Diyaarad ku burburtay magaalada Calicut ee dalka Hindiya

1
Friday August 07, 2020 - 20:30:05 in Wararka by
  • Visits: 224
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diyaarad ku burburtay magaalada Calicut ee dalka Hindiya

    Diyaarad ay lahayd Shirkadda diyaaradaha Air Indian Express oo ay saarnaayeen 191 qof oo rakaab ah ayaa ku burburtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Calicut ee Koofurta dalka Hindiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diyaarad ay lahayd Shirkadda diyaaradaha Air Indian Express oo ay saarnaayeen 191 qof oo rakaab ah ayaa ku burburtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Calicut ee Koofurta dalka Hindiya.             Diyaaradan oo kasoo duushay magaalada Dubai, ay cagaha la weysay waddada ay ku cararaan diyaaradaha, kaddibna ay u kala dhacday labo qeybood iyadoo la shaaciyay in shan ruux oo ay ku jiraan labadii duuliye ee diyaarada ay dhinteen.

     Sidoo kale waxaa shilka diyaaradan ku dhaawacmay tiro badan oo ka mid ah rakaabkii waxaana socda weli howlo lagu badbaadinayo dadka diyaarada saarnaa.

Maamulka diyaaradda ayaa sheegay in tirada rakaabka ay ahayd 184 ruux oo ay ku jiraan 10 carruur ah iyo lix shaqaalaha diyaaradda ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip