Shirka gudiyada Baarlamaanka Pan Afrika oo ka furmay Johannesburg "SAWIRRO"

0
Tuesday March 01, 2016 - 19:51:01 in Wararka by
  • Visits: 697
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirka gudiyada Baarlamaanka Pan Afrika oo ka furmay Johannesburg "SAWIRRO"

    Kulankaan Baarlamaanada Afrika oo ka furmay xaruntooda magaalada Johannesburg ee Dalka Koonfur Afrika ayaa socon doona muddo todobaad ah waxaana looga hadlayaa xaaladaha nabadgalyo iyo ammaanka Qaaradda, miisaaniyad sanadeedka 2017 ee Baarlamaanka Pa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulankaan Baarlamaanada Afrika oo ka furmay xaruntooda magaalada Johannesburg ee Dalka Koonfur Afrika ayaa socon doona muddo todobaad ah waxaana looga hadlayaa xaaladaha nabadgalyo iyo ammaanka Qaaradda, miisaaniyad sanadeedka 2017 ee Baarlamaanka Pan Afrika.

Shirka ayaa intii uu socday waxaa lagusoo bandhigay hay’ad ceymis ah oo ay yeelanayaan Xildhibaanada Pan Afrika, hay’addaas oo lagu magacaabo CIGNA kaasi oo ka howlgasha wadamo badan oo ay Soomaaliya ku jirto.

Xildhibaan Cabdi Xukun oo ka mid ah Xildhibaanada Soomaaliya u matalaya shirkaani Baarlamaanada Afrika oo warbaahinta lahadlay ayaa tilmaamay in maalinta laga hadlayo ammaanka iyo nabadgalyada Qaaradda si gaar ah looga hadli doono arrimaha ammaan daro ee dalkeena ka jira, isla markaana ay ka soo saari doonaan qododo muhiim ah oo quseeya Soomaaliya.

Sanadkaan ayaa Midowga Afrika u aqoonsadeen sanadka xuquuqda Aadanaha iyo horumarinta haweenka Qaarada Afrika ayaa lafilayaa inay siyaabo gaar gaar ah u shiraan; gudiyada haweenka, dhallinyarada iyo Safiirada Qaarada ee dalkaani Koonfur Afrika ku sugan.

????????????????????????????????????



????????????????????????????????????


????????????????????????????????????


????????????????????????????????????


????????????????????????????????????


????????????????????????????????????


????????????????????????????????????


????????????????????????????????????


????????????????????????????????????


????????????????????????????????????

WD:C/qaadir Axad,Johannseburg

XIGASHO:-RADIOMUQDISHO



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip