RW Rooble oo Madaxda Wasaaradda Caafimaadka faray dardar gelinta….

0
Saturday January 16, 2021 - 22:24:20 in Wararka by
  • Visits: 234
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RW Rooble oo Madaxda Wasaaradda Caafimaadka faray dardar gelinta….

    Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta Booqasho ku tegay Xarunta dhexe ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda. Wasiirka Wasaaradda Caafimadka Dr. Fowsiya Abiikar Nuur, Wasiir Ku-Xige

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta Booqasho ku tegay Xarunta dhexe ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda. Wasiirka Wasaaradda Caafimadka Dr. Fowsiya Abiikar Nuur, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Caafmaadka Dr. Axmed Macalim Xussen, Agaasimayaasha iyo dhamaan Shaqaalaha Wasaaradda ayaa si wadajir u ah usoo dhaweeyay Ra'iisal Wasaaraha. Ra'iisul Wasaare Eng . Maxamed Xuseen Rooble ayaa mid mid u booqday xafiisyada ay shaqaalaha Waasaaradda ku shaqeeyaan isagoo bogaadiyay Shaqada ay u hayaan Ummadda Soomaaliyeed iyo Dhabar adeygii ay muujiyeen ee la dagaalanka caabuqa Covid19 iyo joogteynta Adeegyada Guud ee Caafimadka bulshada. Ra'iisul Wasaaraha ayaa ugu dambeyntii ku dhiiri galiyay shaqaalaha iyo Madaxada wasaaradda inay sii laba jibbaaraan shaqada ay u hayaan bulshada Soomaaliyeed.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip