deegaankoodu ey Dowlad Gobaleed noqdana u diid.

7. in aad Runta ka cabsato, wax Allaah kaa mamnuucayna aad fuliso.

8. Mooshin iyo Magacaabid Miiska saaran, marsii hana ka murmin.

9. Dal Cadaw ah u duceey, Mid saaxiib ahna sagooti. 10.warkeeyga yeel, waxna qaado, wadankana hilmaan. Dalka, Dadka iyo Diintana dayac.

11. Doorasho hore loo kala gatay "Prepaid Vote” loona diyaarsaday, ka daba orod Adiga oo aan ka doodin kana dagaalin markii la daahfurayaye.

12. Dhibane aadan wax u qaban karin iyo Dulmiloow aadan ka dhici karin.

Aniga maya.

Dambi halka ii gaar ah ayaanan Duud qaado u aheyn ee Alloow Mid Dadka iyo Dalka laga galo ha iigu darin.

Akhristayaasha, Waxaan idinka Codsanayaa in aad iigu duceeysiin in aan Allaah igu ridin Cudurka Musharax Xildhibaan oo beryahaan Dalka aad ugu fiday iyo in aanan ku qarwin Hop XYZ.

Waxaan Alla ka Baryaa in uu ducadiina ii aqbalo. Alloow Adigaan Adoonkaagii ahay ee ha igu ridin Cudurka Xildhibaan ee Hadda jiro.Alloow ha iga dhigin Xildhibaan. (F.S: 1, 2, 3 & 4aad) Aamin.

 

Qore : Yahya Amir


 

Faah Faahinno: Dilal Kala Duwan Oo Xalay Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Waxaa xalay M/Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya dilal kala duwan loogu gaystay Wii lal dhalinyaro ah, kuwaasi oo la sheegay in ay dilal kooda ka dambeeyeeyn Burcad hubeysan, waxaana aksoo baxaya Faah faahhino dheera ad ah oo ku aaddan dilalka xalay loo gaystay Wiilashaasi dhallinyarada ahaa.

Dilka 1aad ayaa loo gaystay Wiil dhallinyaro ah oo Magaciisa lagu soo koobay Nuuradiin, waxaana lagu dilay Xaa fada Siigaale ee degm ada Hodan, iyadoo war arku ay sheegayaan in dilka uu gaystay Nin As kari ah kaasi oo toogtay Wiilka, waxaana war arku intaasi ku daraayaan in goobta uu isaga baxsaday goobta.

Dhanka kale Dabley hubeysan ayaa Xalay fiidkii Wiil dhalinyaro ah waxaa ay ku dileen xa afadda Hanta Dheer, waxaana wiilka la dilay la gu magacaabi jiray Jibriil Aadan Cabdulle, kaa si oo ka mid ahaa sida la sheegay dhallinyar ada Xaafaddaasi, waxaana wararku intaas ku darayaan in kooxda hubeysan ay dilka kadib marxuumka ka qaateen taleefonkiisa gacanta, iyagoo goobta isaga baxsaday dilka ka dib.

Wali ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Laa maha ammaanka ee Gobolkani Banaadir oo ay kaga hadleen dilalka xalay Muqdisho siyaaba ha kala duwan kaga dhacay, waxaana wararku ay sheegayaan in maydkii la geeyay Xarunta Hay’adda dambi-baarista CID-da.

Inta badan Magaalada Muqdisho waxaa ak dhaca dilal kala duwan oo loo gaysto dhalinya rada, waxaana sidoo kale Bilihii lasoo dhaafay Magaalada kusoo badanyay dhaca Taleefann nada gacanta oo ay dadka shacabka ah u gays taan Buracd hubaysan, kuwaasi oo dhac iyo dil al Bareer ah u gaysta bulshada Caasiamdda ku nool.Xigasho:-radiodalsan.com

Madaxweynaha Somaliland oo taageeray xildhibaan katirsan xisbiga Waddani in uu noqdo mayorka Hargaysa

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa taageeray Cabdikariim Axmed Mo oge, oo kasoo baxay xisbiga Waddani in uu no qdo mayor ka Hargaysa, kadib markii xisbiyada mucaarad ku isku khilaafeen mayor nimadiisa.

Advertisements

Cabdikariim Axmed Mooge oo aha musharixi ugu codka badna golaha deegaanka ee Hargaysa, isla markaana ma yor nimo u sharaxnaa ayuu madaxweynaha Somaliland xafiiskiisa ku qa abilay isaga iyo xildhibaano kale oo ka tirsan mucaaradka.

Musharaxa ayaa madaxweynaha Somaliland baaq u diray galinkii hore ee Shalay kadib ma rkii xisbiyada mucaaradku ay isku afgaran way een mayor nimadiisa.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Ca bdi oo ka jawaabay baaqa xildhibaan Mooge ay aa sheegay in uu garab taaganyahay.

"Baaqiini jawaabtiisi waxa weeyi waanu idin garabtaganahay, wixi xuquuq ah ee aad doora shada ku leedihiina diyaar baanu u nahay in aanu idinla howl galo” ayuu yidhi madaxweyne Biixi. Madaxweynaha ayaa sheegay in wad ada sharciga ah loo mari doono hanka xil dhibaan Cabdikariim Axmed Mooge.

Mooge aya isaguna dhankiisa uga mahadcel iyay M/ne Biixi sida dag dag ga ah ee uu u aqba lay baaqii uu usoo diray. "Waanu kaaga mahad celinaynaa in aad na aqba shay, shacabka reer Hargaysa ee naga filaya in aanu u dhisno Har gaysa cusub waxa u Sharaf ah in Alle siiyay ma daxweyne ixtiraamaya oo dhaga ysanaya” ayuu yidhi Mooge.

Cabdikariim Axmed Mooge oo doorashada ka hor shaaciyay in uu u taaganyahay mayorka Hargaysa, ayaa kusoo baxay cod dhan 26,299 cod oo ah cod kii ugu badna ee qof musharax golaha deegaan ah abid lagu doorto.

Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Hirshabeelle Oo Howlgal Ku Qabtay Sarkaal

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo ku wa Maamulka Hirshabeelle ayaa howlgal qo rshey san ka sameeyay deegaanada Warciise, Aqab duco iyo qurac madoobe oo hoostega de gmada Raaga-ceelle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidamada Dowladda iyo kuwa maamulka oo is kaashanayay ayaa howlgalkaas la fuliyay ku soo qabtay Sarkaal la sheegay inuu ka tirsan yahay Al-shabaab, sida uu sheegay Afhayeen ka Hirshabeelle Daa’uud Xaaji Cirro.

Afhayeenka oo Qoraal soo dhigay bartiisa Fa cebook ayaa waxaa uu ku sheegay in Sarkaa lka lagu qabtay howlgalka Ciidamada ay saac adihii lasoo dhaafay ka sameeyeen deegaana da Warciise oo hoostega degmada Raaga-cee lle.

Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa deega ano ka tirsan G/Sh/Dhexe ka socday howlgal ka dhan ahaa Al-shabaab, waxaana xusid mudan in Ciidanka dowladda Federaalka iyo Shabaab ka ay dhexmareen dagaalo ka dhashay khasaa ro farabadan oo labada dhinac soo kala gaaray.

Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa u sheegay in howlgalka uu sii socon doono, isla markaana ay sheegeen inay ku doonayaan in lagu xorre eyo deegaanada ay halkaas kaga sugan yihiin Shabaabka.

Nigeria Oo Dalkeeda Ka Mamnuucday Shir ka dda Twitter-Ka Iyo Donald Trump Oo Ka Hadlay

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, ayaa ku ammaaney dowladda Nigeria sida ay ugga manuucd ay dalkeeda Twitter-ka, ka gadaal markii shirkad du ay tirtirtey qoraal uu soo gali yey Madaxw eyne Muham madu Buhari.

Trump ayay ka xireen labada shirkadood ee Twitter-ka iyo Facebook-ga bartii uu ku lahaa dagaladooda, ka gadaal markii kooxo muda aha raadaya ay galeen aqalka congress-ka bi shii January.

Trump ayaa intaa raaciyey in shirkadahan aa ney kala saari karin waxa xun iyo waxa wana agsan, isagoo ku tilmaamey Twitter-ka iyo Fac ebook-ga (Sheydaamo).

Wuxuu ku booriyey dalalka kale in sidan oo kale ay u mamnuucaan shirkadaha Facebook iyo Twitter-ka, maadaama aaney oggoleyn shir kadahan xoriyadda hadalka.

Mareykanka Oo Ka Hadlay Howlgalada Ay Ku Dagaalamayan Al-Shabaab Iyo Daacish

Qoraal uu Madaxweynaha 46-aad ee Ma reykanka Joe Biden u diray Kongareeska ayaa waxaa uu ku soo bandhigay Ciidankooda ka joo ga Mandi qada Bariga Afrika, iyadoo inta badan Ciiddankii Marayk anka ka joogay Somalia dib loo daad-gureeyey ama dib loogu meeleeyey dalalka deriska.

Joe Biden ayaa waxaa uu tilmaamay in Ciid danka Mar aykanka ee saldhiga ku leh meel ka baxsan Somalia waxay sii wadi doona an La-da gaalanka Daacish iyo Al-shabaab oo ah Ciidan isbahaysi la leh Ururka Al-Qaacidada ee Soma lia, waa sida uu hadalka u dhigay.

Warbixinta uu u gudbiyey Kongareeska Mara ykanka waxa uu ku muuiyey inay Ciiddanka Ma raykanka qaadeen tiro yar oo Duqeymo dhanka Cirka oo ka dhan ah Alshabaab, isla markaana weli la diyaariyey Duqymo dhanka Cirka oo ka dhan Al-shabaab iyo Daacish-ta Somalia, waa sida uu hadalka u yiri.

Dhinaca kale, Warbixintiisa waxa uu ku xus ay inay Ciiddanka Maraykaka ee ku sugan So malia ay Tababar, La-talin, Taageerida Ciiddan Gobaleedka oo ay ku jiraan Ciiddanka Somalia iyo kuwa Hawlgalka AMISOM, xilliyada ay ku jiraan Hawlgallada.

Warbixinta uu Madaxweyne Joe Biden u gu dbiyey Afhayeenadda Aqalka Senedka Maray kanka waxa kale oo uu ku faahfaahiyey sababa ha Milliteriga Maraykanka ay Saldhig ugu yee sheen gudaha dalka Kenya, wuxuuna bidhaam iyey in Ciiddankaasi taageeri doonaan waxa uu ugu yeeray Hawlgalladda La-dagaalanka Arga gixisadda ka socda Bariga Afrika, waa sida uu hadalka u yiri.

Warbixintiisa waxa kale oo uu ku xusay inay Milliteriga Maraykanka sii wadi doonaan inay wada-shaqeyn la yeeshjaan Dowladda Jabuuti oo uu xusay inay u fasaxeen Xuduudaheeda in ay Saldhig ku yeeshaanj Ciiddanka Maraykan ka. "Ciiddanka Maraykanka waxay weli sii joogi doonaan Jabuuti, si ay u fuliyaan ujeedooyin ay ku jiraa Hawlgalladda La-dagaalanka Argagixi sada iyo Burcad-baddeeda ee Geeska Afrika iyo Gacanka Carbeed” ayuu yiri Joe Biden.

Waxa uu sii raaciyey inay Ciiddankaasi tag eero siin doonaan Ammaanka Safaaradaha Mar aykanka ee Mandiqada, haddii ay lama huraan noqoto.

Dhowr Qof Oo Ku Geeriyooday Dab Khasa aro Badan Dhaliyay Oo Ka Kacay Isbitaal

3 qof ayaa ku geeriyootay, ugu yaraan 8 kal ena wey ku dhaawacmeen, ka dib, markii uu Shalay dab ka kacay Qeybta Dar yeelka Kha aska ee ICU ee Isbi taal ku yaalla

M/RAYAZAN oo 190 Kiilomitir dhanka K/Bari kaga toosan Caasimadda dalkaasi ee Moosko. Dabka ayaa la shee gay in uu ka kacay Mashiinka Ne ef-siinta ee lagu rak ibo Buk aanada uu Naqaska ku dhe go iyo ku wa uu ku dhaco Xanuunka COVID 19.

Wakaalladda Wararka TAAS ayaa sheegtay in 35 Bukaan laga saaray Isbitaalka markii uu dab ku kacay, halka ugu yaraan 3 geeriyootay, 8 kal ena laga daaweynayo dhaawacyo ka soo gaar ay Dabkaasi.

Muxuu MACRON ka yiri dharbaaxadii lagu dhuftay?

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Mac ron ayaa hoos u dhigay muhiimadda kuna qe exay "mid kali ah” dhacdadii Dorraad ka dha cday gobolka Drome ee dalkaas, halkaasi oo qof shacab ah uu wejiga dharbaaxo kaga dhu ftay.

Muuqaallo lagu baahiyey baraha bulshada iyo taleefishinka BFM ayaa muujiyey Macron oo ku soo dhowaanaya meel ay taagan yihiin dad ka dibna salaamaya nin ka mid ah, hase ye eshee kaasi oo salaanta beddlekeeda dharba axo wejiga uga dhufanaya.

Qofka dharbaaxay Macron ayaa la maqlayey isaga oo ku qeylinaya "ha dhaco Macron.”

Wareysi uu siiyey wargeyska Dauphine Libere ayuu Macron ku adkeystay inuusan dareemin wax cabsi ah, uuna sii watay inuu dadka sal aamo.

"Aad ayaan u fiicanahay. Waa inaan dhacda dan, oo aan u maleynayo inay tahay mid kali ah, aan sisaas u eegnaa,” ayuu yiri madaxwe yne Macron.

Waxa uu intaas ku daray in "shaqsiyaadka aadka u rabshadaha badan” aan loo ogolaan "in ay qaabeeyaan doodda dadweynaha, taasi oo aysan xaq u laheyn.”

Dharbaaxada lagu dhuftay Macron ayaa car o ka abuurtay saaxadda siyaasadda Faransi iska. "Siyaasadda ma ahan in ay marnaba rab shad noqoto. Gardarrada afka ah, iskaba daa midda gacanta ah lama aqbali karo,” waxaa si daas baarlamanka u sheegay ra’iisul wasaar aha Faransiiska Jean Castex.

"Beegsiga madaxweynaha waa dimqoraadiy adda oo la beegsaday,” ayuu ku daray.

Macron ayaa isaga oo ay wehlisay xaaski iska Brigette waxa uu sii watay inuu shacabka la kulmo. "Waxaan mar walba raadiyaa inaan xi riir la sameeyo shacabka, aniga oo ku dhowaan aya. Sida aan sheegay waan doonayaa sidaas,” ayuu yiri.

Waxa uu dhacdada as ku qeexay "mid nac asnimo ah”, wuxuuna yiri "marka nacasnima da lagu daro rabshado, waa wax aan la aqbali karin.” AFP + VOA

Weerar lagu dilay Koox Miino baarayaal ah

Wasaaradda Arrimaha gudaha Afghanistan ayaa sheegtay in Shalay oo Arbaca ah kooxda Daalibaan ay waqooyiga gobolka Baghlan, ku dileen Toban ka mid ah shaqaale miina-baaris oo ka hawlgalayay gudaha dalkaas.

Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Afghanistan, ayaa u sheegay Warbaah inta in dagaalamayaasha Daalibaan ay galeen xarun ay leedahay hay’ad miino baaris ah oo ka hawlgala dalkaas, kuwaa oo toogtay qof dha maan dadkii halkaas ku sugnaa

Bilihii la soo dhaafay, Gobolka Baghlan ee Afgh anistan, ayaa waxaa ka dhacayay iska hor imaa dyo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo Koo xda Daalibaan.

Dagaalada ka dhacay Baghlan ayaa sii kordh ay tan iyo bilowgii bishii May, iyada oo ay soc daan qabanqaabadii ugu danbeysay ee bixit aanka ciidamada Mareykanka ee ku sugan Afghanistan.

Al-Shabaab oo weeraray Saldhig ay ku sugan yihiin Ciidamo Kenyan ah

Xubno la sheegay inay ka tirsan yihiin Uru rka Al-Shabaab ayaa waxaa ay weerar ku qaad een saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Kenya ku leeyihiin deegaanka Kutulow oo hoo staga degmada Qorof-xaraar ee gobalka Waj eer.

Dagaalka la isku adeegsaday hubka nooc yadiisa kala duwan ayaa ka dhacay degaanka Kutulow, kaas oo dadka degaanka ay sheegeen in mararka qaar hubka ay isku ridayaan labada dhinac uu Xaafadaha kusoo dhacayay.

Saraakiisha Ciidamada Kenya sirasmi ah uma shaacin khasaaraha Ciidamadooda kasoo gaaray dagaalkaas, hayeeshee ay sheegen in ay iska difaaceen weerarkii kaga ymid dhinaca Al-Shabaab, isla markaana ay degaanka ku sugan yihiin.

Qaar kamid ah dadka degaanka Kutulow oo hoostaga degmada Qorof-xaraar ee gobalka Wajeer aya waxaa ay Warbaahinta u sheegeen inay jiran dad Shacab ah oo dagaalka labada dhinac ku dhaawacmay.

Weerarkaan xubno ka tirsan Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhig Ciidamo ka tirsan kuwa do wladda Kenya ku leeyihiin degaan ka tirsan Go bolka Wajeer ayaa kusoo aadayaa xilli saaca dihii la soo dhaafay Al-Shabaab ay weerareen Ciidamo Kenyan ah oo ilaalo ka hayay Gaari ku safrayay inta u dhaxeya degaannada Oola iyo Sarmaan oo hoostaga degmada Raamuu oo tirsan gobalka Mandheere ee dalka Kenya.

Turkiga oo aqoonsaday 41 Jaamacado od oo ku yaalla Soomaaliya + Magacyada

Turkiga oo aqoonsaday 41 Jaamacadood oo ku yaalla Soomaaliya + Magacyada Dow ladda Turkiga ayaa shaaca ka qaaday liiska ill aa 41 jaamacadood oo ku yaalla gudaha Soo maaliya, kuwaas oo helay aqoonsiga dalkaasi, sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday hay ’adda Tacliinta sare ee Turkiga ee loo yaqaano YOK.

Liiska jama cadaha lasoo dhigay oo ku ka la yaalla maga alooyinka waa weyn dalka ay aa ma ray hann aankii saxda a haa is-diiwangelinta, s ida lagu sheegay war bixinta hay’adda.

Sidoo kale liiskan ayaa waxaa loo soo gud biyey safaaradda Turkiga ee ku taalla Muqdisho


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip