Juventus Oo Qarka U Saaran In Ay Shaqada Ka Caydhiso Maurizio Sarri & Badalkiisa Oo Haatanba La Ogaaday.

0
Monday February 10, 2020 - 19:41:10 in Wararka by
  • Visits: 795
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Juventus Oo Qarka U Saaran In Ay Shaqada Ka Caydhiso Maurizio Sarri & Badalkiisa Oo Haatanba La Ogaaday.

    Warar aad u soo badanaya ayaa sheegaya in ay kooxda Juventus qarka u saarantahay in ay shaqada ka caydhiso tababare Maurizio Sarri kadib natiijooyinka xun ee kooxda xilli ciyaareedkan. Juventus ayaa guuldaro kala kulantay kooxda Hellas Verona kula

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar aad u soo badanaya ayaa sheegaya in ay kooxda Juventus qarka u saarantahay in ay shaqada ka caydhiso tababare Maurizio Sarri kadib natiijooyinka xun ee kooxda xilli ciyaareedkan. Juventus ayaa guuldaro kala kulantay kooxda Hellas Verona kulan ka tirsanaa horyaalka Serie A-da xilli ciyaareedkan taas oo ahayd guuldadarii 3-aad ee horyaalka ee xilli ciyaareedkan. Taas ayaa keentay in ay Inter Milan kala wareegto hogaanka horyaalka Serie A-da iyaga oo haatan goolal ku qabtay hogaanka horyaalka Serie A-da kadib guushii ay ka gaadheen Ac Milan. Wargayska La Repubblica ayaa sheegaya in ay Juventus ku dhawdahay in ay shaqada ka caydhiso tabaabre Maurizio Sarri sidoo kale dib u soo celiso tababare Max Allegri kaas oo wali kooxda kula jira heshiis. Madaxda kooxda Juventus ayaa go'aansaday in ay shaqada ka caydhiyaan tababare Sarri waliba doonaya in ay dib u soo celiyaan Allegri kaas oo kooxda ka tagay dhamaadkii xilli ciyaareedkii hore.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip