Booliska Somaliland oo Xabsiga Utaxaabay Wariyaayal

0
Saturday January 16, 2021 - 22:29:32 in Wararka by
  • Visits: 258
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Somaliland oo Xabsiga Utaxaabay Wariyaayal

    Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boorame ayaa sheegaya in Ciidamada Booliiska magaalada ay goordhaw xabsiga u taxaabeen Afar Wariye . Wariyeyaasha la xiray oo ay booliska eedeyn u jeeydiyeen ayaa kala ah : 1: Axmed Diiriye Ciiltire 2: Xu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boorame ayaa sheegaya in Ciidamada Booliiska magaalada ay goordhaw xabsiga u taxaabeen Afar Wariye . Wariyeyaasha la xiray oo ay booliska eedeyn u jeeydiyeen ayaa kala ah : 1: Axmed Diiriye Ciiltire 2: Xuseen Caateeye 3:Shucayb Maxamed Kaahin iyo 4: Cabdillaahi Daahir Wacays. xarigga wariyayaasha ayaa la sheegay in uu ku yimid kadib amar kasoo baxay Saleemaan Xasan Xaadi Guddoomiyaha Magaalada Boorama . Wararka naga soo gaaraya magaalada Boraame ayaa sidoo kale sheegaya in wariyayasha xarrigooda uu yimid markii ay baahiyeen warar sheegaya in uu Baxsaday Guddoomiyaha Magaalada Boorama sababa la xiirira Musuq Maasuq Lagu Helay .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip