Sawiro:-Taliye Ka Tirsan Puntland Oo Ka Badbaaday Qarax Loogu Xiray Gaarigiisa

0
Wednesday October 16, 2019 - 21:03:55 in Wararka by
  • Visits: 220
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiro:-Taliye Ka Tirsan Puntland Oo Ka Badbaaday Qarax Loogu Xiray Gaarigiisa

    Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in Goordhow halkaas uu ka dhacay qarax Xoogan. Gaari nooca raaxada ah ayaa waxaa goobjoogayaal ay sheegeen in qaraxaas lagu xiray,isla markaana uu qarxay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in Goordhow halkaas uu ka dhacay qarax Xoogan. Gaari nooca raaxada ah ayaa waxaa goobjoogayaal ay sheegeen in qaraxaas lagu xiray,isla markaana uu qarxay xili uu Gaariga ku jiray gudaha Guri ku yaalla Magaalada Gaalkacyo,kaasi oo jugtiisa laga maqlay qeybo kamid ah Xaafadaha ku yaalla halkaas. Weli ma jiro wax war ah oo ka soo laamaha amniga Degmada Gaalkacyo ee dhinaca Puntland oo ay hadlayaan qaraxaas uu ka badbaaday ahaa Taliyaha Saldhigga bartamaha Magaalada Gaalkacyo Cabdiqani Xabuun.Sidoo kale gaariga qaraxa lagu soo xiray ayaa waxaa la ahaa Taliyaha Saldhigga bartamaha Magaalada Gaalkacyo ee Dowlad Goboleedka Puntland Cabdiqani Xabuun,kaasi oo la xaqiijiyay inuu ka badbaaday qaraxas oo ka dhacay gurigiisa.

  




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip