Duqa Muqdisho oo muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay gurigiisa.

0
Saturday January 16, 2021 - 22:11:33 in Wararka by
  • Visits: 245
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duqa Muqdisho oo muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay gurigiisa.

    Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay gurigiisa. Muwaadinkaan Soomaaliyeed ayaa muddo 30 sanno ah gurigiisa xoog looga heystay ka dib

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyay gurigiisa. Muwaadinkaan Soomaaliyeed ayaa muddo 30 sanno ah gurigiisa xoog looga heystay ka dib burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya waxaana maanta dib ugu celiyay maamulka gobolka banaadir . Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in aan la aqbali doonin in magaalada Muqdisho gudaheeda guryaha la iskaga baado,waxa uuna bulshada ugu baqaay cidkastaa oo guri si sharci daro ah ku heysato in ay ku wareejiso shaqsigii lahaa .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip