HALKAN KA AQRISO W/WARARKA MOGTIMES DAILY NEWS PAPER 29 3-2021

0
Monday March 29, 2021 - 12:33:40 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 570
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAN KA AQRISO W/WARARKA MOGTIMES DAILY NEWS PAPER 29 3-2021

    ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,

Madax goboleedyada dalka oo ‘is-afgarad gaaray’ iyo wararkii ugu dambeeyey

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa kulamo saacadihii lasoo dhaafay mada xda maamul goboleedyada dalka ay ku yeeshe en gudaha xerada Xalane, kuwaas oo looga ha dlay xaaladda dalka iyo doorashooyinka.

Kulamadan oo ahaa kuwa is daba-joog ah ayaa waxa ay u dhexeeyeen 5-ta hoggaamiye goboleed ee Jubbaland, Puntland, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo HirShabellle.

Wararka ayaa sheegaya in kulamadan laga gaaray is-afgarad horudhac ah, islamarkaana Axmed Madoobe iyo Deni ‘lagu qanciyey’ inay ku biiraan shirka wada-tashiga ee Afisyooni.

Sidoo kale labada dhinac ayaa isla soo qaaday dooda musharraxiinta iyo tabashada ay ka qabaan hannaanka ay dowladda federaalka wax u wado ee ku aadan doorashada 2021.

Ilo wareedyo lagu kalsoon-yahay ayaa sidoo ka le Caasimada Online u sheegay in Shalay mad ax goboleedyada ay qaabili doonaan guddoom iyaha Aqalka Sare, Mudane Cabdi Xaashi Cabd ullahi, iyaga oo kala hadli doono khilaafka arrim aha doorashooyinka.

Si kastaba arrimahan ayaa kusoo aadayo, iy ada is jiid-jiida siyaasadeed ee u dhexeeya dhin acyada isku haya doorashada uu kasii darayo, waxaana haatan magaalada Muqdisho ka so cda kulamo goobi gooni ah iyo dhaq-dhaqa aqyo xoog leh oo iska soo horjeedo.

Dhanka kale, waxaa jirta cabsi ah in Qoor Qoor, Lafta-gareen iyo Cali Guudlaawe ay mar kale isbeddelaan marka ay ku noqdaan Farm aajo, sida horey looga bartay, taasi oo rajadan cusub mugdi gelineysa.

Maxaa ka soo baxay kulankii Shalay ee M/do wlad gobaleedyada iyo Cabdi Xaashi?

Maalintii saddexaad ayuu galay Shirkii u dha xeeyay Dowlad Goboleedyada. Shirka Shalay wuxuu ahaa kii ugu dheeraa ee Madaxweynaya asha Shanta Dowlad Goboleed dhex maray, wa xaa diiradda lagu saarayay xal u helida caqa badaha ku horgudban shirka guud ee Afisyooni iyo sidii horay loogu sii socon lahaa dal ka u aadi lahaa doorasho heshiis lagu yahay, waxaa ka loo isla meel dhigeen shuruudaha qaar ee horay Puntland iyo Jubbaland ku xiree n shirkaas sidii mee sha looga saari, iya goo Maanta u dhigtay ka doodista qodob ka amniga ee shir ka Afisyooni iyo in laga heshiiyo ajandaha shir ka guud

Intii uu shirkaas socday waxaa ku soo biiray Guddoomiyaha Aqalka Sare, xildhibaanada iyo siyaasiyiinta gobolada waqooyi, iyadoo looga dhageystay tallooyin iyo arrinta muranka kuraa sta doorashada xildhibaannada Somaliland oo ka mid aheyd saddexda caqabadooda ee ka taagnaa hirgelinta heshiiskii doorashada 17 September. Madaxda dowlad Goboleedyada ayaa mar kale shirkooda waxaa ku soo biiray Midowga Musharaxiinta, iyagoo ka wada hadlay arrimaha amniga doorashada, shakiga la xiriira kulanka Baarlamaanka iyo muddo kordhinta la hadal haayo.

Musharaxiinta ka hor inta aysanla kulmin Ma daxweynayaasha shanta Dowlad Goboleed wa xay la kulmeen Waliilka Midowga Afrika iyo Sar aakiisha AMISOM , waxaana ay ka wada hadl een amniga doorashada iyo inay dhex dhexaad ka noqdaan arrimaha siyaasadda oo aanay ku kadsoomin awaamiirta Madaxweyne muddo xile edkisa dhammaaday.

Saddexda Madaxweyne Dowlad Goboleed Galmudug, Hirshabelle iyo Koofur Galbeed ay aa Xalay wadajir ugu tagaya Madaxweyne Far maajo, iyagoo la wadaagaya wixii ay isla soo gaareen Madaxda Dowlad Goboleedyada, waxa ana si gaar ah ugu gudbi doonin arrinta muddo kordhinta la hadal haayo ee Golaha Shacabka damacsan yahay iyo shakiga laga qabo kulanka Maanta.

Xildhibaanada BF oo kulan la isugu yeeray Maanta iyo ajande cusub oo lasoo hordhiyay

Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maalinta Maanta ah yeelanaya kulan xasaasiya, kadib xiisad Dorraad ka dhalatay kulan ay mud aneyaasha golaha iskugu imaadeen, kaasi oo ugu dambeyntii lagu kala dareeray.

Xildhibaanada ayaa Shalay waxaa loo diray fariin sheegaysa in maalinta Maanta ah uu goluhu leeyahay kulan, iyada oo ajendaha kulankaas la gu sheegay Saameynta Covid-19 iyo Cod u qaadista xubnaha gud digamadax-banaan ee xaduudaha.

Fariinta uu guddoon ka u kala diray muda neyaasha golaha ayaa waxaa ka dhashay walaac xoogan, waxaana soo baxaya dareeno ku xeeran kulankaasi, wa xayna xildhibaanada qaar muujiyeen in kulanka Maanta uu ku hoos qarsan yahay wax ay ugu yee ren ‘muddo kororsi aan sharci aheyn’.

Kulankaan ayaa waxaa ka maqnaan doona xildhibaanada mucaaridka, kuwaasi oo Habeen hore Gu ddoomiye Mursal ka joojiyey ka qeyb-galka 5 kulan ee soo socda, kadib markii uu ku eedeyay hor-istaagida qabsoomida kulankii Dorraad.

Kulankii Dorraad ee golaha shacabka ayaa waxa ka dhashay sawaxan iyo buuq hor leh, ka dib markii ay xildhibaanada mucaaridka ah ay muujiyeen tuhun la xiriira in muddo kordhin loo sameynayo madaxweynaha iyo sidoo kale baar lamaanka federalka Soomaaliya.

Xildhibaannadaas ayaa sheegay in hoolka golaha dibadiisa la keenay ciidamo dhar cad ah oo ka tirsan NISA, balse xildhibaano kale ayaa rumeysan in kulanku ahaa mid caadiya oo u dhici lahaa sidii loo qorsheeyey lagana doodi lahaa ajandaha qoran ee COVID-19.

Warqad kasoo baxday xafiiska guddoomiya ha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ay heshay Caasimada Online ayaa muujineysa in guddoomiyuhu saxiixay in illaa 15 xildhibaan oo ka tirsan golaha shacabka aysan ka soo qeyb-geli karin kulamada soo socda ee golaha.

Magacyada xildhibaanada laga mamnuucay ka soo qeyb galka kulamada soo socda ayaa la dhigay albaabada laga galo Villa Somalia, sida aan xogta ku helnay. Tallaabadan xasaasiga ah ayaan la ogeyn awoodda Mursal u hayso inuu sidaas sameeyo.

Si kastaba, kulankaan uu shaaciyey guddo onka ayaa imanaya xili uu sheegay inay xubna ha mucaaridka aysan kasoo qeyb-gali karin, waxayna xildhibaanada mucaaridka wacad ku mareen inay xaadiri doonaan kulamada golaha, midaasi oo dab kusii shideysa xiisada taagan.

Xigasho:caasimadda.net


Muxuu Axmed Fiqi ka yiri dhacdadii BF Soomaaliya?

Wasiirka amniga dowlad goboleedka Glam udug, Axmed Macalin Fiqi oo sidoo kale ka tir san xildhibaanada golaha shacabka ayaa ka fal-celiyey buuqii Dorraad hareeyey kulanka xildhib aanada baarlamaanka Soomaaliya.

Fiqi oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook-ga ayaa sheegay in dhacdadii Dorraad ay tahay toga shii ug la kac loo geystay baarlamaanka federal ka Soomaaliya, isaga oo intaasi ku sii daray in la damiyey Iftiinkii dimuqr aadiyadda, sida uu hadalka u dhigay.

"Tani waa toogasho ula kac oo loo geystay hey’addii ugu danbaysay Barlamaanka ee golaha shacab ka, waa damin Iftiinkii dimuqraadiyadda, waa afduubka masiirkii dalka iyo god dheer ku ridi dda rajadii dawladnimadii dhismaysay Labaata nkii sano ee u danbaysay,” ayuu yiri xildhibaan Fiqi oo mar labaad ku soo rogaal celiyey dowl adda.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in ajandaha Co vid-19 ee la horgeeyey baarlamaanka laga lee yahay dano gaar ah, taasina ay cadeyn u tahay ciidamo la dhoobay Villa Hargeysa.

Ugu dambeyn Fiqi ayaa carabka ku dhuftay inaan la qaadan karin marnaba tallaabada uu guddoomiye Mursal kulamada baarlamaanka uga mamnuucay xildhibaanada qaar.

Halkan hoose ka aqriso:-

Tani waa toogasho ula kac oo loo geystay hey’addii ugu danbaysay Barlamaanka ee gola ha shacabka, waa damin Iftiinkii dimuqraadiyad da, waa afduubka masiirkii dalka iyo god dheer ku rididda rajadii dawladnimadii dhismaysay La baatankii sano ee u danbaysay,” ayuu yiri xildh ibaan Fiqi oo mar labaad ku soo rogaal celiyey dowladda.

Ajande Covid-19 sanad iyo saddex biloood oo uu dalka ka jirey ka dib xilli dalku siyaasad ahaan uusan degenayn lagu soo aadiyey, ajan dahaas qaloocan oo ciidamo boqol kor u dhaa fay ay difaacayaan ma soo marin Barlamaanka Soomaaliya taariikhdii uu jiray, markii Xi ldhibaanadu ay ka hadleena isla askartii loo dhi ibo liiskooda in ay u diidaan gudashada waa jibkooda waa handhaqan ugub ah oo ka marqaati kacaya wadada qaloocan ee dalka loo weeciyey.

Waxaan dhowraynaa Covid-19ka ciidamadu ay galbinayaan halku uu saldhigto iyo natiijada uu dhalo!.! Waxaase aan la qaadan karin marna ba tallaabadan guddoomiyaha golaha shacabku uu ku bartilmaameedsanayo qaar ka mid ah Xi ldhibaanadii Villa Soomaaliya ka aragtida duwanaa.

Maxaa ka jira in MURSAL uu si ula kac ah u Inuu fashilinayo qorshaha muddo kororsiga?

Qaar ka mid ah xildhibaanada ku dhow gud doomiyaha baarlamanka Maxamed Mu rsal Cab diraxmaan ayaa sheegay inuu si ula kac ah u fa shilinayo qorshaha muddo kororsiga ee uu ku cadaadinayo madaxwe ynaha waqtigu ka dham maaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Xildhibaanadan oo codsaday inaan mag acyadooda la shaa cin ayaa Caasimada Online u sheegay in Mursal, si uu qor sha ha u fashilmo in uu qaa day laba tallaabo oo kala ah:

1- Waxa uu faafiyay xogta muddo koror siga oo gudaha baarlamaanka iyo dalka si weyn lo oga dareemay, si ay arrintasi u ke ento in cada adis la saaro Farmaajo islamar kaana la baajiyo. Xogtan ayaa la sheegay in Mursal uu la wada agay xildhibaano ku dhow, kuwaas iyagana ka dib sii faafiyey.

Xildhibaan Mahad Salaad ayaa qoraal uu Dorraad facebook soo dhigay ku sheegay in Mur sal uu xildhibaano u tegay u sheeg ay saddex arrin oo kala ah:

A)- Heshiiskii 17 September in uu fashil may!

B)- Muddo kordhin inuu u samaynayo Barl amaanka iyo Farmaajo!

C)- Ciidamada xarunta Golaha Shacabka la kee nay in uu isagu dalbaday, lana soo badi nayo.

Xildhibaanada ku dhow Mursal ayaa shee gay in xogtan uu si ku talo-gal ah u faafiyey Mursal, si qorshaha muddo kordhinta uu u fashilmo.

2- Wixii Dorraad ka dhacay baarlamaanka oo buuq iyo fowdo ahaa ayaa keeni kara xaalad ka csan oo aad looga dareemo gud aha dalka iyo di bedda, ayada oo buuqa oo gaaray beesha caa lamka uu horseedi karo cadaadis caalami ah, oo lagu joojinayo muddo kororsiga.

Xubnaha aan la hadalnay ayaa sheegay in guddoomiye Mursal uusan Madaxweyne Far maajo ka diidi karin qorshaha muddo korarsiga isagoo og halista ku geedaaman, uuna ka cab sanayo, sidoo kalane uu iska ilaalinayo in uu qa ato qaraar kusoo laaban kara, oo xaaladda dal ka halis gelin kara, taasina ay sababtay in uu shaaciyo xogtii qarsooneyd ee muddo korrar siga.

SI kastaba, waxaa jirta laba arrin oo shaki geli naya sheegashada xildhibaanada raac san Mu rsal, kuwaas oo muujinaya in Mur sal uu raali ka yahay waxna ka ogyahay qor shaha muddo kor dhinta, waxayna kala yihiin:

1- Inuu ogolaaday in ciidamo dharcad ah la keeno xarunta baarlamanka, si loogu cabsiyo geliyo xildhibaanada diidan moo shinka, kuna hanjabay inuu soo badin doo no maalmaha soo socda.

2- Inuu Habeen hore soo saaray warqad uu 15 xildhi baan uga mamnuucay kulamada baar lamanka, illaa 5 fadhi oo soo socda, xildhibaa nadaas oo ahaa kuwii fashiliyey qorshaha muddo kordhin ta.

XIGASHO:CAASIMADDA.NET

Amiirka Al-Shabaab oo ku baaqay weeraro laga fuliyo Jabuuti, shaaciyeyna sababta

Hoggaamiyaha ururka Al-Shabaab Axmed Diiriye Abuu Cubeyda ayaa iska soo duubay fariin cod ah oo socaneysa in ka badan 20 daqiiqo, taas oo uu u diray shacabka reer Jabuuti.

Farrintaan oo ay baahisay warbaahinta taageerta kooxda Al-Shabaab ayuu Abuu Cubeyda "ku raddinayaa” dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ee xukunta dalka Jabuuti.

Waxa uu sheegay in madaxweyne Ismaaciil uu dalka Jabuuti gacanta u geliyey dowladdo aan Islaam aheyn, kuwaas oo uu sheegay inay hantiyeen dalka yar ee Jabuuti, isla markaana ay hadda hunguriyeynayaan dalkan Soomaaliya.

In kastoo sida hadalkiisa laga dheehan karo uu cadaawadda ugu weyn u qabo dowladda Faransiiska, hadana dowladaha kale ee uu soo hadal qaaday waxaa ka mid ah Mareykanka iyo Shiinaha, kuwaas oo iyaguna saldhigyo militeri ku leh dalka Jabuuti.

"Guud ahaan qabaa’ilka muslimka ah ee ku dhaqan Jabuuti waxaan leeyahay, dhulkiina waxa uu hooy u noqday Faransiis iyo Mareykan, ogaada shacabka reer Jabuutiyow, dowladda waqtigeedu sii dhamaanayo ee ina Cumar Geelle waxay ka mid tahay cadawga ugu weyn ee muslimiinta Bariga Afrika, Ismaaciil Cumar Geelle waxuu suurta geliyey in muslimiinta Bariga Afrika looga soo duulo dalkiina Jabuuti, gaar ahaan Soomaaliya,” ayuu yiri Abuu Cubeyda.

Waxa uu sheegay in hurmar la’aan ba’an uu Jabuuti u hor seeday madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, islamarkaana ay ku jiraan caburin tii ugu darneyd abid, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale Abuu Cubeyda ayaa qiray in kooxda uu hoggaamiyo ee Al-Shabaab ay jab culus kala kulmaan diyaarado uu sheegay inay ka soo duulaan saldhigyada militeri ee dowladaha reer Galbeedku ay ku leeyihiin dalka Jabuuti, kuwaas oo ku beegsada goobaha ay ka joogaan gudaha Soomaaliya.

Sidoo kale waxa uu soo hadal qaaday ciidanka ay Jabuuti u soo dirtay Soomaaliya ee qeybta ka ah AMISOM, kuwaas oo shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay u yaqaanaan Hiil-walaal, isagoo sheegay in culeys badan ay ku hayaan xasiloonida Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay Abuu Cubeyda.

"Waxaan reer Jabuuti ugu baaqeynaa inay iska dul qaadaan xukunka Ismaaciil Cumar Geelle, waxaa waajib idin ku ah sidii aad dalkiina uga saari laheydeen Faransiiska mar kasta aflagaadeeya Nebigeenna Muxamed NNKH,” ayuu hadkiisa ku sii daray hoggaamiyaha maleeshiyada Al-Shabaab Axmed Diiriye Abuu Cubeyda.


Mahad Salaad: "Shirka baarlamaanka Maanta waan tageynaa"

Qaar ka mid ah xildhibaannada Golaha Shac abka ee Soomaaliya ayaa gaasha anka u daruu ray xayiraad uu guddoonku ka saaray ka qeybqaadashada fadhiyada baarlamaanka shan ta fadhi ee soo aadd an.

Shir jaraa'id oo ay Shalayta ku qabteen magaalada Muqdisho, ayay xildhiba ann adan ku sheegeen inaysan u hoggaans ameyn amarka gudd oomiyaha baarlamaan ka, isla markaana ay ka qeyb galay aan ku lamada baar lamaanka. Warqa dda xayi raad da oo uu ku saxiixan yah ay gudoomi yaha Golaha Shacabka ee Soomaaliya, Ma xamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, oo nuqul ka mid ah BBC-da la soo gaarsiiyay, ayaa wax aa ka qaybgalka fadhiyada looga joojiyay 15 xildhibaan.

Xildhibaannadaas ayaa lagu eedeeyay inay hor istaageen fadhigii Dorraad, hasa yeeshee isla xildhibaannadaas ayaa guddo onka golaha sha cabka waxa ay ku eede eyeen inay ajanda kale oo qarsoon ay wat een oo ay meelmariyaan.

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka mid ah xil dhibaannada Shalay qabtay shirka jar aa'id ay aa sheegay in guddoomiye Maxa med Mursal

"Awoodda keliya ee guddoomiyaha uu leey ahay xilliyada fadhiyada waa tan ku cad dast uurka ee si cad u qeexaya, haddii ay jirto fowdo ama nidaam darro, guddoo miyuhu wuxuu xiri ka raa fadhiyada wuxu una ajandaha maalintaas dib ugu dhigi kar aa kulanka xiga,"

"Farriinta Golaha Shacabka Shalay loo diray waa na soo gaartay waana tageynaa shirka Maanta Insha Allah. Warqadda sha rci darrada ah ee magacyadeenna lagu qo ray ee Mursal askar ka uu u dhiibay dhiigg eennana lagu banneys anayay wixii nagu soo gaara mas'uuliyaddeeda si shakhsi ah waxaa u qaadaya Guddoomiye Maxamed Mursal. Mursal waxaan leennahay shuruuc da dalka wax jeebkaaga geli kara waa ka weyn tahay ee dastuurka iyo xeer hoosaad ka dalka mudane u hoggaansan,"

Mahad Salaad ayaa sidoo kale sheegay in Dorraad ciidamo dhar cad lagu soo daab ulay xar unta baarlamaanka, isagoo sheeg ay in arrintaas ay kala hadleen guddoomi yaha baarlamaanka, balse aysan ka helin ja waab ay ku qancaan. "Guddoomiyaha nalagama xishoon si aana gambasho lahayn ayuu inoogu sheegay in ciida mada meesha jooga uu isagu dalbaday isla mar kaana uu kuwo kale oo siyaado ah uu dal ban doono,"

Wuxuu sheegay in ciidamada la geeyay baa rlamaanka uu hoggaaminayay nin Al-Shabaab ka tirsanaa oo lagu magacaabo Shakiib haatan na ka tirsan Nabad Sugid da. Balse BBC-du ma xaqiijin karto war kaas.

Dhanka kale, Cabdirashiid Maxamed Xiddig oo wareysi siiyay BBC-da ayaa shee gay in ay san jirin wax laga mamnuucay laakin ay arkeen Warqadda ka soo baxday "guddoomihii hore ee baarlamaan ka.""Warqadda waan aragnay laakin ma ah an warqad macna sameeynayso oo naga joojinayso kala fadhiyada, sida caadiaga ah na baarlamaanka iyo guddoonka hadda joo ga ma jiraan fadhiyo

, hawl iyo shuruuc ay hadda qabaan kar aan."

"Guddoomiyaha iyo ku xigeenkiisa Mah ad Cawad waxa ay doonayaan in sac baq tiyay ay caano ka maalaan marka hadalk ooda wax mac no ah ma sameeynayo."

Xildhibaanadan ayaa waxa lagu eed eynayaa inay khalalaase ka aabu ureen fa dhigii Dorraad ee Baarlamaanka oo ay joo jiyeen ajandihii hase yeeshee Xidig ayaa sheegay inay hortaagan yihiin, ayna hortaa gnaan do onaan"mashruuc ka dhaxeeya guddomiyaha ba arlamaanka Max amed Mursal, ku xigeenkiisa Mahad Cawad iyo madaxweyne Farmaajo oo doonaya inay waqti kororsadan."

BBC-da ayaa Xidig weydiisay halka ay ka ke eneen xogta muddo kororsiga ee ay ku dood ayaan, waxa uu ku jawaabay: "Wa a ay iska ca ddahay in raggaasi ay doo nay aan muddo kor orsi oo ay ku hawlan yihiin sidii ay ku soo fashil in lahaayeen shirka ka socda Afisiyoone."

Maxay tahay wax ay 15-kooda xildhib aan ay arkeen ee aysan arkin xildhibaa nnada kale ee labada boqool ka badan?

Xidig oo ka jawaabaya su'aashaasi oo BBC-da weydiisay ayaa sheegay in dhamm aan tood ay arkaan laakin ay jiraan xildh ibaanno ka baqanaya in dib loo soo dooran waayo sidaa darteedna ay rabaan muddo kororsi.

Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xid dig ay aa sheegay in haddii uu guddoonka ku adkeysto go'aankaasi uu baarlamaanka xirmayo."Aqalka Sare hadda wuu xiran ya hay, oo mush kilad ka dhex abuurantay ay uu u xir an yahay, dabcan Golaha Shacb ka na wuu xirmayaa" "Annagu dagaalmi ma yno laakiin nidaa mbka sharciga ah baan ku taagannahay dhibna malahan in laba baarlamaan ay shir a an, annaguna shir ba an qabsanaynaa, gud doon baan dooranay naa ee shaqaan qab anaynaa."

Dhanka kale BBC-da ayaa isku dayday inay jawaab ka hesho guddoonka baarlam aanka si ay u uga jawaabaan eedeymaha loo soo jeedi naya iyo go'aanka ay xildhiba annadaasi 15-ka ah ay xayiraadda ugu soo rogeen hase yeeshe way inoo suurogali we ysay.

Somaaliya ayaa waxaa hareeyay khil aaf xooggan ka dib markii ay doorashada ku dhici weysay waqtigii loogu talagalay wa xaana marba marka kasii dambeysa sii xo geeysanaya khila afka u dhaxeeya hoga a miyaasha dowladda federaalka, maamul goboleedyada iyo midowga murashixiinta.

Muddada xil-heynta madaxweyne Maxam ed Cabdulaahi Farmaajo oo afar sano ah ayd ayaa ku ekeyd 8-dii February. Mucaar adku waxay sheegeen inaysan madaxwe ynaha aqoonsan eyn.Dowladdu se wax ay sheegtay in ma dax weynahu xilka heyn doono ilaa inta la ga door anayo maamul cusub. Ma jiro waqti la og yahay oo ay doorashadu dhici doonto

                                                                                                                . XIGASHO:BBC

Xildhibaan Cilmi Maxamed Nuur "Markii wax dhacayeen ma joogin"

liiska 15-ka xildhibaan ee la mamnuucay waa la iigu daray Xildhi baan Cilmi Maxamed Nuur oo ka mid ah xil dhibaannada 15-ka ah uu guddoonka baarla maanka sheegay in la ga mamnuucay shanta fadhi ee soo socota ee baarlamaanka saaray ayaa sheegay in isaga lagu soo daray liiska xi ldhibaanada la shee gay in shirka ay is hort aageen balse uusan joogin kulanka.

Wuxuu intaas ku daray in liis ka horraanba lasii diyaariy ay."Waxaan ku baraarugay uun in baarala maankii lasoo xiray, bannaan ka baan jog ay. ..warqadda soo baxday wa xay sheegeysay dadkii is hor taagay ee kulan ku uu ka socon waayay laak iin anigu kama mid aheyn"

Qaar ka mid ah xildhibaannada Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa ku gacan sey dhay xayiraad uu guddoonka ka saaray ka qe ybqaadashada shanti fadhi ee baarlamaanka oo soo socota.

Warqadda xayiraadda oo uu ku saxiixan yahay gudoomiyaha golaha shacabka ee Soo maaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdirax maan, oo nuqul ka mid ah BBC-da la soo gaa rsiiyay, ayaa waxaa ka qaybgalka fadhiyada looga joojiyay 15-ka xildhibaan.

Xildhibaannadaas ayaa lagu eedeeyay in ay hor istaageen fadhigii Dorraad, hasa yee shee isla xildhibaannadaas ayaa guddoonka golaha shacabka waxa ay ku eedeeyeen inay ajanda qarsoon ay wateen oo ay donayeen iney meelmariyaan. Guddoonka baarlamaa nka weli kama uu san hadlin eedeymaha lo

Jeediyay

War cusub:- Kulankii Maanta Ee Xildhib aanada Golaha Shacabka Oo La Baajiyay

Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamm aaday Farmaajo, Ra’iisul Wasaaraha Xukuu ma dda xil-gaarsiinta, Madaxweyneyaasha maamul ada taageersan dowladda iyo Gud doomi yaha Gobolka Banaadir ayaa xalay kulan ku ye eshay Xarunta Madaxtooyada.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay kul ankii labadii maalin ee lasoo dhaafay dhex ma ray Madaxweyneyaasha dowlad Gobo leedyada dalka iyo Arrimihii dhinacyada ay isla afgarteen, kuwaasi oo ku aadan khilaafka door ashada.

Madaxweyne Qoorqoor, Guudlaawe iyo Laf ta-gareen ayaa Farmaajo la wadaagay wixii ay isla soo gaareen Madaxda maamulada iyo sidii uu furmi lahaa Shirka guud ee Madaxda dowlad da iyo maamul Goboleedyada ee ka dhacaya Teendhada Afisyooni.

Warar lagu kalsoonaan karo oo la hel ayo ay aa sheegaya in saddexda Madaxweyne maamul ay arrimaha kala hadleen Farmaajo ka mid ta hay arrinta muddo kordhinta ee laga shaki qabo in Xildhibaanada Golaha Shacabka ku dha qaa qaan. Inta uu socdeen shirar ay yeesheen Mad axda maamul Goboleedyada ay isla meel dhig een shuruudaha qaar ee horay Madax weyney aasha Puntland iyo Jubbaland ku xireen ka qe yb galka shirka looga hadlayo Arrimaha door ashada. Kulanka dhexmaray dhinacyada ayaa waxaa uu kusoo aadaya, iyada oo is faham laga gaa ray shirar dhexmaray dhammaan Madaxda dow lad Goboleedyada, sidoo kalena Madaxda sad exda maamul ay wadaan dadaal lagu xalinayo khilaafka doorashada.

C/C/Sharmaa’arke: Waa in la cunaqa bat eeyaa kuwa diidan heshiiskii 17-ka September

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mu dane Cumar Cabdirashiid Sharmaa’arke oo haa tan ka tirsan Senatorada golaha aqal ka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay is mari-waaga weli

ka taagan arrimaha doorashoo yinka ee 2021-ka. Cumar Ca bdirashiid ayaa shaaca ka qaa day in loo baahan yahay in meel looga soo wada jeesto kuwa diidan heshiiskii 17-ka September, ayna tahay in la cunaqaba teeyo.

Senator-ka ayaa ku eedeeyey inay dalka u ho rseedayaan xasilooni dar ro siyaasa deed iyo dib loo gu noq do colaadihii sokee ye & fowdo dambe oo ka le, sida uu hadal ka u dhig ay.

‘‘Dadaallada socda ee lagu baa’binayo he shiiskii September 17 wa xay noqon do ontaa ta llaabo weyn oo hor seeda xasilooni darro ay tah ay in la cunaqab eeyo kuwa ha nnaankaasi qas ka ku wada,’’ ay uu ku yiri war qoraal oo uu soo dhigay bartiisa gaarka ah ee Twitter-ka.

Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay in kal iya xaaladda adag ee lagu jiro looga gu dbi karo in si dabacsan loo dhaqan-geliyo heshiis kii ho rey looga gaaray hannaanka doorasho oyinka.

‘‘Hadda, in kasta uu jiro gaabis hadana in si dabacsan loo dhaqangeliyo heshiiskii Septem ber 17 waa xalka ugu haboon ee xasi linta xaal adda jirta,’’ ayuu sii raaciyey.

Si kastaba hadalkan kasoo yeeray ra’iisul wasaarihii hore ee dalka ayaa kusoo aada ya, iyada oo dowlad federaalka, dowlad go bole dyada qaar & mucaarad ka ay si weyn isugu hay aan hannaanka doora shada dalka iyo sida lo oga gudbi karo xaalada kala guu rka ah.

Puntland oo xal ka gaartay xiisad dagaal oo ka taagneyd degaano ka tirsan Gobolka Sool

Xiisada Colaadeed ayaa waxaa ay ka taa gneyd degaanka Dhuumood ee Gobolka So ol, waxaana ay u dhaxeeysay laba beelood oo isku heystay dhul-daaqsimeed iyo Ce elal ku yaal degaankaas, waxaana ku baxay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Pu ntland. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arri maha gudaha Maamulka Puntland, Xildhi ba ano ka tirsan Puntland, mas’uuliyiinta Maam ulada Gobolada Sool iyo Nugaal iyo saraa kiil ayaa qeyb ka ahaa xalinta bee laha colaada u dhaxeeysay, kuwaas oo Odayaal ka socday hal goob isugu keenay. Sidoo kale Mas’uuliy inta ka socday Maamulka Puntland ayaa waxaa ay ku guu leysteen inay kala qaadaan labada malee shiyo Beeleed ee isku hor-fadhiyay degaan ka Dhuumood ee Gobolka Sool.

Mas’uuliyiinta ayaa waxaa ay ugu baaq een Odayaasha Dhaqanka labada Beelood inay dhaqan geliyaan heshiiska ay gaareen, si Bul shada ku nool degaanka lagu dag aalamay ay nabad ugu wada noolaadaan.

Degaano ka tirsan Gobolka Sool ayaa waxaa dhowr jeer kusoo laab laabtay dag aal Be eleedyada, kuwaas oo sababay dhi masha da dad badan iyo barakaca Boqol aal Qoys oo ku noolaa degaannadaas.

maxaa looga hadlayaa shirka maanta ee madaxda dowlad goboleedyada?

Madaxweyneyaasha dowlad Goboleedyada dalka ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo Isniin ah yeeshaan Shirkoodii saddexaad oo ay uga hadlayaan xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo khilaafka ka taagan qabsoomida do orashada dhaceysa.

Shirarkii ugu dambeeyay oo ay yeesheen Madaxweyneyaasha maamulada ayaa waxaa diiradda lagu saarayay xal u helida caqabad aha ku horgudban shirka guud ee Afisyooni iyo sidii horay loogu sii socon lahaa dalka u aadi lahaa doorasho heshiis lagu yahay.

Madaxda Jubbaland, Puntland, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa is faham ka gaaray shuruudo horey Axmed Mad oobe iyo Saciid Deni ugu xireen ka qeyb ga lka shirka Madaxda dowladda iyo kuwa ma amulada.

Shirka saddexaad ee Maanta ay yeelan doonaan Madaxda maamulada ayaa waxaa sigaar ah diirada loogu saari doonaan ka do odista qodobka amniga ee shirka Afisyooni iyo in laga heshiiyo ajandaha shirka guud Madaxda.

Madaxda maamul Goboleedyada taagers an dowladda ayaa xalay Madaxweyne Farm aajo la wadaagay Arrimaha Madaxda maamul ada ay isku raaceen iyo sidii loo qaban lahaa Shirka looga hadlayo khilaafka doorashada ee ka dhacaya Muqdisho.

Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ayaa hor ey u diiday ka qeyb galka Shirka doorashada ee Afisyooni, iyagoona shuruudo ku xiray, ha yeeshee haatan is faham Madaxda dowlad Goboleedyada ka gaareen shuruudaha ay labada Madaxweyne ku xireen Shirka.

Faah Faahin: Kulankii maanta ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Dib loo dhigay

Fadhigii golaha shacabka ee Baarlam anka Soomaaliya ee loo ballansanaa maanta oo Isniin ah ayaa la baajiyay waxaana dib loo dhigay ilaa maalinta Arbacada ah ee todoba adkan.

Farriin loo diray xildhibaannada Baarlaman ka ayaa lagu wargeliyay in gebi ahaanba ma anta la baajiyay kulanka islamarkaana dib loo dhigay ilaa 31-da bishan oo ku beegan Arba co.

"Mudane Xildhibaan shirkii beri oo Isniin ah ee loo balansanaa waxaa uu dib loo dhigey maalinta Arbacada ee tariikhdu ku beegan tahay 31 March”. ayaa lagu yiri Farriinta.

Beesha Caalamka ayaa la sheegay in ay cadaadis xooggan ku saareen madaxweyne Farmaajo iyo Guddoonka Baarlamanka in dib loo dhigo kulanka oo laga shaki qabay in mudda kordhin lagu sameeyo.

Dhanka kale Kulanku wuxu diidmo adag kala kulmay xildhibaanno ka tirsan Baarlaman ka, Midowga Musharaxiinta iyo qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada dalka. Amiirka Al-Shabaab oo ku baaqay weeraro laga fuliyo Jabuuti, shaaciyeyna sababta

Hoggaamiyaha ururka Al-Shabaab Axmed Diiriye Abuu Cubeyda ayaa iska soo duubay fariin cod ah oo socaneysa in ka badan 20 daqiiqo, taas oo uu u diray shacabka reer Jabuuti.

Farrintaan oo ay baahisay warbaahinta taa geerta kooxda Al-Shabaab ayuu Abuu Cub eyda "ku raddinayaa” dowladda uu hogga amiyo madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ee xukunta dalka Jabuuti.

Waxa uu sheegay in madaxweyne Isma aciil uu dalka Jabuuti gacanta u geliyey dow laddo aan Islaam aheyn, kuwaas oo uu shee gay inay hantiyeen dalka yar ee Jabuuti, isla markaana ay hadda hunguriyeynayaan dalk an Soomaaliya.

In kastoo sida hadalkiisa laga dheehan ka ro uu cadaawadda ugu weyn u qabo dow ladda Faransiiska, hadana dowladaha kale ee uu soo hadal qaaday waxaa ka mid ah Mar eykanka iyo Shiinaha, kuwaas oo iyaguna sal dhigyo militeri ku leh dalka Jabuuti.

"Guud ahaan qabaa’ilka muslimka ah ee ku dhaqan Jabuuti waxaan leeyahay, dhulkii na waxa uu hooy u noqday Faransiis iyo Mar eykan, ogaada shacabka reer Jabuutiyow, do wladda waqtigeedu sii dhamaanayo ee ina Cumar Geelle waxay ka mid tahay cadawga ugu weyn ee muslimiinta Bariga Afrika, Ismaa ciil Cumar Geelle waxuu suurta geliyey in mu slimiinta Bariga Afrika looga soo duulo dalk iina Jabuuti, gaar ahaan Soomaaliya,” ayuu yiri Abuu Cubeyda.

Waxa uu sheegay in hurmar la’aan ba’an uu Jabuuti u hor seeday madaxweyne Ismaa ciil Cumar Geelle, islamarkaana ay ku jiraan caburin tii ugu darneyd abid, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale Abuu Cubeyda ayaa qiray in kooxda uu hoggaamiyo ee Al-Shabaab ay jab culus kala kulmaan diyaarado uu sheegay in ay ka soo duulaan saldhigyada militeri ee dow ladaha reer Galbeedku ay ku leeyihiin dalka Jabuuti, kuwaas oo ku beegsada goobaha ay ka joogaan gudaha Soomaaliya.

Sidoo kale waxa uu soo hadal qaaday ciid anka ay Jabuuti u soo dirtay Soomaaliya ee qeybta ka ah AMISOM, kuwaas oo shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay u yaqaanaan Hiil-walaal, isagoo sheegay in culeys badan ay ku hayaan xasiloonida Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay Abuu Cubeyda.

"Waxaan reer Jabuuti ugu baaqeynaa in ay iska dul qaadaan xukunka Ismaaciil Cum ar Geelle, waxaa waajib idin ku ah sidii aad dalkiina uga saari laheydeen Faransiiska mar kasta aflagaadeeya Nebigeenna Muxamed NNKH,” ayuu hadkiisa ku sii daray hogg aamiyaha maleeshiyada Al-Shabaab Axmed Diiriye Abuu Cubeyda.


Musharax Madaxweyne Dr. Abdinasir oo ka hadlay 15 Xildhibaan ee loo diiday Golaha Shacabka

Warsaxaafadeed uu soo saaray Musharax Madaxweyne JFS Dr. Abdinasir Abdille Mohamed ayuu kaga hadlay xannibaada uu guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kusoo rogay 15 xildhib aan oo ka tirsan go laha shacabka in aanay kasoo qeyb geli karin kulamad a golaha isagoo ku tilmaamay sharci darro iyo jabin dastuurka dalka iyo xeer hoosa adka Baarlamaanka.

Dr. Abdinasir wuxuu kale oo uu sheegay in Guddoonka Baarlamaanka uu ku dhaqaaqay tallaabo halis ku ah dowlad dhisidda iyo dimuqraadiyadda curdinka ah ee ka hanaqaadday dalka muddadii u danbaysay, isagoo ku eedeeyey Guddoonka golaha shacabka inuu ka shaqeynayo muddo kordhin sharci darro ah oo loo sameeyo hay’adaha dowladda ee muddo xileedkoodu dhammaaday. " Guddoomiyaha Baarlamaanku wuxuu muujiyey la jiritaankiisa dhanka Madaxtooyada halkii uu la jirsan lahaa uuna difaaci lahaa dastuurka iyo shuruucda dalka u yaal. Kulamada Baarlamaanka waa inay noqdaan kuwa ka madax bannaan guluf colaadeed, isqabqabsi iyo kooxaysi si aan looga sii darin qalalaasaha dastuur ee dalka kajira.” ayuu yiri Musharax Madaxweyne Dr. Abdinasir Abdille.

Wuxuu Musharaxu cambaareeyey falka ka dhacay xarunta Golaha Shacabka ee lagusoo dhex daadiyey ciidanka dharcadka ee NISA isagoo ku tilmaamay nasiib darro in Xildhibaanada la caburiyo.

" Waxaan uga digaynaa Xukuumadda inay soo farageliso kulamada Baarlamaanka oo ay ka deyso ciidamada dharcadka ah ee hubaysan oo ay kusoo dhex daadisay xarunta golaha,cabsi gelinta iyo u cagajuglaynta Xildhibaannada Baarlamaanka wax la aqbali karo maahan waxaana ka dhalan karta dhib aan la mahdin doonin, Guddoomiye Mursal ayaa qaadi doona masuuliyadda dhibkii ka dhasha gudaha xarunta iyo nabadgelyada mudanayaasha Baarlamaanka.” ayuu kusoo gabogabeeyey hadalkiisa.

Waxaa taagan xiisad siyaasadeed ee u dhaxaysa Xildhibaanada mucaaradka iyo kuwa taageera Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday si loogu kordhiyo muddo labo sano ah kadib khilaafka u dhexeeya Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo gaaray heerkii ugu sarreeyey tan iyo markii la doortay Dowladda hadda jirta.

"Haweenka ayagaa isugu wacantacadd iya da” weriyeyaal hadalkaas shaqadooda ku waayay

Saddex weriyeyaal Kenya u dhashay kana shaqeynayay mid ka mid ah raadiy eyaasha dalka ayaa shaqada laga cayriyay kaddib mar kii ay ka doodeen in haweenku ay mas'uul ka yihiin inay raggu soo weerar aan.

Waxay ka doodayeen kiis maxkamade ed oo ku saabsan nin lagu eedeeyay in haw een ey uu Facebook ka bartay uu kulank oodii ugu horreeyay ka soo tuuray daaqad da dabaqa 12-aad.

Baraha bulshada Kenya waxaa is qabsa day caro laga muujinayo hadalka weriyeyaa shan, oo gabadha dhibbanaha ah ku eedee yay inay iyadu isugu wacan tahay waxa ku dhacay.

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in hadal ka weriyeyaashan uu taageero u muu jinayo ta caddiyada haweenka ka dhanka ah, waxaana la joojiyay barnaamijkaas.

Doodda waxay ku saabsaneyd kiis maxk amadeed oo Eunice Wangari ay ku eedeysay Moses Gatam Njoroge in kula nkoodii ugu horr eeyay uu ka soo tuuray da baqa 12-aad, iy adoo sheegtay in sidaas uu sameeyay kaddib markii ay ka diidday dam aciisa. Wuxuu Mos es sheegay inuusan wax dembi ah ku lahayn dhaawaca jireed ee soo gaaray gabasha, kiis kuna haatan ayuu ka socdaa maxkamadda.

Arbacadii weriyaha Kenya caanka ka ah Shaffie Weru ayaa arrinta Ms Wangari wux uu kaga dooday barnaamijka Lift-Off ee subixii baxa ee raadiyaha Homeboyz.

"Waxaan ka doodeynay Eunice, gaba dha 20 sano jirka ah ee sanadkii la soo dha afay, qof ka baratay Facebook, is barasha dii ugu horreysay aadday ibtaas kaddibna … noqotay qof aan dhaqaaqi karin, weli way dhutineysaa sababtoo ah waxaa cad in ninkan ay ka ba ratay Facebook u ka cas uumay dhisme, wa xay ku kulmeen dabaqa 12-aad".

"Kaddibna qiyaas waxa dhacay? Ninka wu xuu isku dayay inuu dhaqdhaqaaq sam eeyo… Waxay tiri 'ma saneynayo sidaas, uma soo jeedo arrintan' kaddibna ninka wu xuu ka soo tuuray dabaqa 12-aad haat an na waa curyaan.

"Waxaana dhammaan gabdhaha ugu baa qayaa… waa inaad is jirtaan."

Wuxuu kaddib su'aal ka keenay:

"Ma idinla tahay in haweenka Kenya ay ra gga isku bandhigaan, aad miyay u daba csan yi hiin, miyay yihiin kuwo damac uu ku jiro, niy ad jabsan sidaas darteedna ay ula kulmaan xaaladahan oo kale?"

Codkaas ayaa waxaa baraha bulshada ku wadaagay dad careysan oo ku doodaya in Weru uu eedeynayo gabadha dhibbanaha ah.

"Dooddan waa mid laga yaqyaqsoodo. Si dani maaha xalka walaalayaal. Ceebenta dhib banaha waxay la mid tahay ficilka. Si ka fiican ka sameeya," ayuu yiri Sauti Sol, oo ah fan naan.

Khamiistii shirkad wax ku xayeysiisan jirtay raadiyaha ayaa kala laabatay xayeysiinta.

East African Breweries, ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in hadalkaasi uu ka dhi gan yahay mid lagu taageerayo tacaddiya da haweenka lagula kaco.

Weriyaha Weru ayaa sidoo kale raall igelin bixiyay isagoo Jimcih qoraal soo dhi gay barta Instagram.

Balse Dorraad Homeboyz Radio sacked yaa shaqada ka cayriyay dhammaan sad exda weriye. Maamulka Warfaafinta Kenya oo arrinta ka hadlay ayaa sheegay in barnaamijka uu ku eedeysan yahay taageeridda tacaddi yada ga lmo ee haweenka ka dhanka ah.

Waxay joojisay barnaamijka Lift-Off muddo lix bilood ah waxaana raadiyaha lagu xukumay hal milyan oo shilinka Kenya ah ($9,100; £6,600).XIGASHO:-BBC

Madaxweynaha Brazil oo lagu amray inuu magdhow siiyo gabar weriye ah Xukunka garsooraha ayaa la sheegay in uu yahay guul u soo hoyatay haweenka iyo weriyeyaasha Brazil

Maxkamad ku taalla dalka Brazil ayaa ku amartay madaxweynaha dalkaas Jair Bolsonaro inuu magdhow siiyo gabar weriye ah kaddib markii uu ka sheegay hadal aan ha bbooneyn.

Mr Bolsonaro ayaa sanadkii la soo dhaafay sheegay in Patrícia Campos Mello ay galmo usoo bandhigtay qof ay dooneysay inuu wa rbixin khaldan ka sheego madaxweynaha.

Garsooraha ayaa sheegay in hadalka Mr Bolsonaro uu dhaawacay sumcadda weriy aha.

Madaxweynaha ayaa lagu amray inuu ma gdhow ahaan gabadha u siiyo 20,000 reais (£2,500; $3,500). Racfaan ayuuse ka qaadan karaa xukunka.

Qoraal ay soo dhigtay Twitter-ka ayay Ms Campos Mello, oo ah weriye hore ugu guuley satay abaal marin una shaqeysa wargeyska Brazil laga leeyahay ee Folha de S.Paulo, ay aa sheegtay in go'aanka qareenka uu yahay "guul u soo hoyatay dhammaan haweenka".

Ururka Weriyeyaasha Ka dhanka ah Tacadd iyada ayaa sheegay in xukunka maxkamadda uu guul weyn u yahay gabdhaha weriyeyaa sha ah iyo saxaafadda dalka Brazil.

Mr Bolsonaro, oo ah madaxweyne ka tirsan xisbiga garabka midig isla markaana xilka hayay tan iyo bishii January 2019, waxaa lagu yaqaannaa hadallo aan habbooneyn oo ka dhan ah weriyeyaasha cambaareeya maamulkiisa.

Ms Campos Mello ayaa madaxweynaha ka gudbisay dacwad ka dhan ah hadalkii uu ka sheegay February 2020.

Warbixin lagu soo daabacay wargeyska Folha ayaa waxaa Mr Bolsonaro lagu eedeeyay in Ms Campos Mello uu u geystay gef.

Mr Bolsonaro ayaa sheegay in gabadha weriyaha ah ay dooneysay inay sameyso wax walba oo isaga ka dhan ah.

Ms Campos Mello ayaa dhowr warbixin oo baaritaan ah ka qortay koox ka dhisan WhatsApp-ka kuwaas oo taageero u muujinayay ololihii doorashada Mr Bolsonaro ee doorashadii 2018.

Nin qowmiyad dhan ka haray oo u dhintay Covid-19

Ronaldinho oo xabsi-gurigii laga sii daayay

Bishii January, Ms Campos Mello ayaa ku guuleysatay kiis ka dhan aha wiilka madaxweynaha Eduardo, oo ka tirsan baarlamaanka aqalka hoose ee Kongareeska Brazil.

Wuxuu muuqaal bishii May la soo dhigay barta YouTube ku sheegay in weriyaha ay isku dayday inay shukaansato qof ay ka dooneysa inuu siiyo warbixin ka dhan ah aabbihiis.

Xaakimka ayaa sheegay in hadalkaasi uu gef ku yahay sumcadda weriyaha, wuxuuna wiilka Mr Bolsonaro ku amray inuu gabadha magdhow ahaan u siiyo 30,000 reais.

v


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip