HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 12-JULY-2020

0
Sunday July 12, 2020 - 10:35:33 in Wararka by
  • Visits: 253
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 12-JULY-2020

    M/weyne Qoorqoor Shirka Dhuusomare eb waxaa looga tashanayaa in Soomaal iya ka dhacdo doorasho xallaal ah Shirka Wadatashiga dowladaha xubnaha ka ah DF ayaa Shalay ka furmay iyadoo Madaxweynaha Galmudug uu bilaabay ha dal jeedinta shirka. Ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

M/weyne Qoorqoor Shirka Dhuusomare eb waxaa looga tashanayaa in Soomaal iya ka dhacdo doorasho xallaal ah Shirka Wadatashiga dowladaha xubnaha ka ah DF ayaa Shalay ka furmay iyadoo Madaxweynaha Galmudug uu bilaabay ha dal jeedinta shirka. Mada xwey naha Galmudug Ax med Cabdi Ka ariye ayaa sheegay in Shir kooda uu ku saleysan yahay si dii dalka ay uga dhici laheyd doorasho xor iyo xalaal ah. Waxaa uu aad ugu dheeraad ay in ay muhiim tahay in la ilaaliyo dhaqan si yaasadeeda Soomaaliy eed ee Sanadyadii u gu dambeeyay ee ahaa in Afar sano oo kas te ay dhacdo doorasho. Madaxweynaha ay aa xusay in gogoshaan ay tahay Mid looga ha dlaayo Mustaqbalka Siyaasadeed ee dal ka, islamarkaana ay diyaar u yihiin in ay isku keenaan umadda Soomaaliyeed. Waxaa uu ugu dambeyntii xusay in muhiimada ugu weyn ee Shirka ay tahay in helo doorasho ku dhacdo waqtigii loogu tala galay. .
Nuxurka Khudbadii uu jeediyay Madaxwe ynaha Jubbaland

     Madaxweynaha Jubbaland Axmed Max amed Madoobe oo Khudbad ka jeediyay Shirka Dhuusamareeb ayaa sheegay inay go'an tahay sidii loo badbaadin lahaa dalka loona qaban lahaa doorasho ku dhacdo waq tigii loogu tala galay.

     Madaxweynaha ayaa xusay inuu ugu ba aqayo dhammaan Siyaasiyiinta Soomaaliye ed inay noqdaan xaldoon in ta lagu guda jiro hanaanka kala guur ka ah. Waxaa uu til ma amay inay xaq u leeyih iin maamul goboleedya dda inay shiraan oo ka hadlaan Xaalada dal ka, loona baahan yahay in dowladda dhexe ay wadatashi la yeelato si loo helo xasilooni.

     "D/Goboleedyada waa qaab dhismeed ka tirsan nidaamka Federaal ka, xaqna u leh in ay tashadaan, D/FS Mas'uuliyiintoodana tal ada ayaa ka dhaxeysa oo u baahan qaraara da siyaasiga ee la gaarayo mid laga wada tasho oo la isu yimaado oo la isla qaato mee sha la is leeyahay wey gaari kartaa"ayuu yiri Madaxweyne Axmed Madoobe. Waxaa uu intaasi kusii daray Madaxweyne Axmed "Shirkaan muhiimadiisa waxaa rasmi ah oo doorashooyinka iyo siyaasadda waxa D/Gob oleedyada ka dhaxeeya intaba saameyn ku leh,malaha D/Goboleedyada go'aan ka gaari sta arrimo badan, laakiin tashi ayay ku leey ihiin mana doonayaan shaqo aysan iyaga la heyn inay qabtaan, inta ay xaqa u leeyihiin inay ku darsadaan taladooda waaye" .

Madaxweyne Deni oo Farriin u diray Madaxda dowladda Dhexe ee Soomaaliya

      Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo ka hadlayay shirka ayaa ammaanay Maam ulka Galmudug oo fidiyay gogosha shirkan, isagoo boggaadiyay dadaalka reer Galmu dug u galeen inay xaliyaan arrimaha dhexd ooda,wada hadal iyo wada xaajoodna laga laan deriskooda Puntland, isla markaana ay dhigaan Gogosha Qa ranka, taasna ay muu jineyso inay yihiin dad u taagan horum ar ka dalka uu Shalay hiigs anayo.

     Shirkaan ayuu xusay in Uma dda Soomaa liyeed uu ka saari doono welwelkii ay ka qabeen in dalka ay san doorasho ka dhicin. Madaxweynaha ay aa tilmaamay in Shirkaan si gaar ah diiradda ugu saari doonaan sidii looga tashan lahaa doorashada soo socda. Waxaa uu xusay in uu rajo qabo in lasoo afj aro Khilaafka dow ladda dhexe iyo maamul goboleedyad da. Madaxweynaha ayaa sheeg ay in Siyaasad jahweer ah ay ka taagan ta hay Soomaaliya, islamarkaana loo baahan yahay hanaan isku tashi oo fududeyn kara in horay loo so cda. Deni ayaa aad ugu dheer aan eed eynta D/dhexe ee Soomaal iya oo lo oga bartay Sanadyadii ugu dambee yay.

 Madaxweynaha Puntland ayaa Farriin u diray Ma daxda dowladda dhe xe ee Soom aaliya oo uu sheegay in ays an shareysan Shirka ka so cda Dhuusam areeb, islamark aana tahay Shaqo laga rabay oo ay qabana yaan maa mul goboleedyadda. Madaxweyne Deni ay aa Caddeeyay in doorasho qof iyo Cod ah aysan muuqaan, laakiin looo baahan yahay in loo gudbo wixii fududeyn kara in doorasho dalka ka dhacdo.

Madaxweyne Laftagareen""Waxaan ka tashaneynaa Doorasho sidii loo wadaagi lahaa"

    Madaxweynaha K/Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed ayaa Khudbad ka jeediyay Shirka maamul goboleedyadda ee ka furmay M/Dhuusamareeb. Waxaa uu sheegay inay muhiim tahay in la ilaaliyo ha naanka ugu muhiimsan bul shada Soomaaliyeed ee ah in 4-tii Sanaba Mar la qabto doorasho.

  Waxaa uu sheegay in shirka Wadatashiga dowladaha xubnaha ka ah DF uu yahay mid muhiim ah oo ay ku tashanayaan Aayahoo da. "Waxaan ka tashaneynaa Doorasho sidii loo wadaagi lahaa, marxala da Shalay taal ee kala guur ka ah sidii looga gudbi lahaa, waa wax mustaqbalka Umm adda Soomaaliyeed oo dhan ku xiran, waa wax dowladda Federaalka ee aan xubnaha ka nahay dan u ah wax aan ka shaqeyneyno waa wixii nidaamka Federaalka inoo ogolaa "ayuu yiri Madaxweyne Laftagareen. Waxaa uu ammaan u jeediyay dowladda dhexe ee Soomaaliya oo uu sheegay in ay qabatay wax wanaagsan uuna aamin yahay Go'aan kii R/Wasaare Kheyre iyo Madaxweyne Far maajo ee doorashada. .

Kulankii Xildhibaanada Golaha Shacabka oo furmay

     Waxaa Shalay Furmay Kulankii 15aad Kalfadhiga 7aad, oo ay Shir Guddominayan Guddomiye Ku Xigeenka 1-aad ee G/Sh acabka Md Cabduweli Sh. Ibraahim Muu dey& G/Ku Xigeenka 2aad ee Golaha Shacabka Md.Mahad C/lla Cawad. Ajendaha kulan ka ayaa ah:

1- Akhrinta 1aad Hindise -sharciyeedka Hay’ adda Socdaalka Iyo Jinsiyadda

2-Akhrinta 1aad Hindise-sharciyeedka Difa aca Qaranka Xildhibaanada Golaha Shacab ka ayaa ka doodi doona saacaddaha soo socda labad daasi qodob.

Madaxweyne Waare" Magaalada Xamar waxaa laga qaadaa 1 Bilyan oo doollar"

     Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa no q day qofkii ugu dambeeyay oo Khudbad ka jeediyay Shir ka Madaxda m aamul goboleedyadda ee fur may M/Dhuusamare eb ee caasimadda Galmudug.

 Madaxweyne Waare waxaa uu u mahad celiyay dhamaan Shacabka iyo Xukuumada Galmudug sidii sharafta iyo Ma amuuska lahayd ee ay usoo dhaweeye en wafdigiisa iyo dhamaan ka qaybgala yaasha shirkan.

      Waxaa Madaxweynahu uu rajo wanaag san ka muujiyay in shirkan uu noqdo mid waxbadan ka tara Arimaha Siyaasada ee dal ka ka taagan oo ay ugu weyn tahay Arim aha Doorashooyinka. Madaxweynaha Waa re ayaa noqday Shaqsigii ugu horeeyay ee soo hadal qaaday Maqaamka Muqdisho ka dib markii uu sheegay in ay tahay Caasima dda Canshuur bixiyaha ugu weyn dalka. "Mu qdisho Matalaad Xaq ayeey u leedahay, wax aa hada noo yaal inaan ka hadalno maqaa mkeeda, Magaalada Xamar waxaa laga qaa daa 1 Bilyan oo doollar hadanna waxaa u wehlisa Amni daro" ayuu yiri Madaxweyne. Madaxweyne Waare ayaa intaasi kusii dar ay" Arrinta Banaadir waxaa ka xumahay mar walba in la iska warsado aakhiru saac, caas imaddaas waa wada leenahay, si aan raalli isaga nahay aan maqaam ugu raadino"

Ciidamo horleh oo lagu daadiyay wadooyin ka Dhuusamareeb

Ciidamada ka tirsan Booliiska Soomaaliya ayaa lagu daadiyay wadooyinka waaweyn ee M/Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug si ay u xaqiijiyaan Amniga Guud ee Magaalada oo uu ka socdo Shirka Madaxda Dowlad gobo leedyada.

    Ciidamada Booliiska ayaa gaaf-wareeg aya wadooyinka Magaalada iyadoona lagu arkayo baro koontrol oo magaalada dhexdee da la dhigay kuwaas oo gaadiidka lagu hubi nayo.

      Taliyaha Qeybta Guud ee Booliiska Galmu dug Janeraal Bishaar Abshir Geedi oo warba ahinta la hadlay ayaa tilmaamay in ay gudanay aan waajibka Booliiska ka saaran Amniga.

      Wa xaa uu Bulshada Dhuusamareeb ka ga mahad celiyay wadashaqeynta ay u muujiyeen laam aha Amniga ,si ay ugu guul eysaan sugi da am niga Magaalada oo mas’ uuliyiin faraba dan ay ku sugan yihin


G/ Cumar Filish oo daah-furay Imtixaanka Fasallada 8-aadka ee Gobolka Banaadir.

    Guddoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa M/Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Finish) ayaa Shalay daah-furay Imtixaanka fasalka 8-aad ee Dugs iyada dhexe.

Daah-furka Guddoomiyaha ayaa imanaya xilli ay Shalay si isku mid ah ugu billowdeen dhammaan maamul Goboleedya da Dalka iyo G/Banaadir qaadista Imtixaan ka Shahaadiga ah ee Fasallada 8-aad-ka.

Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo dib u bilaabeysa Bixinta Baasaboorka.

    Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) waxay muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka gudihiisa ku wargelineysaa in Shalay oo Axadda ah ee taariikhdu tah ay,July 12, 2020, dib loo bilaabi doonto howl ihii bix inta Baasaboorka.

    Haddaba iyadoo laga taxa darayo waxyeelada caabuqa COVID-19 waxay Hay’addu soo saartay hab cusub oo laga doonayo mu waadiniintu inay raacaan, wuxuuna noqona yaa sida soo socota:

    Xaruun kasta oo baasaboorka laga bixiyo waxay qaabili doontaa kala bar tiradii hore loogu qaabili jiray (50%)-Muwaadin walba oo imaanaya Xarumaha bixinta Baasaboorka waxaa laga doonayaa in uu xiranaado Af-xir (MASK) iyo Gacmo-gashi (Gloves) marka uu soo galayo xaruunta iyo inta uu gudaheeda ku jiro.

-Qof kasta waa inuu ilaaliyaa masaafada ka la fogaanshaha ( Social Distance) iyadoo qof walba laga doonayo in uu istaago barta loo calaamadeeyay ama loo tilmaamey.

     Dhanka kale, codsiyada baasaboorka ee muwaadiniinta ku nool Gobolka banaadir oo tiro ahaan ka badan deegaanada kale awge ed, waxaa loo Diyaariyay labada xaruumood ee baasaboorka laga bixiyo oo mid waliba qaabili doonto codsiyada muwaadiniinta de gan degmooyinka raacsan sida:-

     1:-Xarunta CABDICASIIS (Dhismaha Wa saaradda Kalluumeysiga):waxay qaabili doo ntaa codsiyada muwaadiniinta ku nool 8- De gmo oo kala ah:-Cabdicasiis, Kaaraan, Hili waa,Shibbis,Shangaani,Boon-dheere, Xam arweyne, Yaaqshiid.

      2:-Xarunta HODON (Guriga Shaqaal aha) :-waxay qaabili doontaa codsiyada mu waad iniinta ku nool 9-Degmo oo kala ah:- Hodon,Waabari,Warta-Nabada, Wadaj Ir,Kaxda,Deyniile,Howlwadaag,Xamar-Jajab, Dharkeynleey.

      Ugu dambeyn, Hey’addu (HSJ) waxay ka codsaneysaa muwaadiniinta Soomaaliye ed inay nidaamka iyo hababka cusub dhow raan, isla markaana la shaqeeyaan howl-wa deenada naftooda huraya ee u adeegaya waqtiga adag. Saacaddaha qabashada araajida waa: 8:00am – 12:00 pm.

Dowlad goboleedyadda Jubbaland iyo Galmudug oo daahfuray Imtixaanka dugsiga dhexe

     Madaxwayne ku xigeenka dowlad gobo leedka Jubbaland Md.maxamuud sayid aa dan iyo masuuliyiin kale oo katirsan W/waxbara shada jubbaland ayaa daahfu ray Imtixaanaad ka Fasalka 8- aad ee du gsiga dhexe. Imtixaanka ayaa si rasmi ah uga bilowday degaanada Jubbaland ,Waxaana imtaxaanka ufariistay deganada Jubbaland oo idil 2362 arday. Sidoo kale 2,561 arday  ayaa degaanada Galmudug Shalay u fariisatey imtixaanka qaran fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe oo ka dhacaya 18 goobood oo Galmudug ka tirsan.

     M/Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug oo ka mid ah Goobaha imtixaankani ka bilow dey kaga daah furay arday dhan 222-arday wasiirka wasaarada waxbarashada Galmu dug Maxamed Xaashi dhoore oo ay wehliye en Agaasimaha Guud ee wasaarada Axmed Nuur Cusmaan iyo kormeerayaal ka socday wasaarada waxbarashada Soomaaliya .

Aabe 80-jir ah oo Shalay u fariistay imtixaanka qaran ee fasalka 8-aad

    Aabbe Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud oo ah 80-jir ayaa Shalay ka mid noqday ardayda u fariisatay imti xaanka qaran, gaar ah aan ahaan fasalka 8-aad, isaga oo ku sugan M/Gaa lkacyo ee G/Mudug.

       Aabbe Cabdiraxmaan oo la hadlay war baahinta ayaa sheegay inuu ku faraxsan yah ay in heerkan uu soo gaaro, islamarkaana uu u fariisto imtixaanka ay qaadeyso dowla dda.

     Sidoo kale wuxuu ugu baaqay dhamma an dadka Soomaaliyeed in waxbarashada la gu dadaalo oo aan da’da lagu xirin.

     Wasiiru dowlaha W/W/shada Maamulka Galmudug, Mursal Cabdi Aadan oo imtixaan ka ka daah-furay Gaalkacyo ayaa sidoo kale guud ahaan ardayda iyo Aabbe Cabdiraxma an u rajeeyay guul, isagoo ku boggaadiyay dadaalkooda inay sii wadaan.

      Magaalooyinka loo fariistay imtixaankan waxaa ka mid ah Muqdisho, Kismaayo, Bay dhabo, Dhuusamareeb iyo Jowhar, halka ay ka maqan tahay Garoowe oo kaliya.

      Waa markii ugu horreysay ee ay DFS qa adeyso imtixaanka shahaadiga dugsiga dhe xe, iyada oo ay sanadkaan u fariisteen arday badan.

Xeerilaaliyaha Qaranka oo ka hadlay dil Muqdisho loogu geystay Mid ka mid ah Shaqaallaha Xafiiskiisa

      Ciidamo la sheegay in ay ka tirsan yihiin D/Soomaaliya, islamarkaana ilaalo u ahaa Mid ka mid ah G/Wasiiradda ayaa Shalay Muqdisho ku dilay mid ka mid ah Shaqaala ha Xafiiska Xeerilaaliyaha Qaranka.  Dilka ayaa ka dhacay Tre-piano ee Wad dada Maka Almukarrama. Dilka Maxamed ayaa yimid ka dib markii ay ka shakiyeen gaariga uu watay Ciidamo la sheegay inay ilaalo u ahaayeen Wa siirka Caddaaladda dowl adda Soomaaliya.

      Xeerilaaliyaha Qaranka Suleymaan Max amed Maxamuud ayaa ka tacsiyay dilka Ma xamed waxaana uu sheegay in gacanta lagu dhigay gacan ku dhiiglihii Dilka geystay.

      "Waxaan la wadaagayaa qoyska, ehela da iyo shaqaalaha xafiiska Xeer-ilaaliya Guud ee Qaranka tacsi tiiraanyo leh geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Maxamed C/dir Cilmi oo gacan ka xaqdaran ku dishay Shalayy M/Muqdisho. Marxuumku wuxuu ka mid ahaa hawladeenada Xafiiska, wuxuuna ahaa shaqsi firfircoon oo kart iyo howl karni mo ku sifoobay. Waxaan alle uga baryayaa inuu u danbi dhaafo, jannadiisana uu geeyo. Aamiin, aamiin.

    Gacan-ku-dhiiglahi dilay marxuuka waa la xiray, waxaana socota baaritaan dilkii marx uumka” Ayuu yiri Suleiman Maxamed Maxa mud.

Gaadiid iyo agab caafimaad oo lagu wareejiyey isbitaalka guud ee Laascaanood

      2gaadhi oo Ambalaas agabkoodu u dhan yahay iyo agab caafimaad oo kale ay aa Shalay la soo gaadhsiiyey isbitaalka gu ud ee Laascaanood. W/Caafimaadka Somali land iyo we fti uu hoga aminayo ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey degaanka Adhicadeye oo 30km waqooyi kaga quman M/Laas ca anod .

    Madaxda kala duwan ee heer gobol, degmo,waxgarad, cuqaal iyo bahda Caafima adka ayaa soo dhoweyntiisa ka qayb qaatay iyadoo ugu danbayna uu soo gaadhey xar unta W/Caafimaadka G/Sool halkaas oo uu kula hadlay bahda caaf imaadka iyo masuuliy iintii kale ba. W/Caafimaadka Cum ar Cali C/hi ayaa ku wa reejiyey laba gaadhi oo ah kuwa gargaar ka degdega ah oo qalabko odu u dhamaysti ranyahay, shaybaadhka COVID-19 iyo agab     kale oo dhamaantii la xidhiidha xanuunkaas oo dhawr kiis laga hel ay magaalada.

      2dan gaadhi ayaa mid ka mid ah waxaa soo iibiyey Ganacsade Maxamed Jabuutaa wi kaas oo wata qalab badan sida uu saxa afada u soo bandhigay oo ka mid yihiin ham aha sahla neefsashada, halka ka kalena ay      W/Caafimaadku keentay.

    Wasiirka iyo masuuliyiinta kale ee la so cdey oo uu ka mid yahay Md.Cabdiwaaxid C/dir Cabdiraxmaan lataliyaha madaxweyna ha oo halkaasi ka hadlay ayaa waxa aay ku la dardaarmeen daryeelka agabkan iyo sidii ay dadaal ugu samayn lahaayeen bulshado oda.

      Masuuliyiinta G/Degmada iyo waxgarad ka magaalada ayaa aad ugu mahad celiyey wasiirka Caafimaadka iyo ganacsade Jabuut aawi, waxaanay qaarko od soo jeediyeen in uu yahay shaqsi ku daya sho mudan muhiimna u ah bulshada gobolka Sool.

      Gaadiidkan ayaa yimi ka dib markii dhac dooyin gaadiid gurmad la'aantood dad bad an u dhinteen taas oo Saxaafada iyo baraha bulshada lagu qaadaa dhigay iyadoo ay ha atana soo socdaan dhawr kale oo ay ku dee qeen Dahabshiil, shirkada HASS  iyo mid ay lacagtiisa ururiyeen gudi loo xilsaaray.

Wasiir Sadiiq Warfa "Shaqo Abuurka, Xirfadaha iyo Bad-qabka goobaha shaqada ayaa muhiimad inoo leh xilligan"

    W/Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Md.Xil.Sadiiq Xirsi Warfaa oo Shalay gudd oomiyay kullanka bilaha ah ee Agaasime Waaxeedyada Wasaaradda ayaa soo ban dhigay qorshayaasha ugu weyn ee xilligan ay diiradda saarayaan.

     "Wasaaradda waxaa ka go'an xoojinta ni daamka maamul ee gudaha oo ku dhisan shaqo wadaag, hadda waxaan diiradda saar aynaa sidii kor loogu qa adi lahaa xirfadaha gac antasi dhallinyaradeen na ay u noqdaan kuwa xirfado leh,markaana waxaan ka gudbi doonaa shaqo la'aanta heysata dhallinyara da." ayuu yiri wasiir Sadiiq.

     "Waxaan soo siyaadinay waaxda badqabka iyo caafimaadka oo oggaanaysa jawiga goobaha shaqada ee dalka, waaxda kale ee shaqo abuurka oo waqtigan ku howlan sidii sahan loogu sameyn lahaa suuqa shaqada ee dalka oo halkaa fursado shaqo loogu heli karo dhallinyarada , halka Waaxda Sharciyada iyo Xiriirka Shaqaalaha ay soo bandhigtay isbeddelo horseedi kara hannaan sharciyadeed oo kalsooni leh iyo xiriir xooggan oo dhexmara Wasaaradda iyo xiriiradda Shaqaalaha." ayuu ku daray.

Wasiirka wuxuu caddeeyay muddo sannad iyo bar ah oo uu xafiiska joogay in lagu guuleystay kumannaan dhallinayro ah oo fursado shaqo ka helay barnaamijka shaqo abuurka dhallinyarada,kaas oo uu sheegay dhowaan in la ballaarin doono iyo taariikh ahaan in markii u horreysay dowladda ay ku guuleysatay taageerro dhaqaale in la ga arsiiyo muwaadiniinta kuwooda ugu nugul oo hooyooyinka iyo carruurta yaryar ay ugu horreeyaan,iyagoo taageerrada ka helaya barnaamijka Baxnaano ee qaybta ka ah siy aasadda ilaalinta bulshada.

     Hannaan bad-qab oo loogu hortagayo fa yruska Covid-19 ayuu sidoo kale sheegay in laga hirgalinayo wasaaradda xilli 7dan ay dib ugu laabteen shaqada guud ahaan Shaqaal aha. W/Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ay aa ka mid ah hay'adaha ugu muhiimsan ee dalka oo dowladda mas'uul uga ah shaqada iyo taageerada bulshada.

Odayaal iyo waxgarad si adag uga hadlay Dagaalkii Gaalkacyo

     Odyaal iyo waxgarad ku sugan M/Gaalka cyo oo warbaahinta la hadlay ayaa si adag u cambaareeyay Dagaalkii Habeen hore iyo Shalay ka dhacay Gaalkacyo oo sida ay sheegeen cid gaar ah lagu beegsaday.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip