Dad ku dhintay Shil Baabuur oo ka dhacay Kenya

0
Thursday December 12, 2019 - 10:02:06 in Wararka by
  • Visits: 264
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dad ku dhintay Shil Baabuur oo ka dhacay Kenya

    Ugu yaraan Shan Qof ayaa ku geeriyootay, 62 kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray markii ay isku dhaceen Laba Bas inta u dhexeysa Magaalooyinka Mombasa iyo Nairobi ee Dalka Kenya. Taliye, Joseph ole Napeiyan, oo ka mid ah saraakiisha Boliiska ee Gob

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu yaraan Shan Qof ayaa ku geeriyootay, 62 kalena dhaawacyo ayaa ka soo gaaray markii ay isku dhaceen Laba Bas inta u dhexeysa Magaalooyinka Mombasa iyo Nairobi ee Dalka Kenya. Taliye, Joseph ole Napeiyan, oo ka mid ah saraakiisha Boliiska ee Gobolka Xeebta ayaa sheegay in uu dhacay 2;40 Am, iyadoo Dadkii ku dhaawacmayna loo qaaday goobaha caafimaadka. Saraakiisha Ciidanka Waddooyinka ee Dalka Kenya ayaa sheegay in Saddexdii Todobaad ee ugu dambeeyay ay Toaban shil ka dhaceen dhabbaha isku xira Nairobi iyo Mombasa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip