Dad ay Soomaali ku jiraan oo ku dhibaateysan Xabsiyada libya

0
Friday December 04, 2020 - 19:41:00 in Wararka by
  • Visits: 202
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad ay Soomaali ku jiraan oo ku dhibaateysan Xabsiyada libya

    Kumannaan qof oo ajaanib muhaajiriin ah ayaa in sanad ahba waxa ay dhibaatooyin kala duwan ku wajahayeen gudaha waddanka Liibiya. Dadkaas oo ay ku jiraan Soomaali dhalinyaro u badan ayaa waxa ay ka cawdaan in maskax iyo jir ahaanba dhibaato wayn l

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kumannaan qof oo ajaanib muhaajiriin ah ayaa in sanad ahba waxa ay dhibaatooyin kala duwan ku wajahayeen gudaha waddanka Liibiya. Dadkaas oo ay ku jiraan Soomaali dhalinyaro u badan ayaa waxa ay ka cawdaan in maskax iyo jir ahaanba dhibaato wayn la soo gaarsiiyay. "Silic iyo rafaad waan kusoo qeybsanay..in nala jiddilo, in nagula dibciyo baco, koronto nagula qabto, silic xanuun badan, gabdhaha ajaaniibta faraxumeyneyso adigana aad waxbo ka qaban karin" ayuu yiri wiil soomaaliyeed oo ku sugan xero ku taalla dalka Liibiya. Arrinta waxaa uga sii daray Liibiya oo aanay ka jirin dowlad awood leh oo dalka oo dhan gacanta ku haysa, taas oo dadka dadka tahriibiya u sahasha inay waxa ay doonayaan ku sameeyaan muhaajiriinta. Haatanse waxaa muhaajiriinta soo karay dhibaatadii oo qaar badan oo ka mid ah ayaa bilaabay inay isu diiwaangeliyaan sidii dib loogu celin lahaa dalkooda hooyo. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip