HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISIIN 2-DA DICEBAR 2019-KA

0
Monday December 02, 2019 - 10:32:48 in Wararka by
  • Visits: 1206
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISIIN 2-DA DICEBAR 2019-KA

    SHEEKH SHARIIF OO MAREYKANKA LA WADAAG AY IN AYSAN AQBALI DOONIN DIB DHAC DOORASHO Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shar iif Sh. Axmed ayaa Shalay kulan Muqdisho kula yeeshay Dan jire Donald Yama moto. Kulankaan ayaa looga hadl ay doorashooyin k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SHEEKH SHARIIF OO MAREYKANKA LA WADAAG AY IN AYSAN AQBALI DOONIN DIB DHAC DOORASHO Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shar iif Sh. Axmed ayaa Shalay kulan Muqdisho kula yeeshay Dan jire Donald Yama moto. Kulankaan ayaa looga hadl ay doorashooyin ka Soomaaliya iyo doorka dowladda Mar eykanka ay ka qaadan karto in doorashadu ku dhacdo Waqtigii loogu tala galay. "Waxaan xarunta safaaradda Maraykan ka ee Muqdisho kula kulannay Danjire Don ald Yamamoto oo aan ka wada hadalnay xa aladda guud ee dalka iyo aragtida madasha xisbiyada qaran ee geediga 2020/2021" ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed Waxaa uu intaa kusii daray "Waxaan u ga mahad celinnay taageerada ay siiyaan Soomaaliya, iyada oo aan aakhirkiina isku waafaqnay ahmiyada ay leedahay qabsoom idda doorasho hufan oo ay ka heshiiyaan saamileyda siyaasadda sida Dowladda dhe xe, dowlad goboleedyada iyo xisbiyada siya asadda"

 

Waxaa uu sidoo kale xusay” Waxaan ka loo la wadaagnay in marna aanan raali ka ahayn dib u dhac iyo waqti kordhin loo sa meeyo dowladda oo ay waajib tahay in door asho la aado”

SHARIIF IYO YOMAMATO 

XILDHIBAAN XIDIG”XUBNAHA ISBEDELDOON KA JUBBALAND KAMA LAABAN MOWQIFKOODA”

XidigXildhibaan Cbdi Rashiid Maxamed Xidig oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shac abka iyo golaha isbe deldoonka Jubbaland ayaa Shalay sheegay in aysan jirin wax iska bedelayowqofkooda ku aadanin Jubbaland ays an ka dhicin wax doora sho ah,isla markaana ay doonayaan in la qabto doorasho xalaal ah.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa warar soo baxayay waxaa ay sheegayaan in Xubn aha isbedeldoonka Jubbaland ey heshiis la galeen Axmed Madoobe,kadib markii C/Na asir seer oo kamid ah xubnahaas uu gaaray M/Nyirobi ee dalka Kenya si uu ula kulmo Ax med Madoobe oo halkaasi ku sugan .Xildhi baan Xidig waxaa uu sheegay in marnaba aysan wax wadahadal ah kala galeyn in da dka Reer Jubbaland iyaga ay doortaan cidii ay doonaan taas mowqifkoodana uu yahay mid acad.

"isbedeldoonla ma ahan madax doon cid kastana waxaa laga rabaa inay micnaha oga adaan,waxaana rabaai n Jubbaland ay ka dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah,waxana iga go’an in dadka Reer Jubbaland ay door taan qofkii ay rabaan ayuu yiri”Xildhibaan Xidig.

aqalka-sare6-1024x683-630x420GOLAHA AQALKA SARE OO LOOGA HADLAY AKHRINTA 2AAD EE HINDISE SHARCIYEEDKA WAXKA BADELKA IIBKA IYO QANDARAASYA DA QARANKA...

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka FS. ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kula nkii 19aad ee Kalfadhiga 6aad ayada oo uu shir Guddomiyay Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaa shi Chi.Sidoo kale wa xaa goob jog ahaa Guddomiye KuXigee nka 2aad Senatar Moowlid Xuseen Guhaad.

Ajendaha Kulanka ayaa ahaa Akhrinta 2aad ee Sharciga Waxka Badelka Iibka iyo Qandaraasyada Qaranka. Guddiga Dhaqaal aha Maaliyadda, Ganaacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ay aa ka hor Akhriyay Golaha Aqalka Sare war bixinya Hindisesharciyeedkaan.

Intaa ka dib ayaa Wasiirka wasarada Ma aliyada Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ay wehliyaan howlwadeeno ka socday wasara dda maaliyadda ayaa hor yimid Golaha Aqa lka Sare.

Waxa laweeydiiyay Su’aalo ku adaan Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Wax ka Badelka Iibka iyo Qandaraasyada Qaran ka Waxa uuna ka jaawabay suaalihi ay weey diyeen Senatarada.

Ugu dambeyntii Waxan shirka soo xiray Guddomiye KuXigeenka 2aad Senatar Moo wlid Xuseen Guhaad oo shegay in dooda akhrinta 2aad

GUDDOOMIYE FILISH OO BALAN QAAD U SAMEEYEY SHACABKA MUQDISHO

Finish (1)Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa caasimadda muqdisho Cumar Maxa muud Maxamed (filish) ay aa sheegay in maamul koo da ay dib u dayactir ayaan goobihii ku burbu ray roob kii dhawaan ka da’ay M/muqdisho Muqdisho. Waxa uu sheegay Guddoomiyaha goo baha burburay oo ay dhisayaan in ay yih iin wa dooyinka iyo guryaha ay leeyihiin dadka ray idka ah uu saameeyey roobka .

Waxa uu intaa kudaray Guddoomiyaha in howshaan ay sida ugu dhaqsiyaha badan uga howl gali doonaan , waxaana uu shac abka Soomaaliyeed gaar ahaan barakac aya ash uga digay in aysan dagin guryo duug ah ama duqoobay oo aan xamili Kar in roob ka si uusan ugu soodumin una samayn.

Hadalka guddoomiyaha Gobolka Ba naa dir ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli dha waan Roobkii ka da’ay muqdisho uu wado oyin farabadan burburiyey sidoo kale dad ay ku dhinteen guri kusoo dumay Ma galada Muqdisho.

DOWLADDA SOMALIYA OO QAADAY XAYIRA AD DII DUULIMAADYADA EE DHOOBLEY

Dowladda Somaliya ayaa waxay qaad ay xayiraaddii dhanka duulimaadyada ee saarneyd Degmada Dhoobley ee GJubbada Hoose.Dowladda Soomaaliya ayaa waxay tallaabadani qaaday ka dib markii roobab xoogan ay ka da’een Gobolada Koonfurta Somaliya, islamarkaana uu adkaaday isu socodkii dhanka dhulka ee goboladaasi.

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdi sho ayaa sheegaya laga bilaabo ma anta in diy aaradaha rakaabka qaada ay duulimaa dyadooda caadiga ahaa dib u bilaaban kar aan.

Shirkadaha diyaaradaha ayaa waxaa la gu wargeliyay inay dib u bilaabi karaan duu limaadyadii ay isugu kala gooshi jireen M/Muqdisho iyo Degmada Dhoobley.

Wariyeyaasha ayaa soo sheegaya in dadka ku safra dhinaca dhulka ay ku adk aa tay inay si caadi ahi ugu safraan Gobol ka Jubbada Hoose, ka dib markii wadaya asha gaadiidka ay rakaabka u sheegeen inay wad ooyinka go’an yihiin, sababo ku aadan roo babka oo biyo badan dhigay, is lamarkaana ay adag tahay inay si caadi ah ugu socd aalaan.

Dowladda Somaliya ayaa waxay tani ku dhaqaaqday, ka dib markii ay yaraade en dadkii isugu kala gooshi jiray Magaala da Muqdisho iyo qaybo ka mid ah Degm ooy inka Gobolka Jubbada Hoose.

Dowladda ayaa billo ka hor xayiraado ku soo rogtay diyaaradihii taggi jiray Magaalo oyinka Jubbaland qaarkood, ka dib mar kii doorasho lagu murmay uu mar labaad ku soo baxay Axmed Maxamed Islaam (Ax med Madoobe), Madaxweynaha Maamulka Jub baland.

WUFUUD KALA DUWAN OO MAANTA KU WAJAHAN MAGAALADA DHUUSAMAREEB

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa Maanta la fi layaa inay gaaraan Odayaasha saxiixay aa sha Galmudug ,kuwaas oo qorsuhu ahaa in Sabtidii todobaadkaan in la xareeyo,balse ay dib u dhacday.

Odayaasha oo ka kala imaanaya deegaanno badan oo ka tirsan Galmudug iyo Muqdisho ayaa la filayaa in la xareeyo Todobaadkaan gudihiisa,kuwaas oo ka qeyb qaadanaya xulista Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka Galmudug.

Odayaasha saxiixayaasha ah ee laga sugayo Dhuusamareeb ayaa qaarkood waxaa ay halkaasi ku tegi doonaan Safaro dhulka ah sida Odayaasha la tegaya dhina ca Gobolka Mudug.

Shalay ayaa waxaa lagu dhawaa qay in muddo todobaad ah la hakiyey how lihii doorashada Galmudug si wadahadal lo ola furo hoggaanka Ahlusunna uu saluugsan sida ay dowladda u wajaheyso dhismaha Galmudug.

Sidoo kale wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ay sheegayaan in Maanta halkaasi ku wajahan yihiin wafdi Wasiiro ah oo ka socda Dowl adda Federaalka Soomaaliya,kuwaas oo ka qeyb qaadanaya xalinta tabashada hoggaan ka Ahlusunna.

Ammaanka Magaalada Dhuusam areeb ee Caasimadda Galmudug ayaa wa xaa aad loo adkeeyey, iyada oo Ciidamada kala duwan ee Dowladda ay siweyn u adkeeynayaan

XIGASHO:RADIORISAALA.COM

ISBITAALKA XAAWO CABDI OO XUSAY SANN AD GURADII 47AD EE AAS AASKII ISBITAALKA

hawo--560x420 Munaasabad lagu xusayey sannad Guur adii 47 –aad ee ka soo wareegtey markii la aas aasay Isbitaalka Drs Xaawa Cabdi ayaa Shalay la gu qabtey Magaalada Muqdisho ,

waxaana Munaasbadaas ka qayb galey marti sharaf kala duwan sida Xildhibaano, Raiisul Wasaare Hore, Wasiiro, Bulshada rayidka, Rugta Ganacsiga, Dhaqaatiir isugu jirtey Ajnabi iyo Soomaali iyo MartiSharaf kale.

Ugu Horeyn Waxaa Warbixin ku saabsan Isbitaalka Drs Xaawo Cabdi iyo maraxalidihii uu soo maray ka sheekeysay Madaxa Isbit aalka Drs Aamina Aadan Maxamed oo shee gtay in Isbitaalka uu soo marey mar xalado kala duwan oo uu Dalka iyo Dadka wax ugu soo qabtaytaasi oo dad badan oo Sooma liyeed ay ku xasuusteena howlihii Samafal ee uu Isbitaalka fidin jiray, Drs Aamina ayaa sidoo kale sheegtay in Isbitaalka xiligan lagu soo Kordhiyey Qalab casri ah oo lagula tac aalayo Xanuunada aan Dalka waxba looga qaban Karin iyadoo la siticmaalaya Dhaqaat iir Ajaanib ah.

Waxaa kaloo Munaasabadaas ka Hadley Gudoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa M/Mu qdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa mahadcelin ka dib sheegey in Drs Xa awo Cabdi ay Dalkaan u soo qabatey Howlo Samafal sidaa darteedna ay tahay wax lagu farxo ah in Caruurteed ay halkaas ka sii wad aan Howshii Bani’aadanimo ee ay u hayeen Bulshada Soomaaliyeed.

Xubnhii kale ee ka Hadley Munaasabada lagu Xusayey Sannad guurada 47 aad ee Is bitaalka Drs Xaawo Cabdi ayaa waxaa ka mid ahaaWasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdulaahi Xayir Maareeye oo sheegey in aad ugu faraxsan yahay in uu ka soo qayb galo Munaasbadaan isa goo Hoosta ka xari iqey in Dalka ay jiraan Ca ruur fara badan oo uu sheegey in aan Dal ka waxba looga qab an karin kuwaasi oo u baahan in loo gargaa ro isagoo Isbitaalka ka Codsadey in ay kala qayb qaataan sidii Caruurtaas loo badbaad in lahaa .

Guddoomiyaha Haweenka G/Banaadir Jawaahir Baarqab oo ka hadashey Xaflada as ayaa waxay u Mahadcelisey Drs. Xaawo Cabdi oo ay sheegtey in Waqti adag u soo shaqeeyesey sida darteed waxay ugu baaq dey Haweenka Soomaaliyeed inay ku day daan Drs.Xaawo Cabdi iyadoo ugu baaqdey Gabdaheed inay halkaas ka sii wadaan Howshii Hooyadood.Cabdirashiid Caynaan she oo ah Gudo omiye ku Xigeenka Rugta Ganacsiga oo ka Hadley Munaasabadaas ayaa u Mahadceliyey intii isku soo dubaridey Mun aasbadaan isagoo halkaas ka balan qaadey in Rugta Ganacsiga ay ka qayb qaadaneysosidii loo Caawin lahaa dadka la Il daran Xan uunada kala duwan.

Ugu dambeyn waxaa Munaasbadaas la gu xusayey Sannad guurada 47aad ka ha dley qaar ka mid ah Dhaqaatiirta Ajaanibta ee ka howlgalaya Isbitaalka sidoo kale waxaa Shahaadooyin iyo abaalmarino kala duwan lagu gudoonsiiyey Duqa Magaalada Muqdisho sidoo kale isna waxaa uu shaha ado Sharaf gudoonsiiyey Madaxweynaha Isbitaalka Drs Aamina Aadan Maxamed , waxaa iyana Shahaadooyin la gudoonsi yey Shaqaalhii mudadii dheer ka shaqee ynayey Isbitaalka kuwa oo u soo dhabar adeygey xaaladihii kala duw anaa ee uu Isbitaalku soo marey.Sanadguurada

GENERAL TUURYARE OO DAREEN KA MUUJIY AY CIIDAMADA ITOOBIYA EE DHUUSAM AREEB LA GEEYAY

tuuryare General Cabdiraxmaan Maxamed Tuur yare, Taliyihii hore ee Hay’adda Nabad Su ggida & Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa walaac aan xo oganayn ka muujiyay Ciid amada Militariga Itoobiya, ee la geeyay M/Dhuusamar eeb.

Siyaasiyiinta reer Galmudug iyo mushar axiinta ayaa waxay qaarkood walaac xoogan ka muujiyeen Ciidamada Militariga Itoobiya, ee Khamiistii gaaray Xarunta Gobolka Gal gaduud ee Magaalada Dhuusamareeb.

Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo si doo kale ka mid ah musharaxiinta jegada ma daxtinimada ee Galmudug ayaa marka hore sheegay inay rajeynayan si wanaags an inay u dhacaan Doorashooyinka Galm udug, iya doo aanay faragelin jirin.

Sidoo kale waxaa uu sheegay inay raj eyn ayan ciidamada shisheeye ee ku sugan M/Dhuusamareeb inaanay wax saamayn ahi ku yeelan Doorasho oyinka Baarlamaanka & Madaxtooyada Galmud ug.

"Waxaan rajeynaynaa wixii Baydhabo ka dhacay oo kale inaysan dhicin, maxaa ye elay Baydhabo waxa khaladka samaynaay ayba waxay ahaayeen ciidan. Ciidankaasi il laa iyo hadda lama kala cadayn inay Ami som ahaayeen iyo inay Itoobiyaan ahaa yeen, inkastoo Itoobiyaanka Amisom ka tir san inay ahaayeen loo badinaayo.” Ayuu yiri General Cabdiraxmaan Tuuryare.

General Tuuryare oo la hadlay Idaac adda Kulmiye ee M/Muqdisho ayaa sheegay haddii Ciidamada Itoobiya loo keenay M/Dhu usamareeb inay farageliyan Doorashooyin ka Galmud ug ay ku ceeb tahay Soomaal inimada.

"Waxaan fahmayaa oo aan arkayaa inay walwal leeyihiin, ceebna ku yihiin Soomaa linimada.” Ayuu yiri General Tuuryare, Tal iyihii hore ee Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka. Siyaasiyiinta qaarkood ayaa waxay ku dood ayaan inaysan ciidamadan ahayn kuwii Amis om, islama rkaana ay ka soo tallaabeen xu duuda dheer ee xiriirisa Somaliya iyo Ito obiya.

Cabdiraxmaan Tuuryare oo arrintaasi wax laga weydiiyay ayaa yiri ”Sida ay saaxi ibadey sheegayan haddii ay soo baxdo, waa walwal weyn, walwal keliya maahee wadan kee ku tahay gaboodfal iyo ficil dowladnima deyna ka dhan ah.”

Dadka reer Galmudug ayaa waxay qaark ood wax iska weydiinayan sababta xilligan ciidamada ka soo gudbay xuduuda labada dal loo keenay Magaalada Dhuusamareeb, haddii amniga magaalada uu yahay mid wan aagsan..

RA’IISUL WASAARE KHAYRE OO SHALAY FUR AY SHIRWEYNAHA QARAN EE DHALIN YARADA SOOMAALIYEED

shirka-dhalinyarada-3-630x420R/Wasaaraha xukuumadda federaalka Soo maaliya Xasan Cali Khayre oo Shalay daah furay shirweynaha qaran ee dhalli nyarada Soomaaliyeed ayaa muujiyay sida ay dowladda Soomaaliya u ga go’an tahay mudn aan siinta dhalinyarada oo laf dhabar u ah horu marka bulshadda iyo ilaalinta qaranimada.

Shir weynaha sedaxaad ee Dhallinyara da ee Ra’iiusl Wasaaruhu daahfuray oo ay kasoo qayb galeen boqollaal dha llinyaro ah, soconayana Deseembar 0104, 2019, ayaa halkudhiggiisu yahay "Milkiilayaasha Dalku ma ogola musuq maasuq iyo xagjirnimo”, wa xaana looga hadlayaa La dagaallanka mus uq maasuqa, La dagaallanka xagjirnimada iyo Ka qeyb galka dhallinyarada ee arrimaha Siyaasadda.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa caddeeyay in dowladda Soomaaliyeed ay ka go’antahay da gaalka argagaxisada iyo fikirka xagjirnim ada maadaama argagaxisadu aysan ogol eyn horumarka dalka, ilaalinta qarannimada, isaga oo tusaale u soo qaatay in dhismaha waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ay argagaxisadu soo weerartay in ka badan 10 jeer si ay uga hor tagto horumarka la hiigsa nayo.

Md. Xasan Cali Khayre ayaa u mahad celiyay dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku jira ciidamada qalabka sida iyo saraakiisha ciidanka hoggaamisa ee u taagan ilaalinta nafta iyo maalka ummadda Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaraha oo sidoo kale sheegay inta uu dalka musuq ka jiro aan Caddaaladi jiri karin, kala dambeyn iyo dowlad xoog leh aan la heleyn, argagaxisana laga adkaado, ayaa dhallinyarada ku dhiirri geliyay inay ka shaqeeyaan nabadda iyo dowladnimada, qaybtoodana ay ka qaataan dagaalka lagula jiro musuqa, isagoo ugu dambeyn ugu ba aqay Dhallinyarada in ay isweydiin meesha hadda la joogaa, jihada loo socdo iyo wad dada loo marayo si loo gaaro horumarka la hiigsanayo, Dhaxal reer fiicanna loo helo

ABIY AHMED OO WAJAHAYA EEDEYMO LA XIRIIRA INUU HURINAYO XASILLOONI DARADA KA JIRTA SOMALIA IYO SUUDAANTA KOOFUREED

Abiye Bilo ka dib markii uu Abaal marinta Na badda ku guuleystay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed waxaa uu wajahayaa eedeymo la xiri ira inuu far agelin ku haa yo arrimaha gu daha dalalka deriska la ah Itoobiya.

Sida uu qoray Wargeyska Daily Nation oo ka soo baxa dalka Kenya, Bishii Nove mber labo warbixin oo Qaramada Midoob ey ka soo baxday waxay ku eedeysay Ra’i isul Wasaaraha Itoobiya intii uu ahaa Gud doom iyaha Urur Goboleedka IGAD inuu ku guulda reystay in horumar laga samee yo hannaan ka nabadda ee Suudaanta Koofureed.

Sidoo kale waxaa Wargeysku sheegay inuu sii hurinayo xasillooni darada ka jirta Soomaaliya.

Danjiraha Itoobiya u fadhiya dalka Ken ya Meles Alem ayaa u sheegay wargeyska Nation in eedeymahaas ay yihiin kuwo aa nay waxba ka jirin.

"Mid ka mid ah tiirarka arrimaha dib edda ee Itoobiya waa in aanan faragelin arrimaha gudaha ee dalal kale. Taasina waa diiwaank eena, ka deris wanaag aha an waxaan ciya arnay kaalin wax ku ool ah”ayuu yiri Safiirka Itoobiya u fadhiya Ke nya.Todobaadkii hore Madasha Xisbiyada oo ay ku mideysan yih iin Xisbiyo ay hogga amiyaan Madaxweyn ayaal hore iyo Siya asiyiin waxaa ay dowlad da Itoobiya ku eed eeyeen faragelin inay ku heyso Soomaal iya, gaar ahaan inay dowl adda Federaalka ka caawisay arrimaha ka jira Gobollada dalka

Madasha Xisbiyada Qaran (FNP) ay aa u qoray Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya warqad furan oo ay kaga dalbanayaan in uu joojiyo dib u cusbooneysiinta Itoobiya ee ku lug lah aanshaha arrimaha siyaasa da gudaha ee Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa ay ku eedeeyeen in Ciidamo Itoobiyaan ah oo aan ka tirsan eyn AMISOM inay soo galeen gudaha Soo ma aliya, iyagoo fulinaya arrimo sharci dar ro ah oo wiiqi kara dhismaha dowladnima da iyo hannaanka dimoqraadiyadda Soomaaliya.

Eedeymaha uu wajahayo Ra’iisul Wa saaraha Itoobiya ayaa ku soo aaday, bilo ka dib markii uu ku guuleystay abaal mari nta Caalamiga ee Nobel Peace Prize, oo uu ku muteystay dadaaladii uu ka waday Gobolka iyo is bedeladii uu la yimid, tan iyo markii uu qabtay xilka Ra’iisul Wasaar aha Itoobiya.

Kenya oo mar kale loo doorta hoggaan ka ilaalada xeebaha Bariga Afrika

kenya Dowladda Kenya ayaa mar kale dib loo gu doortay hoggaan ka ururka caalamiga ah ee Badaha, kadib shir ka dhacay maga aladda London ee dalka Ingiriiska. Kenya ayaa wakiil ka ah wadam ada dhaca Bar iga Afr ika ee kala ah Bur undi, Democratic Rep ublic of Congo, Djib outi, Eritrea, Ethio pia, Kenya, Rwanda, Soo maaliya, South Sudan, Tanzania iyo Uganda.

Nancy Karigithu oo ah wasiirka badaha ee dowladda Kenya oo ka hadashay dib doora shadan ayaa sheegtay inay Kenya u suura gelineyso guushaani inay qeyb ka noqoto go’aan ka gaarida arrimaha bada ha ee gu ud ahaan dalalka caalamka.

Arrintan ayaa ku soo aadeysa, iyadoo haatan ay taagan tahay dawacad dhinaca badda ah oo u dhexeysa dowladaha Soom aaliya iyo Kenya.

Dacwadda oo in muddo ah taagan ay aa waxa ay haatan hortaallaa Maxkamad da ICJ oo la filayo inay go’aan ka gaarto, si loo soo afjaro xiisada labada dal.

BOLIISKA HOLLAND OO QABTAY NIN LOOGA SHAKIYAY DILKA 3RUUX

Booliska Holland ayaa qabtay nin la tuh unsan yahay inuu mindi ku dilay saddex dhal linyaro ah oo ku sugnaa waddo mashquul badan oo ku taalla magaaladaThe Hague, sida ay xaqiijiyeen Boliiska halkaasi.

Qabashadaan ayaa daba socota shil maalin imadii |Jimcaha ka dhacay deegaanka Grote Marktstraat ,halkaasi oo middi lala beegsa day 3ruux oo dhallinyaro ah,

Ninka la qabtay oo 35jir ah ma laha cin waan ama deegaan la ogyahay,Waxaana loo gudbiyay saldhig boolis halkaas o laga weydiinayo su’aalo. doono.”

Saddexda qof ee dhaawacmay waa laba hablood oo 15sano jir sh ah iyo wiil 13 jir ah,waxaanadhammaantood laga soo saa ray cisbitaalka goor dambe oo Jimcihii ahe yd.

DAACISH OO SHEEGATAY MASUULIYADDA WEERARKII LONDON

daacish Kooxda ISIS ayaa sheegatay mid kamid ah dagaal yahanadooda inuu fuliyay weer arkii argagixiso ee ka dhacay London Bridge oo ay ku dhinteen laba qof.

Kooxda waxay sheegatay in Usman Khan, oo 28 jir ah, oo ay dil een boolisku, in uu ahaa ninkii fuliyay weerarkaas.

Laakiin kooxdu ma bixin wax caddeyn ah oo ku saabsan ninkaas inuu kamid ahaa daga alyahannada kooxdooda.

ISIS waxay sheegtay weerarkaas inuu ya hay jawaabta baaqii ay dadka u direen oo ah aa in la wareero wadamada ku lugta leh dag aallada ka dhanka ah argigixisada ee ka soc da Bariga Dhexe.

Khan ayaa xirnaa jaakad khaldan oo ismi idaamin ah kadib markii uu mindi ku dilay la ba qof, Boliiska ayaa kadib toogtay. Ninkaan oo ku noolaa magaalada Staffordshire, ayaa sanadii 2012kii waxaa loo xiray kadib markii lagu eedeeyay inuu qeyb ka ahaa koox xag jiriin ah oo isku dayay inay qarxiyaan suuqa saamiyada London.

BAARLAMAANKA CIRAAQ OO AQBALAY IS CASIL AADA ADEL ABDUL MAHDI

Ciraaq-696x391Baarlamaanka Ciraaq ayaa ogolaaday iscasilaad uu Sabtidii shal ay u gudbiyay Ra’isulwas aare Adel Abdul Mahdi, ka dib kulan aan caadi aheyn oo ay Shalay ku yeesheen magaalada Baghdad.Isaga oo tixraacayay qodobka 76 ee dastuurtak dalkaasi, ayuu afhayeenka baarlamaanka Mohammad alHalbusi Axadda Shalay ah sheegay, in ma daxweyne Barham Saleh weydiisan doono xisbiga ugu weyn baarlamaanka in uu soo magacaabo Ra’isulwasaare cusub.

Ra’isulwasaaraha Ciraaq ayaa Jimcihii ku dhawaaqay inuu xilka ka dagayo, kaddib cadaadis aan kala go’laheyn oo uga ima naya shacabka, kuwaasoo tan iyo bishii Oct ober waday mudaaharaadyo ka dhan ah xukuumadda.

Dhanka kale, dhamaan magaalooyinka waaweyn ee dalka Ciraaq ayaa Shalay wax aa ka dhacay banaanbaxyo ay shacabka u gu baroor diiqayaan dadki lagu dilay bann aanbaxyada.

Meelaha Shalay laga soo baxay waxaa ka mid ah magaalooyinka ay dagaan Sunniyi inta oo ay dadku ka gaabsanayeen dibadbax yada iyaga oo ka baqayay in ay dhibaato ka soo gaarto xukumadda ay majaraha u hay aan dadka Shiicada ah.

In ka badan 400 oo qof ayaa ku dhintay bannaanbaxyada ka socda Ciraaq tan iyo bishii October ee sanadkaan.

PUNTLAND OO HESHIIS LA SAXIIXATAY SHIRK AD SHIINEES AH

Heshiiska-696x464 Madaxweyne Kuxigeenka Puntland, Ah na Kusimaha Madaxweynaha Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka qayb gal ay munaasabad ay ku kala saxiixanayeen Wa saaradda Duulista Hawada iyo Garoo mada Puntland iyo Shirkadda Frontier Ser vice Group oo laga leeyahay dalka Shii naha he shiis isafgarad oo lagu horumarin aayo gar oonka diyaaradaha Garoowe ee Janaraal Maxamed Abshir.

Kusimaha Madaxweynaha ayaa wax aa kala qayb galay munaasibaddan Madax weynihii hore ee Puntland Senator C/raxma an Maxamed Maxamuud Faroole, masuul iyiin ka tirsan Goleyaasha , masuu liyiin ka socda Shirkadda Frontier Service Group, Isi mo, siyaasiyiin, nabado ono, waxgarad, aqo onyahano iyo masuuliyiin kale.

XISBIGA MUUNGAAB OO EEDEYN U JEEDIY EY MADAXDA DOWLADDA

Muungaab-696x348 (1) Xisbiga uu hoggaamiyo Guddoomiyihii hore ee Gobolkan Banaadir Xasan Maxam ed Xuseen (Mu ungaab ee Xisb iga Cadaalada iyo Horumarka JDP ayaa Mad axda DF waxaa ay ku eedeyeen inay hareer mare en dastuu rka dal ka,isla markaana Ciidamo Itoobiyaan ah oo aan ka tirsaneyn AMISOM u adeegs an aya an arrimo siyaasadeed.

Qoraal kasoo baxay Xisbiga ayaa waxaa lagu cambaareeyey Ciidamo dowladda Itoob iya ay kusoo daad gureysay deegaano kati rsan gobolka Gedo iyo Magaalada Dhuusa mareeb,kuwaas oo ay sheegeen inay farag elin ku haayaan Arrimaha Siyaasadda dalka Soomaaliya.

"Waxaa wax lala yaabo ah in dowladda Dhexe xilligan halkii ay ka diyaarin laheyd cii dan qaran oo tayo leh taas oo ka mid ah waji badkii loo igmaday ciidamadaas oo la waree ga amniga dalka si looga kaaftoomo sanad ka 20202 sii joogitaanka dalka ee Ciidamada AMISOM, balse taas bedelkeed waxa ay bilo wday adeegsiga Ciidamada Itoobiya oo ka baxsan sharciga dowliga ah”ayaa lagu yiri War saxaafadeed ka soo baxay Xisbiga JDP.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka kazoo baxay Xisbiga Cadaaladda iyo Horumarka JDP.

Warqada-Xisbiga muungaab










38 MILYAN OO QOF OO LA NOOL CUDURKA HIV/AIDS

8world-aids-day 38 milyan oo qof oo dunida daafaheeda ku suganl, ayaa la nool cudurka HIV, iyadoo Shalay caalamka laga xusayo maalinta caal amiga ah ee AIDska oo ku beegan kowda December.

Hay'adda QM u qaabilsan AIDska ee la yiraahdo UNIADs, ayaa sheegtay sanadkii hore in cudurku hoos u dhacay.

Sanadkii hore waxaa cudurkaan uu sa meeyay 1.7 milyan oo qof, waxaana u ge eriyooday 700.000 kun.

QM waxay sheegtay inay ka go’an tahay in la soo afjaro cudurkaan sannadka 2030, iy adoo loo marayo kor u qaadista helitaanka adeegyada caafimaadka, la dagaallanka dhaleeceynta & hubinta in dadku helaan xuq uuqdooda. Golaha guud ee Q/Midoobay wuxuu ugu baaqay wadamada adduunka in ay hubiyaan in ugu yaraan 90% dadka la nool Aids ay helaan adeegyo ka hortag oo dhameystiran sanadka soo socda. Maalinta Aidska Addu unka waxay la bilaabay xuskeeda 31 sano ka hor oo ku beegan Shalay oo kale.Xuska maalintaan ayaa waxay ka tarjumaysaa da daallada loogu talagalay in lagula dagaa lla mo HIV / Aids iyo in taageero loo muujiyo da dka la nool cudurka. Sidoo kale waa maalin ay dunidu ku xasuusato dadkii u dhintey cudurada la xiriira HIV / Aids

XILDHIBAAN C/RAXMAAN CALI: DOWLADDA AYAA CARQALAD KU AH DHISMAHA GALMUDUG

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cali Ciise oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Gal mudug ee waqtigoodu sii dhammaanayo ay aa wuxuu Dowladda Somaliya ku eedeeyay inay iyadu carqalad ku tahay dhismaha Ga lmudugta cusub.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Cali Ciise oo la hadlay Laanta afka Somaliga ee BBC ay aa sheegay inay sharcidarro yihiin wadooy inka ay Dowladda Somaliya u mareyso dhis maha maamul cusub oo dadka deegaanka ay leeyihiin.

"Waxaan rabaa inaan ku xaqiijiyo wax ka sta oo qoladaan dowladda ay wadaan inay tahay arrin sharcidarro ah, laga soo bilaabo waxay ugu yeereen inay dhiseen Guddiga Doorashooyinka iyo inay xareynayan odaya asha. Gebi ahaanba waa waxaan waafaqan ayn Sharciga Jamhuuriyadda iyo kan Gal mudugba u yaala.” Ayuu yiri Xildhibaan Cabdiraxmaan Cali Ciise.

Mar la weydiiyay waxa ay ku diidan yihiin Guddiga Farsamada ee Dhismaha Galmud ug oo Wasaaradda Arrimaha Gudaha ay soo magacawday ayuu yiri "Waxaa ka mid ah in markii hore lagu heshiiyay in Galmudug oo mid ah la dhiso, muxaafid iyo mucaaradba inay qayb ka noqdaan dhismaha Galmudug iyo in heshiiskii Dowladda Federaalka iyo Ahlu Sunna dhex maray la fuliyo, gebi aha anba haddii ay DF baal mareyso, ay dooney so inay shaqaalaheydii guddiyo ka dhigayso iyo dad ay odayaal ugu yeereen ay xareen ayso, Xildhibaano ay ayada jeebkeeda ka soo xushay ay rabto inay shaaciyaan, maa ha wax Galmudug u cunatamaya.”

Waxaa uu soo hadalqaaday heshiiskii ay billo ka hor wada gaareen DF iyo Ahlu Sun ada Galmudug, kaasoo ku qotamay in la dhi so Galmudug loo wada dhan yahay, ha yee shee ay hareermartay dowladda.

duqeyn-1-696x522"Hoggaanka Galmudug iyo DF waxaa dhex maray heshiis, heshiiskaas oo gundhig u ah sidii Galmudug oo mida loo heli lahaa, heshiiskaasi waxaa gundhig u ah in wax la wada dhiso, kaasoo runtii qofna sadbursi ku samaysaneynin. Marka anigoo ku hadlaya afka Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Ga lmudug waxaan cadaynaya gebi ahaanba waxay meesha ka waddo dowladda inay yihiin wax sharcidarro ah.” Ayuu yiri Xildhi baanka.Waxaa uu intaa ku daray "Guddiga ay keen tay DF waa guddi ay dooneyso inay ku cabu riso dadkii xoreeyay deegaankan, oo la dag aalamaayay Al Shabaab.”

Su’aal ahayd inay carqaladeynayan dhis maha Galmudugta cusub, maadaama ay eedeynayan Guddigii ay soo magacawday dowladda ayuu yiri "Cidda carqaladeynayso waa dowladda, daacad kama ahan in Galm udug oo mida la dhiso.”

Sidoo kale waxaa uu ka dhawaajiyay in dadka reer Galmudug iyo Ahlu Sunna Walja meeca wixii ay fillayeen mooyee ay wax kaletimid DF/Somaliya, taa soo uu muujiyay inay wax lala yaabo ku noqotay.

Xildhibaan Cabdiraxmaan Ciise oo u mu uqday mid taageersan Ahlu Sunada Galmud ug ayaa yiri "Cidda dooneysa in la helo Gal mudug oo mida waa Ahlu Sunna, ee uu hor muudka ka yahay Madaxa Xukuumadda Galmudug.”

Xildhibaan Cabdiraxmaan Ciise oo wax la ga weydiiyay waxa uu xalku yahay ayaa yiri "Waxaan xal u aragnaa inay dowladda he shiiskii fuliso, waxaan xal u aragnaa in dow laddu ay ogolaato Galmudug oo mida la dhi so, ka soo qaybgalaan cid kastoo Galmudug rabta inay samata bixiso. Waxaa xalka ku jiraa oo aan u aragnaa in deegaanada kala gedisan ee tabashooyinka kala duwan qaba in la dhageysto iyo in wax walboo la qaad aayo lagu waafajiyo heshiiskii lagu gaaray Magaalo Madaxda Dhuusamareeb oo qeexa ayay habraaca doorashooyinka.”

Iskusoo wadaduuboo waxaa isa soo tar aaya eedeymaha xoogan ee loo jeedinayo DF/Somaliya, ee ku qotama inaanay dhis eynin maamul cusub oo dadka deegaanka metela, iyadoona uu ujeedkeedu ugu weyn yahay inay Galmudug ka hirgeliso maamul lamid ah kan hadda ka jira Koonfur Galbeed, oo afkaarteeda ku shaqeeya

JUBBALAND OO FAAH FAAHISAY DUQEYNTII KA DHACDAY DEGMADA JILIB

Maalin ka hor diyaaradaha dagaalka dal ka Mareykanka oo gacan ka helaya Ciid am ada Soomaaliya waxaa ay duqeyn dhin aca cirka ah ka fuliyeen degmada Jilib ee Gobol ka JubbadaDhexe,waxaana duqeynt aas faah faahiyey Maamulka Jubbaland.

Afhayeenka Wasaaradda Amniga Jubba land, Cabdinuur Ibraahim Xuseen oo Warb aahinta kula hadlay Kismaayo ayaa sheegay in duqeyntaas lala beegsaday Gaadiid uu la socday Sarkaal ka tirsan AlShabaab laguna dilay.Afhayeenka ma sheegin Magaca Sarka alka ka tirsanaa AlShabaab ee uu sheegay in duqeynta lagu dilay,balse uu tilmaamay in uu ahaa mid dhibaato ku haayay Shacabka Soomaaliyeed.Mareykanka oo fuliyey duqe yntaas ayaa War kasoo baxay waxaa lagu

khasaaraha ka dhashay sheegay in du qeynt

aas ay fuliyeen balse ay baari donnaan

PUNTLAND OO DAMBIILE U AQOONSANEYSA CIDDA FAQUUQA DADKA LA NOOL AIDSKA

Madaxweyne Kuxigeenka Puntland ah na Kusimaha Madaxweynaha Md. Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shalay Gar

oowe kaga qayb galay xuska maalinta Ai dska Adduunka oo ku beegan December, 01 sanad walba, waxaana laga xusaa ma alintani adduunka oo dhan.Kusimaha Md karaash ayey kala qe yb galeen xuska maa lintaani Masuuliyiinta iyo hawlwadeenada Wasaaradda Caafimaadka iyo Hay’adda PAC, masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha, sh acabka caasimadda Garoowe, hay’adda ha ka shaqeeya wacyigelinta Bulshada, waxgarad iyo masu uliyiin kale.Madaxweyne Kuxigeenka D/Puntland Md.Karaash ayaa tilmaamay inuu ku farax san yahay ka qayb galka xuska maalintani ,isagoo sheegay in Dowladdu soo saarido onto xeerka xanuunkani, waxaana uu Ka btan Bashiir Cismaan Cawad oo kamid ah ciidanka Booliska Puntland, lana nool xan uunkani u dalacsiiyey Gaashaanle.

"Shalay waa maalin weyn, waana ku fa raxsanahay inaan kasoo qaybgalo, micna ha in la weyneeyo maalintani waa in cid ka sta oo la nool lasiiyo mooral, Isla markaa na is daaweeyaan, waxaan u mahad celi nayaa cid kasta oo soo qaban qaabisay, waxaan u mahadcelinayaa taliye Bashiir oo bulshadiisa wacyigeliyey, qabtayna shaqadii hay’addaha u xilsaaraa arrintan, cudurka Alle ayaa keena si uun buuna ku yimaadaa, waxaa ceeb ah in la faquuqo walaalaheen, waa in la fahansiiyaa in cudurkani yahay wax sahlan oo la daa waynkaro”."Waxaan maqlijirey berigii hor e dadka oo faquuqa qofka qaba Qaaxada, beryo kadib waxaa cadaatay inaanu wax ba ahayn, HIVguna waa sidaas.

Waxaan idiin sheegaynaa in qofka faqu uqsameeya inaan u aqoonsandoono inuu yahay Dambiile go’aanna waan kasoo saa raynaa ka dowlad ahaan.

Waxaan farayaa Hay’adda PAC inay ca awiyaan qofkasta oo aan awoodin daawa da inuu qaato, waxaan dhowaan soo saar aynaa xeerka lagu dhiqidoona xanuunkan.

Waxaan faraya cid kasta oo shaqo kuleh inay ka shaqeeyaan xuquuqda dadka qa ba xanuunka. Waxaan hortiina ka cadayna yaa in Kabtan Bashiir Cismaan Cawed aan u dalacsiinay GAASHAANLE, wuxuu ku mutaystay kartidiisa iyo bulshadiisa oo uu wacyigeliyey” Ay uu yiri Madaxwey ne Kuxigeenka Puntl and, Ahna Kusimaha Madaxweynaha Md. Axmed Cilmi Cisma an Karaashe sanatarada lagu soo daro Sharc iga.

MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO XILKA QAADIS IYO MAGACAABIS SAMEEYAY

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, waxa uu ware egtooyin Madaxweyne oo summadahoodu yihiin JSL/XM/XKQ/222/ 1387/122019 iyo JSL/XM/WM/222387/122019 uu xilka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey xubno ka mida golaha wasiirada.


Biixi

Waxaanay u dhignaayeen wareegtooyinka madaxweynuhu sidan:

Wareegto Madaxweyne

Ujeeddo: Xil Kaqaadis

Ku: Cabdirisaaq Cali Cabdi Saalax

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Cadaaladda;

Ku: Cabdiraxiim Cismaan Xaaji Cabdi (Shibbiin)

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka

Ku: Cismaan Aadan Jaamac

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska

Ku: Xuseen Ibraahim Xasan Buuni

Wasiir Kuxigeenkii hore ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka

Ku: Cabdiqaadir Maxamuud Sh. Muxummed Warsame

Wasiir Kuxigeenkii hore ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda

Mudanayaal,Sida aad la socotaan, xilka qaranka ayey sunnihiisa tahay in uu meerto noqdo, oo loo igmado hadba ciddii hannan karta. Sidaa darteed, waxaan gartay in laga bilaabo taariikhda Shalay aan idinka qaado xilalka aad hayseen ee kor ku xusan.

Waxaan idiinka mahadcelinayaa muddadii aad hayseen xilalka Qaranka.

Ujeeddo: Magacaabid

[Markaan Arkay: Dastuurka Somaliland, Qodobka 90aad;

Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waayaaragnimad ooda;

Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;

Markaan Sameeyey: Latashi;

Waxaan Go’aamiyey; In laga bilaabo taariikhda Shalay aan masuuli yiintan u magacaabo xilalkan:

1. Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi Wasiirka Wasaaradda Qorsh aynta iyo Horumarinta Qaranka. 2. Axmed Maxamed Diiriye Cige Wasiirka Wasaaradda Waxbar ashada iyo Sayniska. 3. Siciid Sulub Maxamed Xuseen Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga.

4. Saleebaan Yuusuf Cali Koore Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka.

5. Maxamed Muuse Diiriye Wacays Wasiirka Wasaaradda Horum arinta Biyaha.

6. Mustafe Maxamuud Cali Bile Wasiirka Wasaaradda Caddaalada.

7. LiibaanYuusuf Cismaan Xuseen Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.

8. Cabdiqaadir Cumar Jaamac Maxamed Wasiir Kuxigeenka Was aaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka.

9. Mahdi Cabdillaahi Cismaan Maxamed Wasiir Kuxigeenka Wasaa radda Horumarinta Caafimaadka.

10. Muuse Ibraahim Yuusuf Salaf Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda.

11. Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse Lataliyaha Madaxweyn aha ee Arrimaha Doorashooyinka


PUNTLAND OO MARKALE XIRTAY SIYAASI CAAN AH OO DHALIILAY

Wararka laga helayo Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay shegayaan in Ciidam ada Amniga gobolka Bari ay Xabsiga dhigeen Siyaasiga Dr. Muuse Cali Jaamac oo horay mar Puntland u xirtay.


Siyaasiga iyo Odayaal kale ayaa Jim ciii la soo dhaafay waxaa ay dhaliilo kala duwan u jeediyeen xukuumadda Madaxw eyne Siciid Cabdullaahi Deni uu hoggaa miyo,waxaana xalay uu ku hoyday Xabs iga Magaalada Boosaaso,sida ay i noo xaqiijiyeen dad ku sugan Boosaaso.

Siyaasi Muuse Cali Jaamac waa markii labaad oo ay xiraan Cii damada Amniga gobolka Bari,waxaana 13 October ee sannadkan sidaan oo kale Boosaaso loogu xiray Siyaasi Muuse Cali Jaamac, hayeeshee saddex Cisho kadib lagu sii daayey cafismaxkamadeed.

Odayaasha iyo Siyaasiyiinta Gobolka Bari ee Xabsiga la dhigay ayaa waxaa ay xukuumadda Madaxweyne Deni ku eedee yeen in shirkado laga leeyahay Imaaraadka Carabta ku wareejisay garoonka diyaaradaha Boosaaso, wakaaladda Xoogga Korontada ENEEYE iyo Maxjarka Xoolaha.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip