Hey'adda IMF oo digniin ku wajahan Dalalka Afrika soo saartay.

0
Sunday April 05, 2020 - 21:12:15 in Wararka by
  • Visits: 212
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hey'adda IMF oo digniin ku wajahan Dalalka Afrika soo saartay.

    Hey'adda IMF oo digniin ku wajahan Dalalka Afrika soo saartay. Muqdisho:-Hey'adda maamusha sanduuqa lacagta aduunka ee IMF ayaa waxaa ay soo saartay warbixin dheer oo ay uga hadleyso xaalada dhabta ah ee ay wajahayaan dalal badan oo ka tir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hey'adda IMF oo digniin ku wajahan Dalalka Afrika soo saartay. Muqdisho:-Hey'adda maamusha sanduuqa lacagta aduunka ee IMF ayaa waxaa ay soo saartay warbixin dheer oo ay uga hadleyso xaalada dhabta ah ee ay wajahayaan dalal badan oo ka tirsan qaaradda Afrika, kuwaas oo qaarkood uu aad u saameeyey cudurka Coronavirus.

Warbixintan ayaa waxaa si gaar ah diirada loogu saaray dalalka Zimbabwe iyo Koonfur Afrika oo dadkooda dhibaato badan ay kasoo gaartay bandow dowladahaasi ay kusoo rogeen, cabsi laga qabo Corona darteed, iyadoo tilmaantay in xaaladahaasi ay isku bedeli karaan kuwo bani’aadanimo.

"Tani waa in si dhab ah loo qaataa oo aan indhaha oo kaliya laga eegan” ayaa lagu yiri warbixinta IMF.

Zimbabwe ayaa waxaa laga helay sagaal kiis oo ah xanuunka Coronavirus, halka dalka Koonfur Afrika uu ka mid yahay wadamada ugu badan qaarada ee laga diiwaan geliyay kiisaska ugu badan oo la xariira Coronavirus.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip