Puntland oo maanta bilowday diiwaan galinta ciidamadeeda booliiska

0
Saturday January 18, 2020 - 17:50:31 in Wararka by
  • Visits: 220
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo maanta bilowday diiwaan galinta ciidamadeeda booliiska

    Guddiga tirokoobka iyo diiwaan galinta ciidamada Puntland ayaa maanta bilaabay diiwaan galinta ciidanka bilayska Puntland. newsinsidDiiwaankaan ayaa ka bilaabatay xarunta taliska ciidanka bilayska ee gobolka Nugaal, halkaas oo maanta ay iskasoo xa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga tirokoobka iyo diiwaan galinta ciidamada Puntland ayaa maanta bilaabay diiwaan galinta ciidanka bilayska Puntland. newsinsidDiiwaankaan ayaa ka bilaabatay xarunta taliska ciidanka bilayska ee gobolka Nugaal, halkaas oo maanta ay iskasoo xaadiriyeen dhammaan qeybaha kala duwan ee ciidanka bilayska heer gobol.

Guddiga tiro-koobka ciidamada ayaa horey usoo dhameeyay diiwaan galinta ciidanka daraawiishta Puntland, kuwaas oo lagu bilaabay qorshahaan dib u habaynta ciidamada.

Taliye ku xigeenka ciidanka bilayska Puntland, gaashaanle sare Bile Faarax Cali, oo wareysi siiyay Hiiraan Online, ayaa sheegay Puntland inay yeelandoonto ciidamo bilays ah oo kooban lehna tayo islamarkaana lagula xisaabtamo waajibaadkooda shaqo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip