Nabaddoonka Cusub ee Beesha Barkaanle Duuliye oo loo doortay Nabadoo Siid Cali Macalin Maxamuud

0
Thursday October 22, 2020 - 08:41:32 in Wararka by
  • Visits: 559
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nabaddoonka Cusub ee Beesha Barkaanle Duuliye oo loo doortay Nabadoo Siid Cali Macalin Maxamuud

    Nabaddoonka Cusub ee Beesha Barkaanle Duuliye oo kamid ah Beelweynta Mataan Cabdulle Kana tirsan beelaha Galmaax Yoonis ee wacbuudhan abgaal ayaa maanta oo taarikhdu 21102020 tahay lagu Doortay magaalada Muqdisho Nabadoon Siid Cali Macalin Maxamuud o

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nabaddoonka Cusub ee Beesha Barkaanle Duuliye oo kamid ah Beelweynta Mataan Cabdulle Kana tirsan beelaha Galmaax Yoonis ee wacbuudhan abgaal ayaa maanta oo taarikhdu 21102020 tahay lagu Doortay magaalada Muqdisho Nabadoon Siid Cali Macalin Maxamuud oo loo doortay in uu noqdo Nabadoonka ee beesha Barkaanle Duuliye ee Mataan Cabdulle. Culuma udiinka Beesha Barkaanle Duuliye ee Mataan Cabdulle, Nabadoonada 3 graaf iyo 8 Hireey,Waxgaradka beesha, Ganacsatada dhalinyarada, Siyaasiyiinta oo iskugu yimid munaasabadda lagu dooranaayay Nabadoon Siid Cali Macalin Maxamuud ayaa hadalo Guubaabo dardaaran iyo garab istaag u muujiyey sidoo kale Culamada Beesha ayaa ayagana halkaa dardaaran iyo ducoooyin halkaa ugu jeediyey kulana dradaarmay inuu cadalada iyo nabadeenta beesha dhaxdeeda kaga shaqeeyo. Ugu danbeentiina Nabadoon Siid Cali Macalin Maxamuud ayaa asagana u balan qaaday in uu beesha Si cadaalad ah ugu dhax shaqeeyn doono Haduu Alle idmo ayuu hadalkiisa ku soo gaba gabeeyey NABADOON Siid Cali Macalin Maxamuud. Waxaa sidoo kale halkaa laga muujiyey lagana Balan qaaday In la soo ban bixin doono Beryaha Soo socdo Insha Allah

Doorka Culimada Beesha

1) Sheekh Ahmed Sheekh Abukar Moallim
2) Moallim Mohamed Isse Hadaafow
3) Moallim Ahmed Moallim Abshir Sheekh Hussein
4) Moallim Ali Omar Bulow
5) Moallim Mohamed Hussein Heyle
…………………………………………………………
Doorka Nabadonada Dhaqanka


1) N: Elmi Hassan Mohamud
2) N: Farah Ali Hassan
3) N: Ali Ibrahim Ali
4) N: Hussein Nur Dagaabi
5) N: Abshir Hassan Farah ( Boqol)
6) N: Ali Nur Garabey ( Owali Garabey)
7) N: Nur Hassan Ali ( Nur Abas)
8) N: Hussein Muhumed Barrow
9) N: Nur Ali Mohamed Salah
10)N: Mohamed Musse Hussein

Doorka Ganacsatada
Mohamed Abshir Nur ( Kobqoray)
Ganacsade Xaaji Maxamed Cumar Yariis
Ganacsada Xaaji Ibrahim fooday
Ganacsada Maxmed Axmed Nur Gare

Doorka Siyaasiyiinta
Gudoomiye Abshir Kaaran
Gudoomiye Ku xigeenka WaJoonkaay
Yaasiin Maaxi Macalin

Doorka Aqoonyahnada

Maxamed Xasan Cusmaan Xabeeb

Doorka Dhalinyarada
Macalin Xasan Cilmi Jaqeey

Doorka Qurba Joogta
Cabdikariin Xuseen Maxamed
Maxamed Cali Baroow

XIGASHO:-SOMALIWEYN.COM


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip