Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo U Yeeray Wasiirka Warfaafinta

0
Wednesday December 11, 2019 - 21:23:32 in Wararka by
  • Visits: 272
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Golaha Shacabka Oo U Yeeray Wasiirka Warfaafinta

    Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumaadda Maxamed Cabdi Xayir Maareeye. Qoraal kasoo baxay Guddoonka Baarlamaanka ayaa loo diray Wasiir Maareye, kaasi oo laga dalbad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumaadda Maxamed Cabdi Xayir Maareeye. Qoraal kasoo baxay Guddoonka Baarlamaanka ayaa loo diray Wasiir Maareye, kaasi oo laga dalbaday inuu Xildhibaanada horyimaado, si loo weeydiiyo su'aallo ay qabaan 11 Xildhibaan iyo kuwa kale, isla markaana la xiriira shaqada Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya. Sidoo kale Wasiirka ayaa la faray in Golaha Shacabka uu horyimaado Maalinta Axada ah ee soo socota taariikhduna ay ku beegan tahay 15-ka December 2019. Hoos ka Akhriso Qoraalka loogu yeeray Wasiir Maareeye.Si kastaba Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa warbaahinta dowladda u jeediyay eedeeymo kala duwan, kuwaasi oo la xiriira dhanka shaqada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip