Madadxweyne Qoorqoor oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Galmudug

0
Wednesday January 20, 2021 - 22:38:50 in Wararka by
  • Visits: 202
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madadxweyne Qoorqoor oo tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Galmudug

    Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Tababar ugu soo xiray Dufcaddii Saddexaad ee ka mid noqonaysa Ciidanka Daraawiishta Galmudug, kuwaas oo Dhawaan iyagoo ka cabanaya Mushaar la'aan xirtay wadada Xiriirisa Dhuusamareeb iyo G

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Tababar ugu soo xiray Dufcaddii Saddexaad ee ka mid noqonaysa Ciidanka Daraawiishta Galmudug, kuwaas oo Dhawaan iyagoo ka cabanaya Mushaar la'aan xirtay wadada Xiriirisa Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo. Madaxweynaha ayaa xiritaanka Tababarka Ciidankaa waxaa ku wehlinayay Wasiiru dowlaha Madaxtooyada iyo Xildhibaan degaanka ah. Madaxweynaha waxaa uu sheegay in maamulka Galmudug ay ka go'an tahay bixinta xuquuqda ay leeyihiin ciidanka maamulka. Waxaa uu sidoo kale tilmaamay in ciidanka maanta tababarka loo soo xulay looga baahan yahay in ay qeyb ka noqdaan dardargalinta howlaha Amniga degaanada Galmudug.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip