War deg deg ah Qarax goor dhaw ka dhacay M/Muqdisho

0
Saturday August 08, 2020 - 10:09:30 in Wararka by
  • Visits: 210
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War deg deg ah Qarax goor dhaw ka dhacay M/Muqdisho

    Qarax Jugtiisa aad u Culus oo xoog leh ayaa goor dhaw waxaa uu ka dhacay M.Magaalada . Warka ayaa Sheegaya in Qaraxsi uu ka dhacay gaar ahaan agagaarka isgoyska Baar-Ayaan ee degmada Yaaqshiid ee M/Muqdisho. Sda aya tibaaxayaan wararku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax Jugtiisa aad u Culus oo xoog leh ayaa goor dhaw waxaa uu ka dhacay M.Magaalada . Warka ayaa Sheegaya in Qaraxsi uu ka dhacay gaar ahaan agagaarka isgoyska Baar-Ayaan ee degmada Yaaqshiid ee M/Muqdisho. Sda aya tibaaxayaan wararku ayaa sheegaya in qaraxu uu ka dhacay xaro ay ciidamada miliretiga Soomaaliya qeybtooda 27-aad ku leeyihiin dhabarka dambe ee garoonka kubadda cagta ee Stadium Muqdisho.
              Sidoo kale wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxaas loo adeegsaday gaari laga oo buuxiya waxyaabaha qarxa, iyadoo ay jira khasaare ka dhashay, in kastoo aan si rasmi ah loo xaqiiji karin inta uu dhanyahay waxyeelada ka dhalatay qaraxaasi .

Wixii ku soo kordha  qaraxaasi kala socda wararkeena danbe ee wabkeena mogtimes.com insha allaah



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip