Isku shaandheyn lagu sameeyay guddoomiye ku xigeenada degmooyinka gobolka Banaadir

0
Wednesday May 05, 2021 - 22:13:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 183
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku shaandheyn lagu sameeyay guddoomiye ku xigeenada degmooyinka gobolka Banaadir

    Isku shaandheen lagu sameeyay guddoomiye ku xigeenada degmooyinka gobolka banaadir. Guddoomiye Ku xigeenada Arrimaha Bulshada Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa maanta isku shaandheen lagu sameeyay ka dib digreeto ka soo baxday xafiiska duqa Muqdi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isku shaandheen lagu sameeyay guddoomiye ku xigeenada degmooyinka gobolka banaadir. Guddoomiye Ku xigeenada Arrimaha Bulshada Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa maanta isku shaandheen lagu sameeyay ka dib digreeto ka soo baxday xafiiska duqa Muqdisho Cumar Finish. C/kaafi Yuusuf Nuur ayaa loo magacaabay guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada degmada Boondheere. Cabdi_Xamiid Cabdikariim ayaa loo magacaabay guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada degmada Hodan. Maxamuud Cali Xasan ayaa loo magacaabay guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada degmada Xamar jajab. C/raxmaan Cumar ayaa loo magacaabay guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada degmada Howl wadaag. Sahro Maxamud ayaa loo magacaabay guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada degmada Xamar Wayne. Xaawa Nuur Maxamed ayaa loo magacaabay Xoghayaha degmada Dharkeynleey.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip