Madaxweyne xubno ka mid ah qoyskiisa Wasiiro u Magacaabay oo cambaareyn la kulmay

0
Sunday July 12, 2020 - 21:57:43 in Wararka by
  • Visits: 191
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne xubno ka mid ah qoyskiisa Wasiiro u Magacaabay oo cambaareyn la kulmay

    Madaxweynaha dalka Malaawi ayaa ka safay qoyskiisa Golaha Wasiirada dalkaasi qaar ka mid ah waxaana ka dhashay Caro iyo banaanbax looga horjeedo Madaxweynaha, waxaana dadka dalkaasi ay sheegeen in uu qoyskiisa ka safay talladii dalka. Madaxweynaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dalka Malaawi ayaa ka safay qoyskiisa Golaha Wasiirada dalkaasi qaar ka mid ah waxaana ka dhashay Caro iyo banaanbax looga horjeedo Madaxweynaha, waxaana dadka dalkaasi ay sheegeen in uu qoyskiisa ka safay talladii dalka. Madaxweynaha cusub ee dalka Malawi Lazarus Chakwera ayaa sheegay in tilaabadda uu qaaday ay ku timid ka dib markii uu eegay aqoonta iyo kartida dadka uu Magacaabay. Waxaa uu Walaashiis Kenny Kandodo u magacaabay wasiirka shaqada, halka walalkiis Khumbize uu u magacaabay wasiirka caafimaadka, sidoo kale wuxuu wasiirka Gaadiidka ka dhigay Sidik mia oo waalid ugu aadan, ugu damyen xaaskiisa Abida Mia ayuu u magacaabay wasiir ku xigeenka dhulka. Dadweynaha dalka Malawi ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha in tilaabadda uu qaaday ay horu dhac u tahay sidii loo Musuq maasuqi lahaa hantida dadweynaha. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip