Janaraal Itoobiyaan ah oo xil sare looga magacaabay ciidanka AMISOM + Sawirro

0
Saturday January 16, 2021 - 22:14:09 in Wararka by
  • Visits: 294
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Janaraal Itoobiyaan ah oo xil sare looga magacaabay ciidanka AMISOM + Sawirro

    Janaraal Itoobiyaan ah ayaa la wareegay xilka taliye ku xigeenka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee jooga Soomaaliya. AMISOM ayaa shaacisay in Maj. Gen. Gerbi Reggase Kebede uu yahay taliye ku xigeenka ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Janaraal Itoobiyaan ah ayaa la wareegay xilka taliye ku xigeenka Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee jooga Soomaaliya. AMISOM ayaa shaacisay in Maj. Gen. Gerbi Reggase Kebede uu yahay taliye ku xigeenka ciidamada nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya, wuxuuna xilka kala wareegay Maj. Gen. George Owinow. Janaraalka la magacaabay ayaa booqday saraakiisha ugu sarreysa hawlgalka ciidamada AMISOM ee jooga Soomaaliya wuxuuna ugu tagay kulan isbarasho ah, waxaana taliyayaasha uu la kulmay ka mid ah taliyaha ciidamada Uganda ee Soomaaliya jooga Brig Don Nabasa. Janaraalkaan la magacaabay wuxuu qaabilsanaan doonaa arrimaha taageerada iyo saadka, wuxuuna saraakiisha u ballan qaaday inuu gaarsiin doono wax walba oo ay shaqadiisa tahay inta lagu jiro fulinta qorshaha (Somali Transition Plan). .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip