Dagaal culus oo dhex-marey Ciidamada Dowladda & Al-Shabaab

0
Thursday January 09, 2020 - 18:21:39 in Wararka by
  • Visits: 213
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal culus oo dhex-marey Ciidamada Dowladda & Al-Shabaab

    Wararka ka imanaya gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya ciidamada dawladda iyo Al-Shabaab uu maanta ka dhacay degaan u dhexeeya Afgooye iyo Wanlaweyn. Dagaalkan ayaa dhacay kadib markii Al-Shabaab ay jidka u galeen ciidanka,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imanaya gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in dagaal u dhexeeya ciidamada dawladda iyo Al-Shabaab uu maanta ka dhacay degaan u dhexeeya Afgooye iyo Wanlaweyn. Dagaalkan ayaa dhacay kadib markii Al-Shabaab ay jidka u galeen ciidanka, iyaga oo adeegsaday qarax, kaddibna uu bilaawday dagal toos ah oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tabaran ee Bangaraafta loo yaqaano. Wararka dhinaca amniga waxay sheegayaan inuu jiro khasaare soo gaaray askarta iyo Al-Shabaab, iyo weliba gaadiidka dagaalka labada dhinaca ay wateen. Weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dhinacyada ku lugta leh dagaalka ee dowladda iyo Al-Shabaab ee ka dhacay deegaan ku yaalla degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip