Waxaan la yaabay Dudun ayaa Aboor dhisay!!!.

0
Saturday August 01, 2020 - 21:34:21 in Wararka by
  • Visits: 1638
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaan la yaabay Dudun ayaa Aboor dhisay!!!.

    Ninaa yiri: waxaan la yaabay: 1. Dudun, Abooraa dhisay. 2. waxaa ka yaab badan, wuxuu dhisaa habeenkii oo kaliya. 3.waxaa ka sii yaab badan, waxa uu ku dhisaa Candhuuftiisa. (F.S: 1aad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ninaa yiri: waxaan la yaabay: 1. Dudun, Abooraa dhisay. 2. waxaa ka yaab badan, wuxuu dhisaa habeenkii oo kaliya. 3.waxaa ka sii yaab badan, waxa uu ku dhisaa Candhuuftiisa. (F.S: 1aad
waxaan la yaabay:
1.Guddiyo Dastuuri ah oo 3 Sanno iyo Bar lagu dhisi waayay, Sida Gudiga Adeega Garsoorka, Hayadda Batroolka Qaranka iyo Gudiyo kale, ayaa Saacado lagu dhisay .
2.waxaa ka sii yaab badan, Xukuumadii la yiri, wasiiradaheedii waa wada dheceen ayaa dhistay.
3.waxaa ka sii yaab badan, Shuruudihii Sharciga lama buuxin waana Sharci jiritaanka Guddiyadu. ( F.S:2aad)


Qore : Yahya Amir


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip