Wasiir Fowsiya oo ka hadashay Baaritaanka Coronavirus ee Garoonka ka bilaabeen

0
Tuesday February 04, 2020 - 18:37:34 in Wararka by
  • Visits: 233
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Wasiir Fowsiya oo ka hadashay Baaritaanka Coronavirus ee Garoonka ka bilaabeen

    Wasiirka Wasaaradda CaafimaadkaSoomaaliya, Dr. Fowziya Abiikar Nur ayaa maanta kormeer ku tagtay shaqada Caafimaad ee ka socota Garoonka Aadan-Caddesi loo dar dar galiyo adeegga baarista cududrrada faafa gaar ahaan cudurka Coronavirus. Wasaaradda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda CaafimaadkaSoomaaliya, Dr. Fowziya Abiikar Nur ayaa maanta kormeer ku tagtay shaqada Caafimaad ee ka socota Garoonka Aadan-Caddesi loo dar dar galiyo adeegga baarista cududrrada faafa gaar ahaan cudurka Coronavirus. Wasaaradda ayaa Maanta garoonka ka bilaawdey howlo la xirira baaris Caafimad loo la marsiinayo dadka Garoonka kasoo degaya,si looga hortago waxyeelada ka dhalan karta Cudurka Coronavirus oo dhawaan ka dilaacey dalka Shiinaha sidoo kalena lagu arkay wadamo kamid ah Afrka.

Wasiiradda Caafimaadka ayaa waxaa ay kulamo shaqo la qaadatay Wasaaradda Duulista iyo Hawada, Wasiir Maxamed Cabdullahi Oomaar iyo sidoo kale hay’adda socdaalka iyo jinsiyada iyo Hay’adaha kale ee ka howlgala airportka,iyada oo kala hadashay sidii howshaan loo daradar gelin lahaa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip