VIDEO: Wiil jacayl dartiis ay u soo weerareen koox jiniyaal ah

0
Friday March 18, 2016 - 11:41:24 in Featured by
  • Visits: 1459
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    VIDEO: Wiil jacayl dartiis ay u soo weerareen koox jiniyaal ah

    Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacday qiso layaab leh oo dhex martay wiil iyo gabar uu kala dhaxeeyay xiriir jaceyl, kaasi oo muddo toddobo sano ah uu la il darnaa wiilka isla markaana la geeyay goobaha dadka Qur'aanka lagu saaro.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacday qiso layaab leh oo dhex martay wiil iyo gabar uu kala dhaxeeyay xiriir jaceyl, kaasi oo muddo toddobo sano ah uu la il darnaa wiilka isla markaana la geeyay goobaha dadka Qur'aanka lagu saaro.

Arrimaha layaabka ku noqotay ehelada wiilka waxaa ka mid ahaa in wiilkooda markii uu wareysanayay Sheekha xarunta Qur’aan saarka uu yeeshay codka gabadhii uu jeclaa.

Wiilkaan oo muddo 7-sano ah la xanuunsanaa weerar ay ku soo qaadeen koox Jiniyaal ah, ayuu sheegay inay sixirtay gabadhii uu xiriirka kala dhaxeeyay bacdamaa ay ahayd qofka wax jecel.

Xanuunka wiilka ayaa yimid kaddib markii gabadhii aadka u jecleyd uu been u sheegay isla markaana inuu guursanayo ka ballanqaaday, taasi oo beenowday markii dambe kaddibna uu ku dhacay xanuun dhinaca maskaxda ah.

 

xigasho:-somaliweyn.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip