Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?..

0
Wednesday August 12, 2020 - 08:06:31 in Wararka by
  • Visits: 231
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxaa looga hadlayaa Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka?..

    Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Maanta oo Arbaco ah ay dooda seddexaad ka yeeshaam Hindise Sharciyeedka Qareennada Soomaaliyeed. Xildhibaannada ayaa sida loogu soo diray fariinta b

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Maanta oo Arbaco ah ay dooda seddexaad ka yeeshaam Hindise Sharciyeedka Qareennada Soomaaliyeed. Xildhibaannada ayaa sida loogu soo diray fariinta balaminta, waxaana kulanka golaha shacabka uu a jandahu yahay akhrinta Seddexaad ee Hindise sharciyeedka Qareennada Soomaaliyeed, iyagoo ku yeelan doono xarunta ku meel gaarka ah ee Villa Hargeysa. Sidoo kale waxaa ajandaha ka mid ah Akhrinta warbixinta guddiga Dastuurka ee barlamaanka federaalka Soomaaliya. Xildhibaannada Baarlamaanka 10aad oo waqtiga xilheyntooda geb-gabo yahay ayaa waxaa horyaalla Shaqooyin dhowr ah, iyada oo dhawaan Guddoomiyaha Golaha uu ku baaqay in la dardar geliyo Shaqooyinka Baarlamaanka. ..

       



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip