Daawo Sawirada: Hubka la sheegay in Somaliya loo soo waday ee Ciidanka Australia qabteen

0
Monday March 07, 2016 - 10:46:33 in Wararka by
  • Visits: 610
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirada: Hubka la sheegay in Somaliya loo soo waday ee Ciidanka Australia qabteen

    Dowladda Australia, ayaa baahisay Sawiro laga soo qaaday doon la sheegay inay u socotay Somaliya oo lagu qabtay hub fara badan, kadib markii ciidamada Badda ee Dowladda Australia ay doontaan ku qabteen Xeebaha Bariga Dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Australia, ayaa baahisay Sawiro laga soo qaaday doon la sheegay inay u socotay Somaliya oo lagu qabtay hub fara badan, kadib markii ciidamada Badda ee Dowladda Australia ay doontaan ku qabteen Xeebaha Bariga Dhexe.

Doontaan hubka siday ayaa lagu qabtay meel u jirta 300 oo kilomiter xeebaha dalka Cuman, waxaana saarnaa doonta hub fara badan oo oo ay ka mid yihiin 1989 qoriga AK-47 ah, qoryaha fud fudud, ku dhawaad 100 gantaalada garbaha laga rido ah, 49 qoryaha daran dooriga u dhaca iyo bambaanooyinka gacanta laga tuuro.

Taliyaha Ciidanka howlgalka Australia Admiral David Johnston ayaa sheegay in guutada loo yaqaan HMAS Darwin ay heegan adag ku jireen marka loo eego hubka ay gacanta ku dhigeen oo ku soo wajahnaa xeebaha Somaliya.

"Mid kamid ah ujeedooyinka ugu muhiimsan ee guutadan HMAS ugu dirnay gobolka ayaa ah iney ka shaqeyso amaanka dunida iyo la dagaalanka argagixisada caalamiga.” Sidaa waxaa yiri Admiral Johnston.

"Howlgalka guuleystay iyo qabashada xigtay ee hubka ee lagu qarinayay shabaagta kaluumeysiga waxay muujineysaa feejignaanta amaanka gobolka.”Ayuu hadalkiisa kusii daray.

Ilaa hada Dowladda Somaliya kama aysan hadlin Hubkaan la sheegay in loo soo waday gudaha Somaliya.

Hub 1Hub 2Hub 3Hub 4Hub 5

This Sept. 27, 2015 photo released by the U.S. Navy on Sept. 30, 2015, shows weapons and equipment confiscated from a dhow, aboard the deck of USS Forrest Sherman. A ship carrying illicit arms believed to be from Iran was intercepted last week off the southern Arabian Peninsula by a member of a U.S.-backed naval coalition and was not registered with any country, the U.S. Navy said Wednesday. The American description of the ship’s seizure conflicted in some instances with an earlier account provided by a separate Saudi-led coalition battling Yemen’s Shiite rebels, which claimed it had foiled the smuggling attempt. (Combined Maritime Forces photo via AP)

Hub 8

Weapons seized by HMAS Darwin from a small-arms smuggler boarded approximately 170 nautical miles off the coast of Oman.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip