Wafdi uu hoggaaminayay Shiikh Shariif oo gaaray Kismaayo

0
Thursday October 10, 2019 - 23:11:15 in Wararka by
  • Visits: 342
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafdi uu hoggaaminayay Shiikh Shariif oo gaaray Kismaayo

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ,Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame iyo wafdi ay hoggaaminayeen ayaa waxaa ay gaareen Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose Wafdigan ayaa garoonka diya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ,Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame iyo wafdi ay hoggaaminayeen ayaa waxaa ay gaareen Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose Wafdigan ayaa garoonka diyaaradaha Kismaayo waxaa ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam,Xubno ka tirsan golaha wasiirada Maamulka Jubbaland Shiikh Shariif iyo wafdigiisa ayaa waxaa ay magaalada Kismaayo u gaareen inay ka qeyb-galaan munaasabada Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmed Madoobe)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip