Afarta Dumar ee sida weyn uga soo horjeeday Madaxweyne Trump oo guuleystey

0
Thursday November 05, 2020 - 16:27:53 in Wararka by
  • Visits: 495
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afarta Dumar ee sida weyn uga soo horjeeday Madaxweyne Trump oo guuleystey

    Afarta haween ee ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga dalka Maraykanka oo loo yaqaan Kooxda ayaa ku wada guuleystey kuraastooda doorashadii ka dhacday dalka Maraykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afarta haween ee ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga dalka Maraykanka oo loo yaqaan Kooxda ayaa ku wada guuleystey kuraastooda doorashadii ka dhacday dalka Maraykanka.

Haweenkan oo kala ah Ilhan Cumar oo laga soo doorto Minnesota,Alexandria Ocasio-Cortez oo New York laga soo doorto, Rashida Tlaibta Michigan iyo Ayanna Pressley oo Massachusetts ah ayaa wada guuleystey.

Kooxdan oo ka soo jeeda dadka midabka leh ayaa si weyn ugaga soo horjeeday siyaasada Madaxweyne Trump.

Dhammaantood wax culeys ah kuma noqon inay kuraastooda dib u helaan doorashadii dalka Maraykanka oo illaa iyo hadda aan lagu dhowaaqin Musharaxa ku guuleystey xilka madaxtinimada dalka Maraykanka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip