Heesaa Naajiriyaan ah oo dil lagu xukumay, kadib markii uu aflagaadeeyey Nebi Muxamad CSW.

0
Tuesday August 11, 2020 - 10:05:41 in Wararka by
  • Visits: 244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Heesaa Naajiriyaan ah oo dil lagu xukumay, kadib markii uu aflagaadeeyey Nebi Muxamad CSW.

    Maxkamadda Shareecadda Islaamka ee Gobalka Kaanu ee Waqooyiga dalkaasi Nigeria waxay shalay Dil Toogasho ah ku xukuntay Heesaa lagu magacaabo Yaxya Aaminuu Shariif, kaasi oo lagu helay inuu Nebigeenna Muxumad Calayhi Salaatu ku aflagaadeeyey Hees uu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda Shareecadda Islaamka ee Gobalka Kaanu ee Waqooyiga dalkaasi Nigeria waxay shalay Dil Toogasho ah ku xukuntay Heesaa lagu magacaabo Yaxya Aaminuu Shariif, kaasi oo lagu helay inuu Nebigeenna Muxumad Calayhi Salaatu ku aflagaadeeyey Hees uu Eedeysanaha bishii Maarso soo dhigay Bartiisa Bulshadda ee What Sapp.

     

Afhayeenka Maxkmadda ayaa sheegay inuu Eedeysanaha rafcaan ka qaadan karo Xukunkaasi muddo 30-maalmood gudaheeda.

Bilowgii sanadkan, Dibadbaxayaal caraysan ayaa waxay dab qabadsiiyeen guriga Qoyska Eedeysanaha, iyadoo falkaasi looga soo horjeeday Heesta Aflagaadada ee uu qaaday.

Dhanka kale, Maxkamadda Shareecadda Islaamka ee Gobalka Kaanu ee Waqooyiga Nigeria waxay Xukun 10-sano ah ku riday nin lagu magacaabo Cumar Faaruuq, kaasi oo isagana geystay Falal lid ku ah Islaamka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip