Sawirro:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Gaaray Magaalada Jigjiga

0
Wednesday November 13, 2019 - 19:16:53 in Wararka by
  • Visits: 274
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Gaaray Magaalada Jigjiga

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo Maanta gaaray Magaalada Jigjiga ee Caasimadda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Garoonka diyaaradaha Garaad Will-Waal ee Jigjiga ayaa Guddoomiye Maxamed

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo Maanta gaaray Magaalada Jigjiga ee Caasimadda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Garoonka diyaaradaha Garaad Will-Waal ee Jigjiga ayaa Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo wafdigiisa waxaa kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Dowlad degaanka Soomaalida Cabdi Maxamed Aada iyo xubno kale oo ka tirsan maamulkaas. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa inta uu ku sugan yahay waxaa uu kala duwan uu la qaadan doonaa Mas'uuliyiinta Xukuumadda dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Guddoomiye Mursal ayaa maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya, isagoona kulamo kula soo qaatay dhiggiisa Itoobiya iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka.

 

 
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip