Kulan looga hadlayay amniga oo ka dhacay Samareeb+Sawirro

0
Wednesday February 24, 2021 - 12:05:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan looga hadlayay amniga oo ka dhacay Samareeb+Sawirro

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

Muqdisho.(SONNA):-Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa Magaalada Samareeb ku shir gudoomiyay kulanka todobaadlaha ah ee Amniga,.

Kulankan oo ahaa mid Bulshada ka qeyb gashay ayaa waxaa ku sugnaa Saraakiisha Amniga Caasimada, Maamulka Degmada Samareeb, Gudigga Amniga Baarlamaanka Galmudug iyo Masuuliyiin kale oo dhamaantood diiradda saarey sida ugu haboon ee loo xoojin karo amniga guud.

Wasaarada Amniga ayaa kulankan ku shaacisey in aan la aqbali doonin soo galinta waxyaabaha maanka dooriya ee guddaha deegaanada Galmudug iyo in Guryaha laga kireeyo dad aan ogolaansho ka heysan laamaha amniga, isla markaana aan marin hubinta hey'addaha qaabilsan howlahaasi.

Maamulka Galmudug ayaa dadaal ugu jira xaqiijinta amniga caasimadda iyo guud ahaan deegaanadaas.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip