Wasaaradda Caafimaadka oo faah faahisey Wafdiga yimid Muqdisho

0
Sunday January 12, 2020 - 17:17:05 in Wararka by
  • Visits: 227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaradda Caafimaadka oo faah faahisey Wafdiga yimid Muqdisho

    Madaxda ugu sareysa Wasaaradda Caafimaadka Federaalka Soomaaliya oo ay hogaaminayso Wasiir Fawziya Abiikar Nuur ayaa Maanta Muqdisho kusoo dhoweeyay Wafdi ballaaran oo kasocda Xafiiska ugu sareeya Hay'adda Caafimaadka Adduunka (World Health Orga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxda ugu sareysa Wasaaradda Caafimaadka Federaalka Soomaaliya oo ay hogaaminayso Wasiir Fawziya Abiikar Nuur ayaa Maanta Muqdisho kusoo dhoweeyay Wafdi ballaaran oo kasocda Xafiiska ugu sareeya Hay'adda Caafimaadka Adduunka (World Health Organization- WHO). Wafdiga waxaa hoggaaminaya oo kamid ah madaxda Hay'adda WHO ayna qyeb ka yihiin u qabilsanaha Xafiiska WHO ee Soomaaliya iyo Xubno kale,waxaana Wasaaradda Caafimaadka ay faah faahisey sababaha u yimaadeen Soomaaliya.

Wasiirka caafimaadka Xukuumadda Fawziya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in wafdigaan ay ku yimaadeen Soomaaliya codsi ay u direen,isla markaana ay ka caawin doonaan sidii hirgelin lahaa qorshihii caafimaad ee loo dhan yahay ee dowladda Fedeeraalka.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip