Qarax Ciidamo ka tirsan AMISOM lagula eegtay Muqdisho & rasaas la maqley

0
Friday March 27, 2020 - 21:46:05 in Wararka by
  • Visits: 240
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Ciidamo ka tirsan AMISOM lagula eegtay Muqdisho & rasaas la maqley

    Qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay degmooyinka qaar ee gobolkan Banaadir ayaa Ciidamo ka tirsan AMISOM waxaa lagula eegtay Xaafada Suuqa Xoolaha oo ka tirsan degmada Hiliwaa ee Gobolkan Banaadir. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in Miino nooca d

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay degmooyinka qaar ee gobolkan Banaadir ayaa Ciidamo ka tirsan AMISOM waxaa lagula eegtay Xaafada Suuqa Xoolaha oo ka tirsan degmada Hiliwaa ee Gobolkan Banaadir. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in Miino nooca dhulka lagu Aaso ah Agagaarka Baar Jowhar lagula eegtay Gaadiid ay la socdeen Ciidamo ka tirsan AMISOM,isla markaana qaraxa kadib ay maqleen rasaas xoogan. Sidoo kale waxaa la soo sheegayaa in uu jiro khasaaro ka dhashay qaraxaas,waxaana wararka qaar ay sheegayaan in uu jirey dagaal toos ah oo dhex-marey Ciidamada AMISOM iyo Xubno ka tirsan Al-Shabaab,kadib qaraxa. Xaalad kacsanaan ah ayaa laga dareemayaa Xaafada suuqa Xoolaha,waxaana hakad galay isku socodka dadka iyo Gaadiidka halka qaraxa uu ka dhacay oo ah inta u dhaxeysa Xerada Maslax iyo Biyo degeenka Suuqa Xoolaha. Dhowr jeer oo hore ayaa Gaadiid ay wateen Ciidamo ka tirsan AMISOM waxaa qarax lagula eegtay Ciidamo ka tirsan AMISOM,waxaana qaraxaas iyo rasaas ay fureen Ciidamada ay khasaaro kasoo gaartey Dad Shacab ah. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip