HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 11-JUNE-2020

0
Thursday June 11, 2020 - 09:58:11 in Wararka by
  • Visits: 823
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 11-JUNE-2020

    Sheekh Shariif oo Farriin adag u diray Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qa ran Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay dowladda Itoobiya inay faraha kala baxdo arrimaha gudaha Soom aaliya, isagoo farriin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Shariif oo Farriin adag u diray Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qa ran Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay dowladda Itoobiya inay faraha kala baxdo arrimaha gudaha Soom aaliya, isagoo farriin u dir ay R/Wasaaraha Ito obiya Abiy Ahmed. Sh.Shariif oo Habeen hore shir jaraa'id ku qabtay hoygiisa ayaa ka hadlay arrinta Somaliland oo ay dowladda Itoobiya ku cadaadineyso wada hadalka DFS "Arrinta Somaliland waa arrin qaran oo wa qti iyo fikir u baaham dadka Soomaaliyeed ayay ka dhaxeysaa, waxaa leenahay cida ga cmaha kula jirta hakala baxdo, Madaxweyna ha iyo Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya waxay is ku arkeen Addis Ababa Madaxweynaha So maliland Muuse Biixi waxyaabo badan laga hadlay waxa laga hadlay oo keeni kara in la sii kala fogaado, wadiiqo fiican ma ahan xill iga hadda la joogo xukuumadda hal sheyaa laga rabaa wixii ay heysay ee gacanta ku he ysay inay xajiso iyo howlaha socday, wada hadalka socday inuu sii socdo ayaa rabnaa, qof gaar u leh ma lahan, anaga oo dhan ayaa ka qeyb qaadanya, dadka Soomaaliy eed iyo dowlad goboleedyada"ayuu yiri Ma daxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed. Waxaa uu ugu baaqay dowladda Itoobiya Inay ka taxadaraan inay soo farageliyaan arr inta qadiyada Somaliland iyo wada hadala da, isagoo caddeeyay inay doonayaan in kal soonida dadka Soomaaliyeed iyo Itoobiya la soo celiyo, balse in arrimaheena inay gacma ha kula jiraan aanay wax fiican aheyn sida uu yiri Shariif. Sheekh Shariif ayaa ka sheekeeyay arrin dhex martay isaga iyo R/Wasaarihii hore ee ee Itoobiya Meles Zenawi, isagoo xusay in Meles uu xaqiiqsaday in uusan Soomaaliya ciidan ku qabsan karin. "Aniga waxaa aaminsanahay nin Meles Zenawi ka xoog badan oo soo xukumay Itoo biya ma imaanayo, R/Wasaaraha cusub ee Itoobiya aniga waa is lahaa markii uu mee sha yimid heshiis dhici doona, waxaas filey nay, wax kalena waa la sheegaa, laakiin mugdiga jira in la bixiyo rabnaa, Abiy Ahmed haddii uu rabo inuu Somaaliland inuu maam ulo, Jubbaland iyo Gedo uu ciidamo geeyo, halkanna uu maamulo wax fiican maahan, Muuse Biixi kaligaa haddaa keeni karto waa howl kale noo sheeg, Muuse iyo dadka reer Woqooyi waan isku fiicannahay xiriir leenah ay, waana Soomaali waxa isku dirirnay ana ga naqaan, marka ku baahano annagaa ku yeereynaa"ayuu yiri Sheekh Shariif oo farriin gaar ah u dirayay R/Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.


Wararkii ugu dambeeyey xiisadda Masar iyo Itoobiya

     Dowladda Suudaan ayaa ku howlan sidii ay wada-hadal uga dhex billaabi lahayd dala lka Masar iyo Ethiopia oo uu ka dhax eeyo muran salka ku haya webiga Nile ee saddex dan dalba dhex-mara. Xiisadda ayaa ka dhal atay biyo-xireenka ay Ethiopia ka dhiseyso webiga Nile, kaasi oo Masar ay sheegtay in uu halis ku yahay, isla markaana yareyn doo no biyaha dalkeeda soo gaara. Biyaha laga isticmaalo Masar ay aa in ka badan 90% ka yima ada Nile.

    Ethiopia ayaa isku dayeysa inay dhowaan billowdo inay buuxiso biyo-xireenka, taasi oo Masar ay aad uga digtay, balse Addis Ababa ay sheegtay inaysan u joojin doonin

Amisom oo qiratay dagaal Shabaab ay la galeen inay ku dhinteen 3 Haween shacab ah

     Howlgalka nabad-ilaalinta Midowga Afri ka ee Soomaaliya ee Amisom ayaa qiray in dad shacab ah ay ku dhinteen iska hor-im aad dhex-maray ciidankooda iyo kuwa Al-Shabaab oo ka dhacay deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellada Hoose.

     Qoraal kasoo baxay Amisom ayaa lagu sheegay in 8-dii June ay dagaal-yahanada Al-Shab aab soo weerareen waddo agabka loo mariyo ciidan ka Amisom oo ku taalla Waqooyiga Bari ee Jana ale, kadibna iska hor-imaad ka dhashay jaw aabtii ay bixiyeen ciidamada Amisom ay ku dhinteen dad shacab ah.

    "Nasiib darro, saddex haween ah ayaa la gu dilay iska hor-imaadka waxaana lagu dha awacay laba kale, oo hadda lagu daweyna yo isbitalka Amisom. Waxaa raali-gelin iyo tacsi u direynaa ehellada kuwa dhintay, wax aana kasoo kabasho deg-deg ah u rajeeney naa kuwa dhaawaca ah,” ayaa lagu yiri qora al kasoo baxay Amisom.

     Madaxa howlgalka Amisom Francisco Ma deira ayaa sidoo kale tacsi u diray ehellada dadka dhintay, wuxuuna ballan-qaaday inay sare u qaadi doonaan sugidda amniga si loo xaqiijiyo bad-baadinta shacabka.

Dagaalada dhexmara Ciidamada Amisom & Al Shabaab ayaa waxaa ka dhasha Khasa are kala duwan oo soo gaara dadka shacab ka ah ee ka madax banaan dagaalada.

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia iyo Taliye Fahad Yaasiin oo kulan yeeshay

   Warar kalsoonaan karo oo la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in Wakiilka gaarka ee Q/Midoobay ee Soomaaliya iyo Taliyaha hay  ’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaran ka ay kulan ku yeesh een Xarunta Xala ne.

     Kulanka u dhexee yay Ambass ador Jam es Swan iyo Taliye Fa had Yaasiin ayaa la sheegay in looga had lay arrimo kala duwan oo ku aaddan Doora shooyinka la filayo inay ka dhacaan dhama adka sanadkaan 2020/2021.  Wara r ka ayaa intaas kusii daraya in  James Swan iyo Taliyaha hay’adda Nabadsugida iyo Sird oonka Qaranka ee NISA ay ka wada had leen arrimo ku aaddan Amniga dalka. Waa kulanki u horeeyay noociisa oo Wakiil Dibl omaasi ka tirsan Q/M. la yeesho Taliye Sird oon, kalana hadlo arrimo siyaasadeed, in kastoo aan war rasmi ah laga helin.

XIGASHO:RADIODALSAN.COM

Madaxweynaha Hirshabeelle oo si lama filaan u taageeray go’aankii Aqalka Sare

    Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si lama fila an ah u taage eray go’aankii Gu ddiga Joogtada ee Aqalka Sare iyo baaqii Guddoomiye Cabdi Xaashi C/llaahi ee ahaa in la is ugu yimaado shir wa datashi oo degdeg ah oo ay yeeshaan Mad axda Qaran ka, dowlad gobolee dyada iyo saamiley da siyaasad da.

 War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madax weynaha Hirshabeelle Waare oo Soomaali iyo English ku qornaa ayaa lagu sheegay in ay taageerayaan fikirka saliimka ah ee Aqal ka sare ee ah in loo turo shacabka Soomaa liyeed ee dhibaatooyin fara badan heysta, ayna qabaan in loo tanaasulo xaalada ay ku sugan yihiin.

    "Dowlad goboleedka Hirshabelle waxay ayideysaa in kulan degdeg ah la isugu yima ado sida Guddiga joogtada Aqalka sare go’ aamiyay, waxaan aaminsanahay  in wada hadal iyo is afgarad oo kaliya looga bixi karo xaaladaha na horyaala”ayaa lagu yiri War saxaafadeedka.

      Maamulka Hirshabeelle ayaa noqonaya maamulkii 3aad ee taageera Baaqii Aqalka Sare, waxaana uu xaalada ku sii xumey nayaa Madaxtooyada Villa Somalia oo hada weysay mid ka mid ah 3dii maamul gobol eed ee raacsanaa.

     Go’aankii Guddoomiyaha Aqalka Sare uu ka soo baxay ee ku saabsanaa qabashada shir degdeg ah oo ay isugu yimaadaan dow ladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada, si looga hadlo qabashada doorasho heshiis lagu yahay ka hor 25 bisha June ayaa Mada xtooyada ku noqday dhaawac siyaasadeed.

HALKAN HOOSE KA AKHRISO:-


Maamulka G/Hiiraan oo sheegay in Gawaari qaraxyo sida ku jiraan Beledweyne

   Guddoomiye kuxigeenka Amniga Maam ulka Gobolka Hiiraan Maxamed Meyris Isa aq Cabdulle ayaa sheegay in laamaha Am maanka M/Beledweyne ay wadaan howlga llo laga sameynayo dhamaan Xaafadaha M/Beledweyne,kaas oo la xirira dhanka Amniga

Waxaa uu sheegay Gu ddoomiyaha inay heleen xog ku saabsan in gawaari qaraxyo ah ku jiraan Gudaha M/Bel edweyne, hayeeshee Maamulka G/Hiiraan iyo laamaha Amniga ay wadan howlo baari taano ah.

    Sidoo kale waxaa uu sheegay in mas’uul iyada amniga ay maamulka G/Hiiraan saa ran tahay,balse waxyaabaha kasoo baxa ho wlgalkooda ay Warbaahinta la wadaagi doo naan.

   Dhinaca kale Guddoomiye kuxigeenka Am niga Maamulka G/Hiiraan Maxamed Meyris Isaaq Cabdulle ayaa waxaa uu ka hadlay ba naanbax Shalay ka dhici lahaa M/Beledwey ne oo ay joojiyeen,kaas oo la sheegay in do waldda lagu taageerayay,waxaana uu she egay in banaanbax aan maamulka ka warq abin aan Magaalada lagu qaban karin.

Qatar oo jawaab jees-jees ah ka bixisay codsi ka yimid dagaal-ooge Khaliifa Xaftar

    Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Qatar Mo hammed Bin Abdulrahman Al Thani ayaa ja waab jees-jees ah ka bixiyey codsigii dag aal-ooge Khaliifa Xaftar uu soo marsiiyey dowladda Ma sar ee ahaa in xabad-joojin laga hir-geliyo Libya.

Al Thani ayaa sheegay in Xaftar "uusan tixgelin lahayn geedi socodka nabadda Libya hadii uusan la-kulmi lahayn guul-darrooyin militari balse hadda ay danta qasabtay.”

     Wareysi uu siiyay wargeyska Faransiiska kasoo baxa ee Le Monde ayuu wasiirku uga hadlay guul daradda Khaliifa Xaftar kasoo gaartay dagaalkii uu doonayey in Mag aaladda caasimadda ah uu uga qabsado do wlada uu caalamku aqonsan yahay ee Libya

     "Waxaan sheegeynay tan iyo heshiiskii Skhirat ee la gaaray sanadkii 2015-kii, inay lagama maarmaan tahay in colaadda Liibiya lagu xaliyo hannaan siyasadeed, ma ahan in lagu xaliyo awood militari” ayuu yiri.

    Wasiirka ayaa intaas ku daray, "Xafter mar walba waxa uu doorbidaa in uu qalalaa se adeegsado, wuxuuna hanaanka siyaasad eed tix-geliyaa keliya markii uu khasaaro.”

     "Haddii uu jiro cashar la baranayo, waa in Beesha Caalamku ay adeecdaa geedi-soco dka nabadda ee sharciyadda caalamiga ah iyo qaraaradda Q/Midoobay. Taasi waxaa ay badbaadineysaa dad badan oo reer Libya ah iyo kheyraadka waddanka,” ayuu hadalkiisa ku daray wasiirku. Sabtigii lasoo dhaafay Madaxweynaha Masar Cabdul Fitaax Al-Sisi oo saaxiib la ah Khaliifa Xaftar ayaa ku dhawaaqay ‘hindise keligiis ah’ si loo dhameeyo colaadda Libya, taasi oo ay ka mid tahay xabad-joojin kasoo billaabaneysay maalintii Talaadada, balse la ga diiday. Hindisaha waxaa aqbalay Jener aal Xaftar iyo Aguila Saleh oo ah Afhayeen ka baarlamaanka fadhiya Tobruk.

      Hindisaha Masar waxaa uu yimid kadib markii ciidanka dowladda Libya ay ka adka adeen ciidanka Jeneraal Khaliifa Hafter, wa xayna dib u qabsadeen meelo horay looga qabsaday oo ay ka mid yihiin goobaha salii da dalkaas.

Yuusuf Garaad: Doorashada ayay macna ha ka dileysaa haddii la yiraahdo Puntl and iyo Jubaland Muqdisho halagu

doorto

   Yuusuf Garaad Cumar, Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Somaliya ayaa DFS ugu baaqay hannaan hufan, oo suurtagelin karta in dalka kaga qabsoomto doorasho leesku waafaqsan yahay.

     Yuusuf Garaad ayaa tilmaamay in Xildhi baanada Gobolada Waqooyi (Somaliland) la gu doortay M/Muqdisho sanadkii 2016, had ana haddii kuwa Jubbaland iyo Puntland xill igan lagu doorto M/Muqdisho, ay wiiqeyso ujeedada doorashada.

    "Xildhibaannada Somaliland ayaa Xamar lagu doortay 2016. Doorashada ayay mac naha ka dileysaa, haddii la yiraahdo Punt land iyo Jubaland iyaga na Muqdisho ha lagu doorto 2020.” Ayuu yiri Yuusuf Garaad Cumar.

Yuusuf Garaad ayaa Dowladda Federaalka kula taliyay inay la tima ado barnaamij suurtage lin kara in Xildhibaana da Puntland iyo Jubbal and lagu soo doorto Magaalooyinka Garo owe iyo Kismaayo.

    "Dowladdu hala timaaddo hab saamaxaya in doorasho lagu qabto ugu yaraan Garowe iyo ismaayo.” Ayuu yiri Yuusuf Garaad oo warkan ku sheegay qoraal uu ku daabacay bartiisa Twitter-ka.

       Dowladda Federaalka iyo Maamul Gob oleedyada qaarkood ayaa isku maandhaafs an nooca ay tahay doorashada lagu wado inay dalka ka qabsoomto 2020/2021.

      Madaxweynaha Puntland, Siciid C/hi Deni ayaa horaantii bishan ka horyimid in do orasho aan nooceeda lagu heshiin, ay Dowl adda Federaalka ka qabato dalka.

Madaxweynaha K/Galbeed oo Cusbitaal ada ku booqday Ciidamo ku dhaawacmay Difaaca Dalka

    Madaxweynaha dowlad gobleedka K/Gal beed Md.Cabdi casiis Xasan Maxamed lafta-gareen iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalintii 2-aad ku sugan magaaladda xud dur ee G/Bakool ayaa Shalay booqday as kar u dhaawacmay  difaaca dalkooda  ee  ku jirta isbitaalka degmadaasi,  waxaana mad axweynaha uu dhaawacyada gaarsiiyey de eq lacageed.

      Madaxweyne Lafta-Gareen ayaa sidoo kale ku boggaadiy ay askarta inay yihi in laf dhabarka uu leeyahay dalka, isl amarkaan haatan ay ciidamada xoog ga dalka ay ku so coto dib u habeyn xoogg an, haddii ay ah aan laheyd in la qalabeeyo iyo in xuquuqo hooda loo dhameystiro.

    "Ciidamada Qalabka sida waxaan dooney naa inaan dib u qalabeyn ku sameeyno ma xaa yeelay dalkaan dadkii hanan lahaa guud ahaan Amniga waa iyaga waxaana dhameys tiri doonnaa xuquuqaha ay leeyihiin inaggoo uga mahad celineyno sida ay u gutaan waa jibaadka loo igmaday” ayuu yiri Madaxwey ne Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta –ga reen)

    Dhinaca kale madaxweynaha ayaa waxa uu xariga ka jaray xarun cusub oo laga hirge liyey suuqa xoolaha ee degmada xuddur,  si doo kale isaga iyo wafdigiisa waxaa ay kor meer ku tageen dhismooyin ku yaala deg amadaasi.

    Ugu dambeyntii  Mdafta-Gareen ayaa bog aadiyey hirgelinta mashaariicda horumarine ed  oo laga wado degmada Xuddur.

Ciidanka NISA oo xabsiga dhigay odayaal u tagay Al-Shabaab

   Ciidamada NISA ee ku sugan deegaan nada maamulka Galmudug ayaa lagu wara mayaa in Shalay ay xir xireen qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee deegaanno ka tirsan gobolka Galgaduud.

    Ciidamada ayaa Shalay waxa ay deega an lagu magacaabo Baxdo oo ka tirsan dee gaannada Galgaduud ka wateen 6 ka mid ahaa odayaasha dhaqanka ee deegaankasi.

    Odayaashan ayaa sababta loo xiray wax aa lagu sheegay inay ka hor imaadeen amar uu horay u soo saaray maamulka Galmud ug,kaas oo ahaa in aysan tegin deegaanna da ay ka arrimiyaan  Al-Shabaab.

    Odayaasha oo horay u ogaa ayaa la shee gay in ay tageen deegaanno ay ka taliyaan Al-Shabaab, taas oo ah in hadda loo xiray in ay u hoggaansami waayeen amarkii horay ay uga soo saareen maamulka Galmudu g.

     W/W/mniga maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi, ayaa kal hore shaaciyay in tal laabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono, dadka lagu ogaado in ay tagaan deegaanna

da ay maamulaan Al-Shabaab.

XIGASHO:-RADIOKULMIYE.NET


Haweeneyda la dhalatay Hoggaamiayha Kuuriyada Waqooyi oo kamid noqotay dadka dejiya siyaasadda Waddankaas.

     Gabadha la dhalatay hoggaamiyaha Kuu riyada Waqooyi Kim Jong Un, ayaa door mu hiim ah ka qaadaneysa olole cusub oo ka dhan ah dalka kuuriyada koonfureed, taasoo dadka wax odorosa ay ku sheegeen in door siyaasadeed oo wax ku ool ah ay ku caaw ineyso walaalkeed.

    Haweeneydaan oo la aaminsanyahay in ay jirto 30 sanno Kim Yo Jong ay aa ah qofka kaliya ee qoy skiisa ugu dhaw  hogga amiayha kuuriyada waq ooyi ee ka ciyaareysa si yaasadda door muuqda.

Intii lagu guda jiray sanadihii 2018-2019 duu laankii diblomaasiyadeed ee caalamiga aha a,ayaa Kim Yo Jong waxey indhaha caalam ka ku soo jeedisay wafdi ay hoggaamineyso oo tagay ciyaarihii Olombikada xagaaga ee lagu qabtay dalka Koofurta Kuuriya.

    Waqti dambe ayaa haddana waxaa la ark ay iyadoo hubineysa waxa u hagaagay wala alkeed ka weyn oo ku sugan goob tareen oo uu kula kulmayay madaxweynaha Mareykan ka Donald Trump oo ku taalla  dalka Vietn am.

   Bishii Maarso, warbaahinta dowladda ayaa markii ugu horreysay waxey baahisay hadal lo dhaleeceyn ah oo kasoo baxay haweene yda la dhalatay hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi  oo ay ku weerareyso masuliyiinta Kuuriyada Koofureed, kaddib waxaa xigay ta llbaabooyin ay ugu jawaabeyso hadallo ka yi mid  Madaxweyne Trump, toddobaadkii ugu dambeeyana waxey ka digtay in dalkeeda uu u jari doono xiriirka uu la leeyahay dalka ay deriska yihiin ee Kuuriyada Koofureed.

Ms Kim, ayaa sidoo kale ka mid ah shaqsiya adka ku jira liiska cunaqabataynta Mareykan ka, waxaana lagu eedeeyay tacadiyo dhan ka xuquuqda aadanaha ah oo ka dhacay Kuuriyada Waqooyi.

Inay saabuunta cunaan maxaa ku khasb ay 2dan gabdhood ee walaalaha ah?

     Labo gabdhood gabdhood oo walaalo ah oo ku nool gobolka Riftvalley ee dalka Ken ya ayaa waxay noqdeen kuwo si joogto ah u cuna saabuunta, iyagoo sheegay inay aad u jecel yihiin.

    "Si aad ah ayaan ugu raaxeystaa marka aan cunayo saabu unta, sharrax aad kama bixin karo si da aan dareemo marka aan goo sto qeyb kamid ah saabuunta, waxaana si aad u jeclahay saabuunta midabada leh, aa gteyda waxay iiga tahay waxa ugu macaan ee aan heli karo," ayay tiri mid kamid ah ga bdha han oo la yiraahdo Sharon Chep chirchir.

    Sharon Jepchirchir waa 25 jir, iyada iyo walaasheed Lydia Chepkemboi oo 18 jir ah ayaana in muddo ah waxay cunayeen saa buunta. Waxay sheegeen in mar kasta oo ay doonayaan inay wax cabayaan ama cunaan ay joogto ka dhigteen inay ku bilaabaan in qeyb kamid ah saabuunta ay cunaan.

      Mararka qaar waxay sheegeen inayba ka dhigtaan quraac.

    Maalinkii oo idil waxaa laga yaaba inay dhameystaan jeex saabuun ah.

    Waxay sheegeen in aysan dooneyn inay sii wadaan arrintani laakiin ay iska joojin waa yeen cunidda saabuunta.

    Waxay soo xadi jireen saabuunta

Sharon waxay sheegtay in dabeecaddan ay u hor seedday dhaqan ah in saabuunta ay guriga kasoo xaddo isla markaana hooyade ed walaac galisay.

      "Waa arrin aan la yaabanahay, oo ii hors eedday dhaqanka ah inaan saabuunta gur iga soo xado, waxay xitaa hooyadeey ku ta as ku kalliftay inay qariso saabuunta laga ist icmaalo guriga nooca ay rabto ha ahaatee, waxay hooyadeen garwaaqsantahay in had dii aan helno saabuunta aan cuneyno" ayay tiri Sharon.

     Sida ay sheegeyso Sharon, saabuun cuni dda waxay billowday markii ay 5 jir aheyd halka walaasheed oo ka yar iyaduna ay bil lowday in saabuunta ay cunto xilli ay aad u yareyd.

   Hooyada dhashay gabdhahan waxaa we lwel iyo murugo ku reebay in gabdhaheeda ay si joogto ah u cunaan saabuunta.

Sharon waxay sheegeysaa in xitaa qoysk ooda ay Alle bari u sameeyeen si gabdha han ay u dhaafaan saabuunta.

     "Waxaa naloo sameeyay Alle bari, laaki nse waxaa sare usii kacaya jaceylka iyo da maca aan u qabno cunidda saabuunta."

    Waxay mararka qaar go'aansadaan inay tegaan goob ay ku dhuuntaan si ay saabu unta u cunaan.

     Sharon waxay sheegtay in maalinkii ay cuni karto saabuunta ilaa shan jeer.

     Maxaa keenay in gabdhahan ay la qabat imaan cunidda saabuunta?

    Sharon waxay sheegtay in markii warba ahinta Kenya ay tebiyeen xaaladdooda ay tageen isbitaal si ay u ogaadaan, sababta ku khasabtay in saabunta ay cunaan.

     Waxay sheegeen in markii baaitaan lagu sameeyay la ogaaday in caafimaadkooda uu wax ka khaldan yahay oo ay yartahay mac ddanta ku jirto jirkooda gaar ahaan 'Iron-ta'   sidoo kalena la ogaaday in heerka dhiggo oda uu yar yahay.

     Waxaana la ogaaday in macddantaas oo jirkooda ka maqan ay horseeday inay cuna an saabuunta.

     Baaritaan lagu sameeyay dhiigga gabdh ahan ayaa lagu ogaaday in heerka cabirka dhiigooda uusan dhaafeyn 7 dhibcood halka dhiigga qofka banii'aadanka la doonayo in uu dhexeeyo 14 ilaa 19 dhibcood.

     Waxaana sidoo kale la ogaaday in unug yada qaada dhiigga ee jirkooda ay yar yihiin.

Saabuunta wax faa'ido ma u leedahay banii' aadanka?

     Markii gabdhahan lagu sameynayay baa ritaanka caafimaad waxay dhakhaatiirta u maleynayeen in jirkooda laga waayi doono maaddooyinka Sodium iyo potassium, taas ina ay tahay sababta ay u barteen cunidda saabuunta.

     Saabuunta waxaa laga sameeyaa maddo oyin ay ku jiraan sodium iyo pottasium iyo aashito, marka sida ay sheegayaan cilmi ba arayaashu saabuuntu wax faa'ido ah uma la haan banii'aadanka, balse dhibaato caafim aad darro ayaa ka dhalan kara.

    "Waa arrin la yaab leh, waxaan la yaaban ahay sababta aniga iyo walaashey ay dhib aatada noola soo deristay, maxay dhakhaa tiirtu ugu guul darreysteen in ay xal u helaan dhibaatadan na heysata? taas oo nagu reeb tay ceeb weyn," ayay tiri Sharon.

Welwelka ay muujineyso Sharon waxaa sare u qaaday digniinta ah in haddii ay sii wa ddo cunista saabuunta ay caafimaad da



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip