Wariye ku dhaawacmay magaalada Muqdisho + Sawirro

0
Saturday October 10, 2015 - 10:46:13 in Wararka by
  • Visits: 749
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye ku dhaawacmay magaalada Muqdisho + Sawirro

    Waxaa Saakey Gaari uu jiirey Saaxiibkey Wariye Qoraa Sare Cabdinaasir Xirsi Iidle mar uu ka soo Baxay Jaamacada SIU ee Magaalada Muqdisho si uu u gooyo Wadada hase yeehee Markiiba waa uu Miyir Doorsoomey, waxaana u soo gurmadey ardeyda Jaamacada SIU

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa Saakey Gaari uu jiirey Saaxiibkey Wariye Qoraa Sare Cabdinaasir Xirsi Iidle mar uu ka soo Baxay Jaamacada SIU ee Magaalada Muqdisho si uu u gooyo Wadada hase yeehee Markiiba waa uu Miyir Doorsoomey, waxaana u soo gurmadey ardeyda Jaamacada SIU kuwaa ula Cararey Isbitaalkii ugu dhawaa, markii ay gaareen waxaa loo sheegey in isbitaalka uusan shaqeyn Maalinta Jimcaha. Waxay hadana ula Carareen isbitaalkii kale oo ay is lahaayeen isna waa Dhow yahay oo uu ka heli karo Gargaar deg deg , waxaa isna loo sheegey in aysan Dhaqaatiir Joogin, waa ay la sii boodeen waxaa ay geeyeen Isbitaalkii Sadexaad oo ay is lahaayeen kan baad ka heli kartaan gargaarkii loo baahnaa isagana waxaa loo sheegey in isbitaalka uusan lahayn qaybta Gargaarka deg dega ah.

Ardeydii Caawineysey Wariye Cabdinaasir ayaa waxay dhaawacii ay geeyeen Isbitaalkii Afaraad maxaa dhawacay waxaa loo sheegey in Dhaqtarkii uu Hurdo oo aan la kicin Karin , markiiba waa ay la soo gudoomeen waqti dheer ka dib waxay aakhirkii dhaawacii ay geeyeen Isbitaalka Madiina halkaa uu ka heley Tas-hiilaadkii Caafimaada ee u baahnaa waxaa is weydiin mudan yaa qaadaya Masuuliyada ruux dhiig baxaya oo Afar isbitalka kawaayey Gargaarkii loo baahnaa iyado isbitaaladaas maalin waliba ay sheegaan in ay yihiin isbitaalo wax waliba oo Caafimaad laga helayo.

Ugu dambeyn waxaa Cabdinaasir Ilaah uga baryeynaa in Caafimaad Ded deg ah siiyo


kala Xiriir Cabdnaasir Telkaan 00252615503978.

1 2  4 5

W/D Amiin Yuusuf Khasaaro
E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.co.uk
E-Mail amiinkhasaaro@yahoo.co.uk



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip