Xaaf oo qoraal ka dhan ah dowladda u direy Beesha Caalamka

0
Thursday January 09, 2020 - 09:59:11 in Wararka by
  • Visits: 241
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaaf oo qoraal ka dhan ah dowladda u direy Beesha Caalamka

    War-saxaafadeedkan soo baxay Xaafiska Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu wargaliyey Beesha caalamka iyo dowladaha daneeya arimaha Soomaaliya in Madaxweyne Xaaf uu wakaalashada kala noqdey dowladda federaalka. Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay in da

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War-saxaafadeedkan soo baxay Xaafiska Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu wargaliyey Beesha caalamka iyo dowladaha daneeya arimaha Soomaaliya in Madaxweyne Xaaf uu wakaalashada kala noqdey dowladda federaalka. Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay in dawladda federaalka ku takrifashey wakaalashada uu madaxweynahu ku wareejiyay wasaarada Arrimaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya. Sidoo kale warqadan waxaa lagu xusay in uu Madaxweynuhu magacaabay gudiga farsamada ee doorashada Galmudug. Isla markaana ay Dowladdu qalqal siyaasadeed ka wado Galmudug.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip