Wasiir Maareeye "Barakacayaasha dib u dajin ayaa loo sameynaa"

0
Wednesday March 02, 2016 - 12:45:58 in Wararka by
  • Visits: 648
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Maareeye "Barakacayaasha dib u dajin ayaa loo sameynaa"

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dib u dajin loo sameyn doono Barakacayaasha ku nool Magaalada Muqdisho si ay uga qeyb qaataan amniga Caasimadda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in dib u dajin loo sameyn doono Barakacayaasha ku nool Magaalada Muqdisho si ay uga qeyb qaataan amniga Caasimadda.

hadalkaan waxaa saxaafadda u sheegay Wasiirka warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda xilli uu ka hadlayay Shir Wasiirrada Xukuumadda ay isugu yimaadeen.

Dowladda ayaa arrintaa la kaashan doonta Hay’adaha Caalamka si nolosha ay hadda ku nool yihiin Barakacayaasha wax looga badalo dowladduna ka warqabto.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip