Qaabkee Ayuu Mohamed Salah Ugu Hambalyeeyay Saaxiibkiisa Sadio Mane Markii Uu Hantay Abaalmarinta Xiddiga Afrika?

0
Wednesday January 08, 2020 - 19:33:04 in Wararka by
  • Visits: 841
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaabkee Ayuu Mohamed Salah Ugu Hambalyeeyay Saaxiibkiisa Sadio Mane Markii Uu Hantay Abaalmarinta Xiddiga Afrika?

    Mohamed Salah ayaa saaxiibkiisa kooxda Sadio Mane ugu hambalyeeyay inuu ku guuleystay abaalmarinta xiddigii ugu fiicnaa qaaradda Afrika sanadkii lasoo dhaafay kadib xaflad uu ka maqnaa oo ka dhacday magaalada Qahira. Sadio wuxuu u

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mohamed Salah ayaa saaxiibkiisa kooxda Sadio Mane ugu hambalyeeyay inuu ku guuleystay abaalmarinta xiddigii ugu fiicnaa qaaradda Afrika sanadkii lasoo dhaafay kadib xaflad uu ka maqnaa oo ka dhacday magaalada Qahira. Sadio wuxuu u duulay Masar si uu abaalmarinta usoo qaato, balse Salah wuxuu ka doorbiday inuu tababarka la qaato kooxda isku diyaarineysa ciyaarta Spurs, sidoo kalana Riyad Mahrez ayaa isna ku seegay kulanka Manchester Derby. Mohamed Salah wuxuu hantay abaalmarinta 2017 iyo 2018, sidoo kalana Riyad Riyad wuxuu hantay 2016, balse Mane ayaa ku guuleystay markii ugu horreysay.

Salah wuxuu qaatay go’aan uu ugu hambalyeynaayo saaxiibkiisa kooxda iyadoo dad badan ay ku dhaliileen inuusan xafladda ka qeyb galin, wuxuuna soo qoray "Hambalyo Walaal” isagoo adeegsaday sawirka Mane oo abaalmarinta heysta.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip