Dr Xaawo Cabdi oo Saaka ku geeriyootay magaalada Muqdisho

1
Wednesday August 05, 2020 - 12:19:44 in Wararka by
  • Visits: 264
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dr Xaawo Cabdi oo Saaka ku geeriyootay magaalada Muqdisho

    Allaha U Naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho saaka ku geeriyooday Drs Xaawo Cabdi oo ka mid aheyd Dhaqaatiirta caanka ah ee dalka. Drs Xaawo Cabdi ayaan si rasmi ah loo sheegin sababta keentay dhimashadeeda hase yeeshee waxaa wararka q

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaha U Naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho saaka ku geeriyooday Drs Xaawo Cabdi oo ka mid aheyd Dhaqaatiirta caanka ah ee dalka. Drs Xaawo Cabdi ayaan si rasmi ah loo sheegin sababta keentay dhimashadeeda hase yeeshee waxaa wararka qaar ay sheegayaan inuu wadnuhu istaagay. Geerida Marxuumad Drs. Xaawo ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah Caruurtii ay dhashay iyo Eheladeeda, waxaana geeridaas ka tacsiyeeyay dhaqaatiirka Soomaaliyeed iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Drs Xaawo Cabdi ayaa ahayd 73 sano jir waxana ay wax ku baratay dalka Ruushka horaantii toddoaatameeyaddii, waxaana ay caan ku ahayd xarun caafimaad oo ay ku lahayd meel u dhexeysa magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye. Drs Xaawo Cabdi ayaa waxaa xarumo Caafimaad oo kala duwan waxaa ay ku leedahay gudaha dalka Soomaaliya,waxaana qaarkood ka howlgalla Carruur ay dhashay.

          

Somali National Television



WARAYSI GAAR AH DR XAAWO CABDI 12 03 2012 SOMALI CHANNEL



 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip