Sii hayaha Xilka Ra'iisul Wasaaraha oo kormeeray Bankiga dhexe

0
Wednesday July 29, 2020 - 22:04:58 in Wararka by
  • Visits: 219
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sii hayaha Xilka Ra'iisul Wasaaraha oo kormeeray Bankiga dhexe

    Siihayaha Ra'iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, oo maanta kormeer ku tegay Bangiga dhexe ee dalka ayaa maamulka bangiga kala hadlay dardar-gelinta shaqooyinka qaranka ay u hayaan iyo horumarinta dhaqaalaha dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siihayaha Ra'iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, oo maanta kormeer ku tegay Bangiga dhexe ee dalka ayaa maamulka bangiga kala hadlay dardar-gelinta shaqooyinka qaranka ay u hayaan iyo horumarinta dhaqaalaha dalka. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo xarunta bangiga dhexe kulan kula qaatay guddoonka bangiga dhexe ayaa ka dhageystay sida howluhu u socdaan waxuuna kula dardaarmay inay ku dadaadaal sii horumarinta shaqooyinka qaanka ee dhanka maaliyadda. Bankiga dhexe ayaa mas'uul ka ah samaynta iyo maaraynta lacagta dalka, ka shaqaysiinta hannaanka xisaabeed ee dalka, abuuridda hannaanka bixinta lacagta oo midaysan iyo Isku dubba rididda qorshaha dib-u-soo celina hantida qaranka

            Kormeerka uu Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka uu ku tegay xarunta bangiga dhexe ayaa qayb ka ah dadaallada lagu hubinayo habsami u socodka shaqooyinka dowladda iyo kahor tagga saameyn ka dhalata isbedelka siyaasadeed, lagula soconayo hannaanka hir-gelinta qorshayaasha hor-tebinta leh ee wasaaraha xukuumadda iyo hay’adaha kale ee dawladda, sare u qaadidda isla xisaabtanka, hufnaanta iyo daah-furnaant



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip