HALYEEY ISBOORTI oo u baahan in la dhiirigeliyo.

0
Wednesday July 08, 2020 - 22:26:40 in Wararka by
  • Visits: 2687
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALYEEY ISBOORTI oo u baahan in la dhiirigeliyo.

    Milkiilaha Kooxda Al-Ahli Maxamed Cumar Muumin (Mina), Waa Geesi u baahan in la dhiirigeliyo lana baahiyo waxqabadkiisa wanaagsan ee uu ku Caawiyo dhallinyarada Jowhar ee Isboortiga jecel.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Milkiilaha Kooxda Al-Ahli Maxamed Cumar Muumin (Mina), Waa Geesi u baahan in la dhiirigeliyo lana baahiyo waxqabadkiisa wanaagsan ee uu ku Caawiyo dhallinyarada Jowhar ee Isboortiga jecel.       Wuxuu ka Ganacsadaa Hilibka wuxuu Kawaanka ka helo ayuu ku dhiirigeliyaa Kooxdiisa oo ka tirsan Kooxaha ka dhisan magaalada Jowhar isagoo kooxda ka keenay Seria C una gudubtay illaa Seria A. Balse la ii xaqiijiyay inuu la kulmay Xaqiraad iyadoo kooxdiisa aan lagu darin kooxaha 6-da ah ee ay XSKC u balan qaadeen inay qalabeynayaan.
Waxaa la ii sheegay in kooxdii uu go’aansaday inuu kala diro, Laakiin waxaan leeyahay kooxdaada waqti badan ayaad gelisay ee gacanta ku haay way imaanaysaa waqti Ciyaaraha aan lagu hoos qarin doonin dano gaar ah.
      WD:-Said Ibrahim Hussein



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip