HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WAREGYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 30-KA NOV 2020-KA

0
Monday November 30, 2020 - 09:02:24 in Wararka by
  • Visits: 548
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WAREGYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 30-KA NOV 2020-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...


RW ROOBLE OO AMMAANAY KAALINTA QURBAJOOGTA SOOMAALIYEED EE DIB U DHISKA DOWLADNIMADA

R/wasaare, Maxamed Xuseen Rooble ayaa aa ladda Internetka uga qeyb galay Shirweynaha Sa nadlaha ah ee Golaha Qurbajoogta Soomaaliyeed.

Shirka ayay qurbajoogtu ku soo bandhigeen daraa sado iyo baaritaanno ay ka sameeyeen fursadaha horumarineed ee ka jira Soo maaliya una baahan in looga faa’iideys to kaalinta Qurbajoogta Soomaaliyeed.

R/w.Rooble ayaa shirweynaha la wadaagay horuma rka Maalgashi ee dalka laga sameeyay iyo kobaca dhaqaale ee sii xoogeysanaya isaga oo ammaanay kaalinta qurbajoogta Somaliyed ay ku leyihiin dalka

"Qurbajoogta waxaa ay door weyn ka soo qaate en dib u heshiisiinta, Dowladnimada iyo horumarinta bulshadeenna ku nool gudaha, waxaa xusid mudan tan iyo burburkii dalkeenna in ay jiraan xarumo Caaf imaad, Waxbarasho iyo Ganacsi ay ka hirgeliyeen dalkooda hooyo qurbajoogta, waxa ayna qeyb ka ta hay dadaallada joogtatada ah ay ku bixiyaan soo ka bashada dalkeenna” ayuu yiri Md. Rooble.

Maalgashiga qurbajoogta ee dalka oo sare loo qa ado ayuu sheegay in laga dhaxli karo kobac dhaqaa le iyo shaqo abuur is huwan oo ay helaan dhallinya rada Soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalka sidoo kalena ay sare u qaadeyso rajada dib u dhiska dowl andimada.

Rooble ayaa carrabka ku adkeeyay in ka faa’iide ysiga ,horumarinta iyo maalgashiga kheyraadka kala duwan ee dalka sida dalka sida, Dalxiiska, Ta marta, kalluunka iyo beeraha ay dib usoo noolayna yso xirfadaha dadka Soomaaliyeed una u abuuri karto isku filnaasho nololeed.

R/Wasaraha ayaa qurbajoogta ku dhiirrigeliyay isku duubni iyo inay hormuud u noqdaan dib u dhiska dal ka iyo horumarintiisa, masuuliyadna ay iska saara an sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen dhisidda mustaqbal wanaagsan oo ay dadka Soomaaliyeed helaan.

Qurbajoogta Soomaaliyeed ayaa dhankooda dowladda ku bogaadiyey dadaallada ay ku bixiney so xaqiijinta amniga, kor u qaadidda dowladnimada iyo kobcinta dhaqaalaha qaranka..

DOWLADDA SOOMAALIYA OO CAYRISAY SAFIIRKA KENYA

Dowladda Soomaaliya ayaa u yeeratay safiirkee da Kenya Md.Maxamuud Axmed Nuur {Tarsan}, ha lka safiirka Kenya ee Soomaaliya lagu war galiyey inuu dalkiisa wadatashi ugu laabto.

Tallaabadan waxay DFS ku micnaysay faragalinta ay Kenya ku hayso deegaana da Jubbaland.

Waa markii 2aad oo DFS ay cayriso Safiirka Kenya.Madaxweynaha Jubbaland oo kasoo laabtay Kenya ayaa Dorraad sheegay in doorasho aysan ka dhici doonin dalka.

DOWLADDA SOOMAALIYA OO FAAH FAAHISAY SABABTA DALKA LOOGA SAARAY SAFIIRKA KENYA

D/F/Soomaaliya ayaa wadatashi ugu yeertay Sa fiirkeeda u qaabilsan Kenya Amb, Maxam uud Axmed Nuur Tarsan, halka Safiirka Kenya uga wakiilka ah Soomaaliya ku wa rgelisay in dalkiisa wadatashi ugu laabto

Qoraal kasoo baxay W/Arrimaha Dibadda XFS ayaa waxaa lagu faah faahiyay sababaha keenay tallaabada ay qaaday Dowladda Soomaaliya.

HOOS KA AKHRISO WARSAXAAFADEEDKA KASOO BAXAY XUKUUMADDA SOOMAALIYA.

D/F/Soomaaliya iyada oo gudanaysa waajibaadka ka saaran ilaalinta madaxbannaanida dalka, midni mada iyo wadajirka shacabkeeda Soomaaliyeed, kana xun faragelinta qaawan ee arrimaha gudaha dalkeenna ee ay caadeysatay Kenya taasoo dhiba ato ku ah xasilloonida iyo horumarka Gobolka, wax ay go’aansatay inay wadatashi ugu yeerato safiirke eda u fadhiya Kenya, sidoo kale, Safiirka Kenya ee Soomaaliya inuu dalkiisa wadatashi ugu laabto. DFS waxaa u muuqatay in Dowladda Kenya ay si bareer ah u faragelinayso amuuraha gudaha J/F/ Soomaaliya, iyada oo cadaadis ku haysa Madaxw eynaha Jubaland Md.Axmed Maxamed Islaan, si uu u fuliyo qorshaheeda ku aaddan faragelinta iyo car qaladeynta heshiiskii siyaasadeed ee Doorashooyin ka ee Madaxda DFS& D/Goboleedyada ay ku gaare en Muqdisho 17kii Sebteembar 2020.

Dhaqamada Kenya waa kuwa ka baxsan curfiga diblomaasiyadeed ee dalal ay ka dhaxayso dano iyo darisnimo, waana dhaqan ka baxsan dhammaan axdiyada iyo heshiisyada diblumaasiyadeed ee caalamiga ah.

Sidaas darteed, waxaan latashi ugu yeernay Danj ire Maxamed Axmed Nuur Tarzan, waxaana la fara yaa Danjiraha Kenya ee Soomaaliya Md. Lucas Tu mbo inuu dalkiisa wadatashi dib ugu laabto.

DFS marnaba ma aqbali doonto in la soo faragal iyo ama lagu dhaqaaqo fal kasta oo wax u dhimaya madaxbanaanida iyo deganaashaha dalka.

XF SOMALIYA OO ‘DIB U DHACA’ DOORASHADA KU EEDEYSAY MAAMUL GOBOLEED YADA

Wasiirka W/warfaafinta XFS, Md.Cismaan Abuu kar Dubbe oo la hadlayey Telefishinka Universal ay aa soo hadal qaaday arrimo ku aadan doorasho oyin ka Soomaaliya ee 2020 illaa 2021ka.

Dubbe ayaa si gaar ah uga hadlay dib u dhac ku yimaada doorashada, gaar ahaan soo xulista xildh ibaanada 2da aqal ee BFS , wuxuuna eeda ugu we yn dusha ka saaray qaar ka mid ah D/Goboleedya da ka jira dalka.W/W/Warfaafinta ayaa shaaca ka qaaday in qaar ka mid ah maamul goboleedyada ay la soo daaheen soo dirista xubnaha ku metalaya guddiyada doorashooyinka dalka.

"Wax kasta oo gaabis ah oo yim id xagga xukuu madda kama imaan, waxay ka yimaadeen maamull ada qaar oo aan soo dirsan gudiiyada waqtigii loogu talagalay,” ayuu yiri wasiirka Dubbe

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in cabaqada 2aad ee dib u dhaca keentay inay tahay soo dhisida xukuumadda iyo la wareegida howlaheeda shaqo oo uu hoosta ka xariiqay inay ka dambeeyeen heshi iskii doorashada ee lagu gaaray Muqdisho.

Ugu dambeyn wasiira Dubbe ayaa shaaca ka qa aday in XFS ay ka go’an tahay sidii ay dalkan uga dhici laheyd doorasho xor iyo xalaal ah.

Doorashada soo socota oo isugu jirta tan iyo baa rlamaanka iyo madaxweynaha ayaa waxaa hareey ey buuq siyaasadeed, iyadoona haatan ay dood ad ag ka taagan tahay dhismaha guddiyada doorasho oyinka dalka oo ay walaac ka muujiyeen musharrax iinta.

CUMAR FINISH OO EED U JEEDIYAY BULSHADA DEGMOOYIN KA TIRSAN G/BANAADIR

Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqd isho Md.Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa sheegay in qaar kamid waddooyinka ku yaalla Caas imadda oo dib u dhis lagu sameeyay ay yihiin kuwo xiligaan ka liita sidii horey ay ahaayeen. Md.Cumar Finish ayaa tilmaamay in waddooyin ay kamid yihiin Buundooyinka ee Waaberi iyo mida shaqaalaha haatan ay yihiin kuwo burbursan, isla markaana lagu sameeyay dib u dhis, wuxuuna arri ntaas ku eedeeyay Companyyadii dhisay markii ho rey.Sidoo kale Guddoomiyaha Gobolka ayaa shac abka degan degmooyinka Xamarjajab iyo Waaberi ku eedeeyay inay qeyb ka yihiin burburka wadada Buundooyinka, kadib markii aysan ka qeyb qaadan kaalintii kaga aadaneyd horumarinta wadadaas.

Isaga oo sii hadlaayay Duqa Muqdisho ayuu da dka ku nool Xamarjajab iyo Shingaani kula dardaa rmay inay xoojiyaan ilaalinta nadaafada iyo bilicda wadada, xili Shalay uu Guddoomiyaha xariga uu ka jaray waddo laami ah oo isku xirta degmooyinkaas.

Munaasabadda xarig jarka wadada Cusub oo dib u dhis ballaaran lagu sameeyay ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyeyaal, xubno ka tirsan Ma amulka G/Banaadir iyo qeybaha kala duwan ee bulshada labadaas degmo.

Waddooyin ku yaalla Caasimadda ayaa xiliga an waxaa ku socda dib u dhis ballaaran oo lagu sa meeynayo, waxaana la xusi karaa wadada ka tima ada Isgoyska Towfiiq ee tegta Isgoyska Maanaboo oliyo oo uu ku socdo dib u dhis, maadaama ay burb ursan yihiin.

AKHRISO: SABABTA MUSHARAX MUSTAF DHUXU LOW UU U TAGAY HARGEYSA

Waxaa M/Hargeysa ee Xarun ta Somaliland gaar ay Xildhi baan Mustaf Sheekh Cali Dhux ulow oo ka ti rsan Xildhibaanada BFS,kaasi oo Xabsiga la dhigay ka dib markii uu uu ka degay Gar oonka diyaarada ha Cigaal Inter national Airport ee Hargeysa.

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya sababta Xildhibaan Mustaf Dhuxulow uu u tagay M/ hargey sa, waxaana inta badan aan dhicin in mas’uuliyiinta xilalka ka haya DFS ay tagaan dega anada Somalil and, iyadoo ay taasi jirto haddana waxaa Hargeysa gaar ay Xildhibaan ka tirsan BFSoo sidoo kale ah Murashax u taagan Qaba shada Xilka Madaxweyna ha Sooma aliya.

Waxaa jira warar kala duwan oo ku aaddan safar ka Xildhibaanka, waxaana wararka aan helayno ay sheegayaan in shirkad Jarmal ah oo Hargeysa de geni ay usoo saartay dalkugalka Sonaliland, si uu Hargeysa shir ugaga qayb galo, waana sababta ke entay in uu Hargeysa tago sida warar hoose ay sheegayaan.

Xildhibaanka ayaa markii uu ka dagay Garoonka waxaa gacanta ku dhigay Ciidamada Ammaanka Hargeysa, kuwaasi oo la sheegay in ay xabsiga u dhaadhiciyeen, mana jirto wax war ah oo kasoo ba xay XFS oo ku aaddan Xarigga Xildhibaanka.

Sidoo kale warar la helayo waxaa ay sheegayan in Xildhibaanka dib loogun soo tarxiili doono M/ Muq disho, waxaana laga yaabaa in ay jiraan arrimo kale oo uu Hargeysa u tagay Xildhibaanka marka laga ta go in shirkad Jarmal ah oo Hargeysa degeni u soo saartay dalkugalka Sonaliland, si uu Hargeysa shir ugaga qayb galo.

Wali Somaliland wax war ah kaam soo saarin Xi ldhibaanka u xiran sidoo kalena ah Murashax u taa gan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana la filayaa in Mas’uuliyiinta Somaliland ay ka hadlaan Xarigga Xildhibaanka.

Sidoo kale weli ma jiro wax war ah oo kasoo bax ay Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madax weynaha Soomaaliya oo ku aadan safarka Mushar ax Mustaf Dhuxulow ku tegay Hargeysa Somaliland iyo xarigiisa. Inta badan ma dhacdo in Mas’uul xil ka haya DFS uu tago Hargeysa, Xitaa waxaa adag in Mas’uul yi inta u dhashay G/Waqooyi ee Xilalka ka haya DFS inay tagaan Somaliland.

Shirka wasiirrada dibadda ururka Iskaa shiga Islaamka oo la soo gabagabeeyay.

Shirka Iskaashiga Islaamka oo socday muddo labo maalmood ah, 27 iyo 28 bishan Nofembar, ha lku dhiggiisuna ahaa (Midowga la dagaallanka ar gagixisada ee Nabadda iyo Horumarka) si loo cad deeyo sida ay uga go’an tahay dowladaha xubnaha ka ah ururkani la dagaallankooda argagixisada iyo xagjirnimada fog si loo gaaro himilooyin horumarineed Ayaa lagu soo gabogabeeyay Dalka Niger.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaa shiga Caalamiga ah ee dowladda Soomaaliya Md, Balal Maxamed Cusmaan, ayaa hoggaamiyay wa fdiga Soomaaliya uga qeybgalayay shirka 47aad ee Golaha Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Ururka Iskaashiga Islaamka oo Jimcihii ka furmay dalka Niger.

Wasiiru dowlaha oo Hadal ka jeediyay shirka ay aa sheegay in Soomaaliya ay taageersan tahay uj eeddooyinka iyo mabaadiida Ururka Iskaashiga Isl aamka si loo ilaaliyo nabadda iyo amniga caalamiga ah, iyo waliba dadaallada ay ku dooneyso in wadd amada xubnaha ka ah ay ku gaaraan horumar.

W/dowluhu waxa uu ka qeybgalayaasha shirka uga warbixiyay xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaa liya iyo dadaallada DFS ee ku aaddan soo celinta amniga iyo xasilloonida, isagoo muujiyay guulaha ballaaran ee ay dowladdu ka gaartay dib u soo noo leynta dhaqaalaha dalka iyo sidoo kale wax ka qaba shada xaaladaha xuquuqda aadanaha.

W/dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa kulamo doceedyo la xiriiray, xiriirka labo geesoodka iyo wax wada qeybsiga la yeeshay Wasiirka Arrima ha Dibadda ee Jamhuuriyadda aan walaalaha nah ay ee Turkiga, Md.Mevlüt Çavuşoğlu, Wasiirka Arr imaha Dibadda Jamhuuriyadda Islaamiga ee Paki stan, Mudane Shah Mahmood Qureshi, Wasiiradda ugu xilsaaran Arrimaha Jaaliyadaha Wasiirka Arri maha Dibadda, Iskaashiga Afrika iyo Jaaliyadaha ee Boqortooyada aanu walaalaha nahay ee Moroo ko, Marwo Nezha El Ouafi, Xoghayaha guud ee Ur urka Iskaashiga Islaamka, Dr. Yousef AlOthaime en, iyo Madaxda wufuudda dowlado aanu walaalo iyo saaxiibo nahay oo ay ku jirtay Dowladda Qatar.

DENI OO BEESHA CAALAMKA U GUDBIYEY WALA AC LA XIRIIRA DOORASHADA SOOMAALIYA

Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid C/hi Deni ayaa Shalay qasriga Madaxtooyada ee Gar oowe ku qaabilay Wafdi isugu jira Q/Midoobey, Midowga Europe, Midowga Africa iyo IGAD, kuwa asi oo uu hoggaaminayo kuxigeenka wakiilka Q/ Midoobey ee Soomaaliya, Raisedon Zenenga.

Madaxweyne Deni ayaa wafdiga la wadaagay aragtida Puntland ee ku aadan xaalada kala guurka ah ee uu wajahayo dalku, isla markaana ay u dhici la heyd doorasho xor iyo xalaal ah oo aan dib u dhac ku iman, sida lagu sheegay qoraal kasoo bax ay Madaxtooyada Puntland.

Wuxuu ugu horeyntii xusay in doorashada meel fog laga keenay, iyada oo u dambeysay heshiiskii 17kii bishii 9aad lagu gaaray M/Muqdi sho, kaasi oo lagu soo saaray habraacyo loogu talagalay in la gu fududeeyo in xiligeeda ay ku dhacdo doora shadu."Wuxuu ahaa kulan wakhti fiican qaatay, Do wladda Puntland waxay la wadaagtay sidii looga gudbi lahaa marxaladda lagu jiro, sidii loo heli lahaa Doorasho xor iyo xalaal ah oo lagu kalsoonyahay, oo sharciyad wanaagsan dalka u yeelata,” ayuu yiri Deni.

Waxa uu intaas kusii daray "Dabcan howlo ba dan baa lasoo qabtay muddadii u danbeysay, he shiiskii 17kii bisha 9aad lagu galay Muqdisho Mad axda DFS & Madaxda Dowladdaha xubnaha ka ah DFS ay kuwada galeen, Baarlamaanka 2diisa Aqal ansixiyeen iyo kii u danbeeyay ee ku saabsana habr aacyo loogu talagalay in lagu fududeeyo in doora shadaasi ku dhacdo.”

Deni ayaa walaac ka muujiyey in si dhameysti ran aan loo maareyn hanaanka doorashada oo xilig an ay ka dhiman tahay bilooyin kooban, isagoona sheegay inuu rajeynayo doorasho wakhtigeeda ku dhacda oo kalsooni lagu wada qabo, isla markaana ay ku wada qanacsan yihiin saamileyda siyaasadu.

"Wixii tabasho ah oo ka jira qodobada qaarkood na waxaan rajeynaya in laga wada gudbi doono, Pu ntlandna marwalba kaalinta ay ku leedahay dowla dd dhiska Soomaaliya ay qaadan doonto, aragtiya ha xalka lagu heli karona waxaan la wadaagnay ma daxda Shalay nasoo booqatay waxaan rajeynayaa inta dhimana in wakhtigeeda ay munaasabka ku tah ay aan ka hadli doono.”

Madaxweynaha Puntland oo u muuqda mid iska dhowraya inuu si adag uga hadlo xaalada dalka oo xiligan laga deyrinayo, ayaa dabacsanaan xoogan ka muujiyey mowqifka ku aadan muranka doorasho yinka, halka madaxweynaha Jubbaland oo hore is ku mowqif uga ahaayeen doorashada uu si adag ugu digay dowladda federaalka.

MAXAY TAHAY SABABTA QOORQOOR UU UGU BIIR AY SHIRKA MUSHARXIINTA MUCAARADKA AH?

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Cabbdi kaariye Qoorqoor ayaa Xalay

ku biiray Shir Midowga Mushariixiinta uga socda M/Muqdisho, kaasi oo lagu faqiday arrimo la xariira Siyaasadda dalka. Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya sababta Qoorqoor uu ugu biiray shirkaasi, maaddama Qoorqoor inta badan loo xagliyo dhanka Madaxtooyada oo mucaarad ay ku yihiin Murasha xiiinta ku shiraya Magaalada Muqdisho.

Warar hoose oo aan helayno ayaa sheegaya in Madaxweynaha Maamulka Galmudug uu kulan la qaatay Musharxiinta Mucaaraka ah, waxaana Qoo rqoor uu ka codsaday Madaxda Mucaaradka in iya ga iyo DFS inuu dhex dhexaadiyo.

Wararku waxaa ay intaas ku darayaan in Mas’u uliyiintu ay ka aqbaleen Codsiga uu hordhigay ee ah in labada dhinac uu kala dhexgalo, oo uu raadiyo xal siyaasadeed, waxaana waxyaabaha la isku haayo ay dhammaantood ay ku xayn daaban yihiin arrimaha doorashooyinka.

Md.Qoorqoor ayaa DFS waxaa uu al leeyahay Xiriir aad u wanaagsan, waxaana uu horay xal ugu raadiyay Dowladda dhexe iyo maamul goboleedya da Jubbaland iyo Puntland, iyadoo ay Xusid mudan in DF ay ka dambeysay in uu Qoorqoor Madaxwe yne ka noqdo Galmudug, maaddama uu ahaa mu sharaxa ay taageersaneed Villa Soomaaliya.

Madaxda Mucaaradka ah ee ku shirsan Magaala da Muqdisho ayaa horay waxaa ay u yeesheen shir weyn oo ay kaga hadleen arrimaha doorashooyin ka, iyadoo shirkaasi ay kasoo bexeen Qodobbo ga aray 18 qodob, waxana ka mid ahaa in guddiga doo rashooyinka dib loogu laabio kan hadda jirana kala diro.

WARARKII UGU DAMBEEYEY KULAN AY MIDOWGA MUSHARAXIINTA KU YEESHEEN MUQDISHO Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Sooma aliya ayaa Shalay mar kale kulan ku yeeshay hote elka Jaziira ee magaalada Muqdisho.

Shirkaan ayaa la sheegay in ay uga hadleen wax yaabihii ka soo kordhay xaaladda dalka, halka qaa rkoodna ay ka warbixiyeen kulamo kale oo gaar ga ar ah oo ay la yesheen, madaxda qaar ee dalka oo ay ku jiraan madaxweynayaasha maamul gobal eedyada iyo masuuliyiin ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Wararka la helay ayaa waxaa ay sidoo kale shee gayaan in shirkaan uu horudhac u yahay kulamo xariir ah oo musharrixiintu ay ku dardar gelinayaan dadaallada loogu jiro qabashada doorasho xor iyo xalaal ah oo waqtigeeda ku qabsoonta.

Todobaadkii hore ayay aheyd markii Midowga Musharaxiinta war saxaafadeed ay ka soo saareen shir muddo 5 cisho socday ay ugu baaqeen DFS in ay kala dirto Guddiyada doorashada, sidoo kale ka dalbaday inuu xilka banneeyo Taliyaha Nabadsu gida.

DOWLADDA SOMALIA OO HESHIIS CUSUB LA GASHAY SANDUUQA MAALGELINTA QATAR

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Sooma aliya (XFS), Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa Shalay aaladda fogaan aragga Zoomka uga qeyb galay shir heer caalami ah.

Qoraal kasoo baxay Wasaar adda ayaa waxaa lagu sheegay in shirkaan loo qabtay shaacin ta heshiis dhexmaray Wasaar adda waxbarashada, sanduuqa maalgelinta dowladda Qatar iyo mu’asasada Education Above All.

Heshiiskaan ayaa loogu talagalay in arday ka badan 57,000 (Konton iyo todobo kun) oo aan awoodin inay waxbarasho aadaan lagu taakuleeyo.

Shirka ayaa waxaa Wasiirka ku wehlinayay agaasi maha Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarasha da, Ismaciil Yuusuf Cismaan, kaasi oo ku qabsoom ay aada fogaan araga ah loo yaqaano ZOOMka

QM OO WAR CUSUB KASOO SAARTAY DOORA SHADA SOMALIYA

Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan ayaa ka hadlay arrimo ku aad an xaaladda Somalia iyo door ashooyinka, kadib wareysi uu siiyey Telefishinka AlJazeera.

James Swan ayaa wareysigan ku sheegay inay muhiim tahay door ashada soo socota lagu qabto waqtigii oo la ast eeyey oo ah dhammaanka sanadkan iyo kan xiga ee 2021.

Sidoo kale wuxuu ku baaqay in la dhaqangeliyo heshiiskii ay Muqdisho ku gaareen madaxda dowl adda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada ee ku aadan doorashooyinka.

Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya oo sii hadla yey ayaa shaaca ka qaaday in qorshaha uu yahay in dhammaadka sanadkan diyaarinta xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah ee So omaaliya, isaga oo tilmaamay inay taasi tahay ho wsha ugu culus oo haddii laga gudbo doorashada madaxweynaha fududeyneyso.

Ugu dambeyn wuxuu soo jeediyey jeediyay in si wadajir looga shaqeeyo ilaalinta nabadgalyada iyo in laga wadashaqeeya doorashada oo afartii sana ba mar la qabto.

Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo weli ismari waa uu ka taagan yahay arrimaha doorashada, gaar ahaan guddiyadeeda oo ay walaac ka muuji yeen midowga musharaxiinta.



ALSHABAAB OO WEERAR QARAX KU BILAAWDAY KU QAADAY DEGAANKA BACAADWEYNE

Xubno ka tirsan Ururka AlShabaab ayaa waxaa ay weerar ku bilaawday qaraxyo ku qaadeen Sal dhigyo Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaali ya ku leeyihiin degaanka Bacaadweyne ee Koo nfurta Gobolka Mudug.

Wararka la helay ayaa waxaa ay sheegayaan in da gaal culus oo saaka Waaberi gii soo gaaray uu ka dhacay degaanka Bacaadweyne, ka as oo u dhaxeeyay Cii dam ada qeybta 21aad & AlShabaab, waxaana la sheeg ay in uu jiro khasaaro ka dhashay dagaalka.

Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in isgaasriinta degaanka Bacaadweyne ay hawada ka saareen AlShabaab oo Gudaha u galay degaanka Bacaadweyne, welina la maqlayo Gudaha degaan ka rasaas xoogan.

AlShabaab ayaa Baraha Internetka ku baahi yay inay la wareegeen gacan ku heynta degaanka Bacaadweyne ee Koonfurat Gobolka Mudug, sidoo kale ay dagaalka ku qabsadeen illaa 5 gaari oo nooca dagaalka ah.

Saraakiisha Ciidamada qeybta 21aad iyo Mada xda Maamulka Galmudug weli kama hadlin dagaal ka ka dhacay degaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug oo horay dagaalo uga dhaceen.

KENYA OO KA JAWAABTAY GO’AANKII AY SOOMAALIYA KU CEYRISAY SAFIIRKEEDA

Dowladda Kenya ayaa jawaab kooban ka bixis ay go’aankii ay dowladda federaalka Soomaaliya ku ceyrisay safiirkii Kenya ee Muqdisho, uguna yaree tay midkii Soomaaliya ee Nairobi.

Go’aanka Soomaaliya ayaa yimid ayada oo dowladda federaalka ay Kenya ku eedeysay inay faragelin qaawan ku heyso arrimaha gudaha Soo maaliya, isla markaana ay madaxweynaha Juba land la kaashaneyso sidii ay u fashilin laheyd heshiiskii door ashada.

Xoghayaha joogtada ee wasaar ad da arrimaha dibedda Kenya, Ma charia Kamau ayaa u shee gay wa rgeyska Daily Nation in Nairobi "ay ka xun tahay” go’aanka ay dib ugu u yeeratay safiirk eeda, wuxuuna ballanqaaday in labada dal ay arrintan uga wadahadli doonaan hab diblomaasiy adeed.

"Waxaan arrintan uga jawaabi doonnaa marinn ada rasmiga ah, sida ugu dhaqsiyaha badan,” ayuu yiri Mr. Kamau.

Go’aanka Soomaaliya ayaa yimid, ayada oo sar aakiisha dowladda Kenya ay dhowaan muujinayeen inay doonayaan in Soomaaliya kala hadlaan ganac siga, iyo fududeynta dhaqdhaaqyada shacabka, xilli Soomaaliya ay mamnuucday jaadka Kenya.

Xoghayaha joogtada ee wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya Maxamed Cali Nuur oo ku dho waaqay go’aanka Soomaaliya ayaa yiri "Dowladda federaalka Soomaaliya waxaa u muuqata in dowladda Kenya ay si barer ah u fara gelineyso arri maha gudaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaal iya, iyadoo cadaadis ku heysa madaxweynaha Jubb aland, Axmed Madoobe si uu u fuliyo qorshaheeda ku aaddan faragelinta iyo carqaladeynta heshiiskii siyaasadeed ee doorashada Soomaaliya laga ga aray.”

WARARKII UGU DAMBEEYAY NABADOON XALAY LAGU DILAY BELEDWEYNE

Waxay faah faahin ka soo baxeysaa dilka nin nabadoon ahaa Xalay loogu gaystay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.Rag bastoolado ku hubeysnaa ay aa Nabadoon Xasan Ibraahim Nuur (Xasan Tiyeegow) waxay ku toogt een, oo ku dileen xaafadda Hawlwa deeg. Raggan ayaa waxaa u suurtag ashay in ay ka baxsadaan gacanta sharciga. Ciidamada am maanka ayaa daqiiqado ka dib gaaray halkaasi. Wa rarka ayaa sheegaya in ciid amada ammaanka ay wadaan baaritaano, ay ku doonayaan inay gacanta ugu soo dhigaan dhagarqa beyaasha.

Nabadoon Xasan Tiyeegow ayaa ka mid ahaa nabadoon ada, sida weyn looga garanayo Magaa lada Beledweyne.

Ma cadda cidda dhabta ahi ee dishay ninka nab adoonka ah, balse waxaa dilkiisa lala xiririnaya mal eeshiyada Al Shabaab.

Sabtidii ayay ahayd markii Nabadoon Nadiir Sheekh Maxamed lagu dilay Waqooyiga M/ Gaal kacyo, iyadoona ay baxsadeen rag bastoolado ku hubeysnaa oo dilkiisa gaystay.

AMISOM OO BAYDHABO GEYSAY 160 ASKARI OO BOOLIS AH OO KA SOCDA GAANA

Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed loo daabulay saraakiil ka tir san Booliska AMISOM oo ka socda dowladda Gaana, kuwaas oo dhowaan ka soo degay maga alada Muqdisho.

Saraakiishaan oo tiradooda gaareysa 160 Sark aal ayaa ku biiraya Ciidamada Booliska AMISOM ee ku sugan Soomaaliya, kuwaas oo kala socda dal alka, Kenya, Nigeria, Sierra Leone, Uganda iyo Zambia.

"Waan ku faraxsanahay in saraakiishan ay goob ta joogaan, dhamaantoodna waxay yihiin kuwa caafi maad qaba. Waxay soo mareen karantiil khasab ah oo labo toddobaad ah ‘COVID19’ waxayna same eyeen indhoindheyn. Waxay diyaar u yihiin xoogna u leeyihiin inay gutaan waajibaadkooda” ayuu yiri Kormeeraha guud ee Booliska AMISOM ahna Isud uwaha Booliska AMISOM ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Patrick Yerima.

Taliyaha Booliska Gobolka Baay dhamme Amiin Maxamed Cismaan ayaa dhankiisa sheegay inay wadashaqeyn dhexmari doonto Ciidamada Bool iska Koonfur Galbeed iyo kuwa AMISOM ayna wa da guuleysan doonaan."Booliska Koonfur Galbeed iyo Booliska AMISOM waxay leeyihiin xiriir wanaa gsan oo soo jireen ah.

Laga soo bilaabo tababbarka illaa hawlgallada wadajirka ah, waxaan ku qaban naa wax walba isk aashi. Waxaan soo dhaweyney naa saraakiishan booliska ah, waxaana rajeyney naa inaan howlgalo wada jir ah aan kula sameyno halkan Baydhabo iyo magaalooyin kale” ayuu yiri Taliyaha Ciidanka Bool iska Koonfur Galbeed ee Gobolka Baay

MAXAMED BIN SALMAN ‘OO XIRIIRKA ISRAEL LA SUGAYA’ BIDEN

Dhaxal Sugaha Sacuudiga Mohamed bin Salm an ayaa la sugaya inta uu maamulka Joe Biden xi lka kala wareego kan Trump, si uu xiriir rasmi ah ula yeesho Isr ael, waxaa sidaas weriyey Reu ters iyo Wall Stre et Journal.

"Caadiyeynta xiriirka waa soo jiidasho diiradda Biden lo oga weecinayo arrimaha kale ee Sacuu diga, gaar ahaan xuquuqda aadanaha,” waxaa sid aas yiri diblomaasi la hadlay Reuters.

Bin Salman ayaa lagu warramay inuu diyaar u ahaa inuu xiriir la yeesho Israel hase yeeshee qo rshah aas uu beddelay kadib markii uu Biden ku gu uley stay doorashada Mareykanka, si uusan u lumin fur sad uu u adeegsan karo inuu ku dhowaansho u ga sameysto maamulka Trump.

Mohamed bin Salman ayaa aad ugu dhowaa ma amulka Trump, hase yeeshee waxaa la filayaa inuu xukunka ka tago 20ka Janaayo.

Dhinaca kale, Reuters waxa ay werisay in kula nkii uu Axaddii hore Mohamed bin Salman la yee shay ra’iisul wasaraaha Israel Benjamin Netanyahu laga qariyey boqorka dalkaas islamarkaana ah aabihiis Salman bin Abdulaziz.

Kulankaas oo ka dhacay Jeddah ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa xogahayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo oo Sacuudiga ku qalqaalinaya inay qaado tallaabo la mid ah ku wa Imaaraadka Carabta, Bahrain iyo Sudan, oo dha mmaantood xiriir rasmi ah la yeeshay Israel.

Si kastaba, warbixinta ayaa intaas ku dartay in laga yaabo in xiriir dhexmara Sacuudiga iyo Israel uu san dhicin inta uu nool yahay boqorka.

Warar ka dayrinaya xaaladda caafimaad ee boq orka ayaa sare u kacay xagaagii tegay kadib markii boqorka isbital la dhigay islamarkaana qalliin looga saaray xameytida.

MADAXWEYNAHA ITOOBIYA OO BOOQASHO KU TAGTAY JABUUTI LANA KULMEYSA MADAXDA DALKAAS

Madaxweynaha dowladda Itoobiya SahleWork Zewde ayaa booqasho rasmi ah waxaa ay ku tagtay dalka Jabuuti halkaas oo Shalay siweyn loogu soo dhaweeyay, iyada iyo wafdiga la socda.

Madaxweynaha ayaa la filayaa inay la kulanto Mad axweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada hadli doona arrimo khusZeeya labada dal iyo arrimo ku s aabsan gob olka.

2da hoggaamiye ayaa sidoo kale la filayaa inay isdhaafsad aan fikradahooda ku aadan xaa ladaha ka taagan dalka Itoobi ya ee la xiriira dagaalka u dhaxeeya Ciidamada federaalka iyo xoogaga TPLf.

D/Jabuuti ayaa horay u taageertay dagaalka Cii damada federaalka itoobiya kula jiraan xoogag TPLf, sidoo kalena ay ku baaqday in wadahadal

wax walba lagu xaliyo.

BOKO HARAM OO DAD BEERO QODATO AH KU LEEYSAY NAYJEERIYA

Kooxda Boko Xaraam ayaa weerar ay ku qaa dday gobolka Borono ee waqooyiga dalkaas ku dish ay 44 qof oo dhammaantood ahaa dad beero qod ato ah.

Guddoomiyaha beeralayda gobolka Borno, Has san Zabarmari ayaa sheegay in rag hubaysan oo ka tirsan Kooxda Boko Xa raam ay beegsadeen beeraleey ka shaqeyn aysay beero bariis ah oo ku yaalla tuulada Ga rin Kwashebe.

Zabarmari ayaa warfidi yeenka u sheegay in weer arkaas ay ku dhinteen 44 qof oo ka mid ahaa beera layda tiro kale oo badanna ay ku dhaawacmeen.

Ahmed Satomi, oo ka tirsan golaha deegaanka Garin Kwashebe ayaa isna sheegay in ciidamada ammaanku ay goobta uu weerarka ka dhacay soo gaareen xilli dambe.

Tan iyo 2009kii weerarro kala duwan oo ay kooxda Boko Xaraam ka fulisay dalka Nayjeeriya ayaa sababay geerida in ka badan 20,000 oo qof oo u dhalatay dalkaas iyo barakaca malaayiin kale.

Kooxda ayaa sidoo kale laga soo billaabo 2015kii weerarro ku ekeysay dalalka la deriska ah Nayjeer iya sida, Cameroon, Chad iyo Nayjar.

Boko Xaraam oo ah koox hubaysan oo nayjeer iyaan ah ayaa dalkaasi ka aasaasantay sanadkii 2002dii iyada oo ku andacoonayso in ay halgan ugu jirto sidii shareecada islaamka ay ugu dhaqi lahayd dhammaan gobollada dalka oo ay ku jiraan kuwa koofureed ee ay ku badanyihiin dadka heysta diinta kirishtanka.

BANNAANBAXAYAAL ISRAA’IILIYIIN AH OO DAL BANAYA IN UU IS CASILO NETANYAHU.

Kumanaan shacab reer israa’iil ah ayaa dhowr magaalo oo maamulkaasi ka tirsan ka dhigay diba dbaxyo ay ku dalbanayaan in uu is casilo Ra’iisa lwasaare Benjamin Netanyahu.

Sida ay xustay warbaahinta rasmiga ah ee Israa’iil, arri nkan ayaa ka danbeey ey ka dib markii Israa’iil uu ka dha qan galay khafiifinta xakama ynta Covid19, banaanbaxya asha intooda badan ayaa isugu soo baxay magaalaga Qudus iyo goobo kale iyagoo dalbanaya inuu is casilo Netanyahu.

Booliiska ayaa ku xiray Qudus todobo qof oo ka mid ah taageerayaasha Netanyahu, kuwaasi oo la gu tuh may in ay wadeen falal ka dhan ah ba nnaanbaxa yaasha.

Bannaanbaxyada ugu waawayn ayaa ka dha cay, xarunta Ra’iisawasaare Netanyahu ka daggan yahay Qudus.Sidoo kale magaalooyinka Talaviv, Xayfa, Qaysariya ayaa waxaa isugu soo baxay dad wayne farabadan oo ka soo horjeeda Natanyahu.

Wargayska afka dheer Haaretz ee ka soo baxa Isra’iil ayaa sheegay in muddo bil ah ay kumannaan shacabka ay dhigayeen bannaanbaxyo deegaan ada Yuhuudda oo dhan, waxayna kaga soo horj eedaan Netanyahu iyo xukuumaddiisa iyagoo ku eedaynaya maamul xumo iyo sida aan wana agsanayn ay ula tacaaleen Corona Virus.

ABAAR IYO MACALUUL DARAN OO KU HABSAT AY DALKA MADAGASCAR

Barnaamijka Cunnada Adduunka ee WFP ayaa she egay in macaluusha ka taagan koofurta Madag askar ay sare u sii kacayso.

Macaluusha ayay hay’addu u aanaysay abaario isdabajoog ah oo dalkaasi ku dhuftay sanadihii ina dhaafay.

Macaluusha ayay hay’addu sheegtay in ay saamaysay dad tiradooda lagu qiyaasay ku dhawaad 1.5 milyan oo qof oo qoysaska qaar ku khasabtay in ay cunaan cayayaanka.

WFP ayaa sheegtay in macaluushu ay saamaysay ilaa 10 deegaan oo dalkaasi ka tirsan

Qoysaska qaar ayaa sheegay in ay maciin bid een iibinta agabkii guryahooda si ay u helaan wax ay cunaan iyaga oo sheegay in carruurtoodu ay naf tu ka gashay cunista "Tiitiinka” ama "Prickly Pear”.

Haweenka iyo carruurta ayay hay’addu shee gtay in ay yihiin kuwa ugu nugul ee u baahan garga arka degdegga ah sidoo kale waxa ay sheegtay in dalka Madagaskar uu yahay dalka kaalinta kowaad kaga jira dhanka korriimo xumada taa oo sababtay in badan oo carruurta dalkaasi ay noqdaan kuwo cillan ah.

Kala bar carruurta da’doodu ka hooseyso shan ta sano ayay sheegtay hay’addu in ay wajahayaan nafaqo darro la fac tirsatay.

WFP ayaa sheegtay in tan iyo bishii September ay waddo gurmad ay ku quudinayso 100,000 oo qof sidoo kalena ay kaalmo u fidisay nus milyan qof oo kale kuwaa oo ku nool deegaannada ay abaartu halakeysay.

MILATARIGA ITOOBIYA OO KU RAADJOOGA HOGAAMIYAYAASHII TPLF

Dowladda Itooobiya ayaa sheegtay inay ugaar saneyso oo ay ku raadjoogto hogaamiyayaashii gob olka Tigrey, maalin uun ka dib markii ay dowladda federaalka sheegtay inay la wareegtay magaalada madaxda Tigrey ee Mekelle.

Lama oga ilaa iyo imika halka ay ku sugan ya hay hogaamiyihii gobolka Tigrey ,Debretsion Gebr emichael.

Mr Debretsion ayaa wakaalada wararka ee Reu ters u sheegay in dhaqdha qaaqa TPLF ay sii wadi do onaan dagaalka.

Dhanka kale safaaradda Mareykanka uu ku leeyah ay dalka dariska la ah Itoo biya ee Eritrea ayaa sheeg tay in 6 qarax laga maqlay caasimadda, Asmara, Dor raad galinkii dambe.

Rai’sul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ay aa ku tilmaamay hoggaanka Tigrey inay yihiin dam biilayaal.

Xilli dowladda fedaraalka ay sheegtay inay la wa reegtay caasimadda Tigrey ee Mekelle ayaa waxaa uu Mr Abey qorsheynayaa inuu badalo maamulkii hore ee gobolkaasi lana dhiso mamaul cusub.

Balse hogaamiyayaasha Tigray ayaa waxay wa cad ku mareen inay sii wadi doonaan dagaalka ay ku raadinayaan xaqa ay dadkooda u leeyihiin aaya ka tashigooda.

Arrintan ayaa waxaa ay muujinaysaa suurtagalni mada dagaal jabhadeed oo ka bilaabmay gobo lkaasi.

Waxaa aad u adag in la xaqiijiyo wararka gobo lkaasi laga helayo maadaama isgaarsiinta ay go’an tahay.

Eritrea oo horey ay TPLF ugu eedeeyeen inay dagaalka qeyb ka yihiin ayaa waxay wararku she egayaan in qaraxyo waawayn laga maqlay, balse ma cadda waxa ay qaraxyadaasi yihiiin.

Xoogagga TPLF ayaa waxay horey madaafiic u gu garaaceen caasimadda dalka Eritrea.

Khariirad

Halkuu salka ku hayaa khilaafka?

Guddiga fulinta ee deegaanka ismaamulka Tigre ega ee dalka Itoobiya ayaa bishii September shee gay in go’aan kasta oo golaha Federeeshiinka ka soo baxa oo lagu joojinayo doorasha ka dhacda dee gaankaasi uu ula mid yahay dagaal la iclaamiyey oo lagu soo qaadayo deegaanka Tigreega.

"Shacabka Tigreega waxay xaq u leeyihiin iney doortaan ciddii hoggaamin lahayd, halka la rabay in lagu dhiirrigeliyo in la carqaladeeyo doorashadooda waa mid lid ku ah geeddi socodka dimuqraadiyad da” ayaa warmurtiyeedka lagu yiri.

Hase yeeshee golaha ayaa go’aamiyay in dowl adda ay maamulka sii heyso muddo aan la cayimin, iyagoo amar ku bixiyay in doorashada dib loo dhigo sababo la xiriira fayraska corona.

Arrintaas ayaa horseedday xiisad weyn oo ka dhex billaabatay xukuumadda uu hoggaamiyo Dr Abiy Axmed iyo siyaasiyiinta gobolka Tigray.

Gobolka Tirgay ayaa looga dhawaaqay in doorash adiisa aan dib looga dhigi doonin waqtigii sharciga ahaa, taasoo horseedday ismariwaa baaxad leh.

Maamulka Tigreega ayaa ka dhagafureystay digniin aha iyo farriimaha uga imanayay Aqalka Sare, Gu ddiga doorashooyinka qaranka iyo dowladda dhexe ee dalkaasi Itoobiya intaba.

Doorahsda guud ee Itoobiya ka dhici lahayd bi sha September 2020, ayaa dib loo dhigay sababa la xiriira cudurka safmarka ee Coronavirus, iyada oo labada aqal ee dalkaasi ay cod buuxa ku ansixiyeen in doorashada dib loo dhigo 9 bilood ilaa sanad.

Xiisadda taaga waxay sare u qaadday cabsida laga qabo in xisbiga Tigrayga ee TPLF uu tallaabo u qaadi karo sameynta maamul u gaar ah oo ka ma dax bannaan federaalka Itoobiya.

Siyaasiyiinta TPLF waxay mar walba ku celceli yaan inay diyaar u yihiin sidii uu gobolkaas – oo xad la wadaaga Eretariya – uu uga sii mid ahaan lahaa Itoobiya. Laakiin waxay hoosta ka xariiqeen in ay dif aacan doonaan waxa ay ugu yeereen "ismaamulka iyaga u gaarka ah”.

TPLF waxay horraan dowladda dhexe ugu eede ysay inay waddo qorsheyaal ay kusoo weerareyso gobolka. Xisbiga TPLF ayay awoodda dalka Itoo biya gacanta ugu jirtay ku dhawaad 30 sano mark aasi oo uu ka dib Abiy uu xukunka kala wareegay sanadkii 2018kii. Xigasho:BBCSomali

CANADA OO MAMNUUCDAY IN DAWOOYIN KA LOO DHOOFIYO MARAYKANKA

Canada ayaa mamnuucday in dawooyinka qaa rkood loo dhoofiyo Maraykanka, si aanay u dhicin in ay dalka gababaabsi ku noqdaan.

Go'aankan ayaa lagaga falcelinayaa qorshe Mara ykanku ku doonayo in dawooyin jaban laga soo waaridi karo Canada si ay ugu suurto gasho in ay sicir jaban ku heli karaan shacabka Maraykanku.

In kasta oo qiimaha dawooyinka ee Canada uu ka qaalisan yahay dalalka kale qaarkood, ayaa hadana ay aad uga jaban yahay qiimaha Maraykanka gudihiisa.

Shirkadaha dawooyinka ee Canada qaar ka mid ah ayaa ka digay qorshahaa Madaxweyne Trump, waxaanay sheegeen in arintaasi keeni doonto in dalka dawooyinku suququl ku noqdaan.

Safmarka jira ayaa marka horeba kordhiyey baah ida loo qabo dawooyinka qaarkood sida ay shee gtay wakaaladda wararka ee AFP.

Warbxin ay soo saartay wasaaradda caafimaa dka ee Canada ayaa lagu sheegay in dalku dawoo yinka uu u baahan yahay 68% dibadda looga soo dhoofiyo sidaa awgeedna ay muhiim tahay in laga foojignaado in kala go' iyo gabaabsi dhaco.

"Shirkadaha waxa waajib ku noqon doonta in ay ka war bixiyaan hadii ay gabaabsi noqdaan dawo oyinku ama ay jirto cabsi ay ka qabaan in arintaasi dhici karto waana in ay ku soo sheegaan 24 saa cadood gudahood hadii ay dareemaan in halis dawo la'aan ahi soo fool leedahay" ayaa lagu yidhi war bixinta.

Trump ayaa saxeexay qaraar madaxweyne bi shii Juulaay kaas oo si sharci ah u fasaxaya in Can ada dalkiisa looga soo waaridi karo dawooyin jaban.

Bil ka dib ayaa ra'isal wasaaraha Canada, Justin Trudeau, sheegay in uu u heelan yahay in la caa wiyo dalalka kale oo loo dhoofiyo intii suurto gal ah dawooyinka, laakiin mudnaantiisa koobaad tahay in la daryeelo shacabka Canada.

Trump kaddib maxaa u qorsheysan Joe Biden?

Shirkadaha dawooyinka sameeya ayey aad u dha leecaynayeen siyaasiyiinta Maraykana oo uu ka mid yihan Trump, waxaana sidoo kale dhaliilay shir kadaha caymiska iyo ururada u dooda xuquuqda dadka bukaanka ah oo dhamaantood ku dhaliilay in ay aad kor ugu qaadaan qiimaha dawooyinka.

Madaxweynaha la doortay, Joe Biden, ayaa isna hore carrabka ugu dhuftay suurto galnimada ah in dawooyin jaban dalka loo soo waarido.

UNOPS Jobs Home

Communications Senior OfficerDigital and Content

Job categories Communications

Vacancy code VA/2020/B5001/20749

Level ICS9

Department/office NYSC, Peace and Security Cluster

Duty station Mogadishu, Somalia

Contract type International ICA

Contract level IICA1

Duration Ongoing contract (Openended, subject to organizational

requirements, availability of funds and satisfactory

performance)

Application period 17Nov2020 to 01Dec2020


Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing

date of the announcement.

.

Peace and Security Cluster

.

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mineaffected countries and other mine action partners. It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients. TheDirector is responsible for administering and providing oversight of the daytoday management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations.

UNMAS

 

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured anPd unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip