HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 9-KA OCT 2019-KA

0
Wednesday October 09, 2019 - 08:19:45 in Wararka by
  • Visits: 345
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 9-KA OCT 2019-KA

    Madaxweyne Farmaajo Oo Farriin Tacsi Ah U Diray Madaxweynaha Jabuuti Madaxweynaha JF/Soomaaliya Md. Maxamed C/hi Farma ajo oo dhambaal u diray walaalkiis Md.Ismaaciil Cumar Geelle, Madax weynaha dalka aan wal aalaha nahay ee Jabu uti, ayaa uga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo Oo Farriin Tacsi Ah U Diray Madaxweynaha Jabuuti Madaxweynaha JF/Soomaaliya Md. Maxamed C/hi Farma ajo oo dhambaal u diray walaalkiis Md.Ismaaciil Cumar Geelle, Madax weynaha dalka aan wal aalaha nahay ee Jabu uti, ayaa uga tacsiyeyay geerida ku timid, Alle ha u naxariistee marxuum Sacad Cu mar Geelle. "Waxa na soo gaaray warka naxdinta leh ee dhimashada marxuumka oo la dha shay walaalkey Madaxweyne Ismaaciil Cu mar Geelle. Waxaan Dowladda, qoyska marxuumka iyo guud ahaan shacabka Ja mhuuriyadda Jabuuti ee aan walaalaha na hay u dirayaa tacsi tiiraanyo leh." Madaxweyne Farmaajo ayaa marxuum Sacad Cumar Geelle Alle uga baryey in uu u danbi dhaafo, kuna abaalmariyo jann ooyinkiisa, isaga oo qoyskiisa iyo guud ahaan shacabka reer Jabuuti u rajeeyay samir iyo iimaan.

Guddoomiyaha Golah Shacabka Oo Shirweyne Ka Daah-Furay Baydhabo

     Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG u ah maamulka KG/Soomaaliya ay aa Shalay waxaa ka furm ay Shirka Gudd oomiyeyaasha Gobolada iyo Degmooyin ka Koonfur Galbeed.

    Shirka ayaa waxaa Daah-furay Guddo omiyaha Golaha Shacabka JFS Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ,Madaxweyna ha DGKG Md.Cabdicasiis Lafta-gareen iyo Wasiirka Wasaaradda arimaha Guda ha KGS Maxa med Abuukar Cabdi.

      Shirka ayaa waxaa ka ahaa wasiiru do wlaha wasaaradda arimaha Gudaha Md. Cabdullaahi Aadan Maxamed Faray, Aga asimaha guud ee Wasaaradda arimaha gudaha Mustaf sheikh Abdulaahi iyo Mas ’uuliyiin kale.

   Shirka ayaa waxaa ka qeybgalaya Dhammaan Guddoomiyeyaasha Gobola da Baay,Bokool,Shabeellaha Hoose iyo Guddoomiyeyaasha Degmooyinka iyo De egaanadda Koonfur Galbeed,Hay’ada ha wadashaqeynta la leh dowladaha hoo se iyo Gargaarka.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Ka Baaqday Safar Uu Ku Tegi Lahaa Jalalaqsi

  Guddoomiyaha G/ Hiiraan Cali Maxamed Caraale iyo wafdi la socday oo Shalay safar ku tegi lahaa Degm ada Jal ala qsi ee Gobolk aas ayaa ka baaqday.

    Wariyeyaal ku sugan  M/Baladwe yne ayaa soo sheeg aya in diya arad Cii dan oo Guddoomiye Caraale u qa adi lah eyd Jalalaqsi ay baaqatay sababo aan weli la shaacin.

      Ujeedka Guddoomiyaha Gobolka Hiira an ee Jalalaqsi ayaa waxaa uu ahaa sidii uu soo xalin lahaa shaqaaqo dhawaan hal kaas ku dhexmartay Ciidamo ka tirsan ma amulka degmadaas iyo kuwa Midowga Afr ika ee AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti.

 Sidoo kale muddo saddex maalmood wax diyaarad kama soo degin Garoonka diya aradaha Ugaas Khaliif ee Baladweyne, ka dib markii daadad xoogan ay ku rogma deen halkaas.

Dad Ku Dhintay Biyo Xireen Ay Sawir Isaga Qaadayeen

     Haweeney dhawaan la guursaday iyo saddex qof oo ka tirsan qoyskeeda ayaa ku qaraqmay biyo xireen ay isku sawira yeen, sida uu sheegay booliska gobolka   Tamil Nadu ee koonfurta Hindiya.

    Dadka dhintay ayaa kamid ahaa koox lix qof ka kooban oo gacmaha is haystay, isla markaana taagnaa meel biyuhu ku yar yihiin, ka hor inta aanu mid ka mid ah ku fakan moolka biyo xireenka deetana jiidan inta kale.

     Ninka qabay xaaska dhimatay ayaa wa xaa u suuragashay inuu badbaadiyo wala ashii oo kamid ahayd dadka ay biyaha qaadeen.

     Hindiya ayaa ah dalka ugu badan ee la xaqiijiyay inay ku dhintaan dadka sababs ada sawiradda la iska qaado ee selfie loo yaqaano.

    S ida ay sheegtay hay’ad fadhigeedu yahay Maraykanka, 259 oo qof ayaa Hind iya ugu dhintay xilli ay sawirrada selfie iska qaadayeen mudadii u dhexeysay 2011 iyo 2017. Dalalka kusoo xiga ayaa kala ah Ruushka, Maraykanka iyo Paki stan.

    Khubarada ayaa sheegaya in dadka sa wiradda iska qaada ay khatar weyn u bar eeraan si ay u farxad geliyaan qoysaskoo da iyo asxaabtooda ku taxan baraha buls hada.

Jubbaland oo ka digtay cawaaqib ka dhalan kara cadaadiska uga imanaya Dowladda Federaalka

 Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad gobo lleedka Jubbaland Maxamuud Siyad Aadan ayaa sheegay in kacdoon shacab uu ka dhalan karo sida uu had alka u dhigay cadaadis ka DFS ku heyso Jubb aland.

DF/Soomaaliya ayuu ug u baaqay in ay dib xoriyadiisa ugu soo cel iso Wasiirkii Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan oo u xiran DFS Wux uu sheegay haddii ay jiraan dad wax ka ta banaya mas’uuliyiinta maamulka Jubbal and loo baahan yahay inay ka dacwood aan haya’ddaha Garsoorka maamulka.

    Dhinaca kale madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo ka hadlay caleemo saarka madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in la qaban doo no munaasabadda caleemo saarka marka ay soo dhameystirmaan wafuud lagu mart iqaaday.

     Caleema saarka Madaxweynaha Jubb aland ayaa markii labaad dib u dhacday, sababo la xiriira xayiraada ay dowladda Federaalka Soomaaliya ay saartay.

Ciidamada Xoogga Dalka oo raashin gargaar ah gaarsiiyay dadka ku nool Aw-Dheegle

     Ciidamada Xoogga Dalka ee ku sugan deegaanka Aw-Dheegle ee gobolka Sh/ Hoose ayaa deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas ku nool halkaas. Taakulada ay ciid amadu gaarsiiyeen dadweynaha oo ahayd raashin loogu tala galay dadka ka soo ka banaya go’doomintii ay al-Shabaab mudd adda dheer ku hayeen deegaanka iyo aba arihii is xigxigay ee dalka ka dhacay ayaa waxa gacan ka geysatay Dowladda Ing iriiska.

     Cunnooyinka la gaarsiiyay halkaas ay aa qeyb ka ah dadaalka xasillinta Xuku umadda ay ka waddo magaalooyinka ay dhawaan dib looga xoreeyey al-Shabaab.

     Bil ka hor ayay ahayd markii Ciidama da Xoogga Dalka ay al-Shabaab kala war eegeen deegaankaas istiraatiijiga ah oo 70 kiiloomitir dhanka koonfureed kaga be egan magaalada Muqdisho.

    Ciidamada Dowladda ee ku sugan Aw-Dheegle ayaa iska caabbiyay weerar ay soo qaadeen kooxda Shabaab oo dooney sa in ay dib u qabsadaan magaalada hase yeeshee uu isku daygooda weerar hung oobay. DFS ayaa wadda dadaallo ay dib u gu soo celinayso adeegyadii asaasiga ahaa ee dadweynaha ku nool deegaanna da ay ciidamada la wareegeen sida xarumaha caafimaadka, waxbarashada iyo goobaha cibaadada.


Guddiga Farsamada Maamul Dhisidda Galmudug oo la Magacaabey

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha Feder aalka iyo dib u- heshiisiinta XF Soomaal iya ayaa magacowday Gudd iga Farsama da Maamul Dhis idda Dowlad Gobaleedka Galmudug, kaas oo maalm ihii la soo dhaa fay la hadal haayey in la Magacaabayo.

      Guddigaan oo ay Magacaawday Was aarada Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya oo ka kooban 13 Xubnood ayaa waxaa ay dhexdooda iska dooran do onaan guddoon Cusub, iyaga oo guda geli doona dhismaha Galmudug loo dhan yahay.

     Wasiir kuxigeenka Wasaaradad Arrima ha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ah na kusimaha Wasiirka Isaaq Maxamed Maxamuud oo Warbaahinta uu Akhriyey wareegtada guddigaas lagu Magacaabey ayaa sheegay in guddigaan la Magacaab ey, iyada oo laga duulayo Go’aanadii ka soo baxay shirkii dib u heshiisiinta Gal mudug.

     Wasiir kuxigeenka Wasaaradad Arrima ha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Isa aq Maxamed Maxamuud ayaa sharaxaya u jeedada loo Magacaabey Guddiga Fars amada Maamul Dhisidda Dowlad Goba leedka Galmudug.

Guddiga Doorashooyinka Qaranka Oo Baaq Deg-Deg Ah U Diray Madaxda Dowladda

    Magaalada Muqdisho ayaa Shalay oo Tallaado waxaa kulan ku yeeshay Gudd iga Madaxa Banaanee Doorashooyin ka Qaranka Soomaaliyeed iyo qaar ka mid ah Xisbiya da siyaasade ed ee dal ka ka jira.

     Kulanka u dhexeeyay Guddiga Door a shooyinka Qaranka iyo Xisbiyada Siyaa sada ayaa waxaa uu ahaa mid wadatashi ah oo ay yeeshaan labada dhinac,si loo dardar-geliyo wadashaqeynta labada dhinac.

     Intaasi kadib Guddoomiyaha Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka Soo maaliyeed Xaliimo Ismaaciil Xaliimo  Yar ey oo warbaahinta la hadashay ayaa she egtay in Guddiga caqabad ay ka heysato dhanka Xafiisyada uu ku shaqeeyo ee ku dhex yaalla Xarunta Madaxtooyadda Soo maaliya.

    Xaliimo Yarey ayaa sheegtay in tan iyo markii la aas-aasay Guddiga Doorashooy inka uu Guddiga raadinyay Xarun  oo ku shaqeeyo,isla markaana si isugu mid ah uu Xisbiyada siyaasadda ugu wadash aqeyo.  Sidoo kale Guddoomiye Xaliima ayaa tilmaamtay in xiligaan Guddiga uu soo ga aray meel sare ayna badan yihiin Shaqaal aha u shaqeeysa,isla markaana ay u baah an yihiin Xafiisyo oo loo dhiso.

     Guddoomiyaha Guddiga Madax-banna an ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Yarey ayaa Madaxda dowladda Federa alka Soomaaliya ka dalbatay inay guddiga u dhisaan Guriyo Banaanka ka ah Xarun ta Madaxtooyada Soomaaliya ee ay ku shaqeyaan gudigooda.xigasho:-casimadda online

Ergeyga Qarramada Midoobey ee Soo maaliya James Swan oo booqday xarunta gobolka Banaadir

   Egeyga gaar ah ee QM ee Soomaaliya Mr.James Swan ayaa booqday xarunta maamulka G/Banaadir halkaa oo uu kulan kula qaatay guddoomiyaha gobolka Ban aadir Cumar Maxamuud Finish.Duqa Mu qdisho ayaa kala hadlay Mr Swan arrimo ay ka mid ahaayeen xoojinta amniga Caa simadda iyo taageerada Qaramada midoo bay ee Xaqiijinta nabadgalyada.

      Sidoo kale waxaa kulanka diiradda la gu saaray dardargelinta arrimaha horuma rinta sida Dhismaha Wadooyknka, Kobcin ta Dhaqaalaha, Shaqo abuurka dhalinyar ada iyo xal u helista arrimaha Barakacaya sha Caasimadda.     Mr Swan waxa uu dhankiisa balanqaad ay inay xoojinayaan wadashaqaynta toos ka ah ee ay la Leeyihiin Maamulka G/Ba naadir Waxa uuna balan qaaday taageera da iyo garab istaagga Gobolka Banaadir.

      Kulanka waxaa Gudoomiyaha ku weh liyey xog-hayaha guud ee Maamulka G/Banadir iyo saraakiil ka tirsan Gobol ka.

     Wakiilka Q/Midoobey ee Soomaaliya James Swan 24-kii July booqday xarunta maamulka gobolka Banaadir, iyadoo daqi iqado kaddib markii uu ka tagay xarunta uu ka dhacay weerar ismiidaamin ah oo uu ku dhintay guddoomiyihii hore ee gobol ka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar Ci smaan Yariisoow iyo xubno ka tirsan maa mulka gobolka.

New York Times oo Wariye Somaliyeed uqaadatay inuu uguso wararma Bariga Africa

    Cabdi Ladif Dahir oo ah Joornaliste So omaaliyeed ayaa loo magacaabay in uu noqdo Wariyaha Wa kaalada New York Ti mes uga soo wara maya Bariga Africa, isaga oo fadhiggiisu noqonayo magalada Nairobi ee dalka Ken ya.

      Sida laga soo xigtay New York Time Cabdi Daahir ayaa ka soo wareegaya Qu artz International oo uu u  shaqeena yay muddo ku dhan saddex sano ,isaga oo ha dda toos uga mid noqonaya The New York Times, waxaana uu uga soo warrami doonaa Bariga Africa.

   ‘’Waxaan ku faraxsannahay Wariyahe ena cusub ee The Times waxaa uu ka soo wareegayaa Quartz International, waxaa sidaa lagu sheegay shaacin ka soo baxd ay The Times.

     Wariyahan cusub ayeey ku tilmaamtay The Times in uu yahay nin dhalinyaro ah oo akhristayaasha u keenay sheekooyin xi iso leh oo wax ku ool, isaga oo gaar ahaa diirada saaray arrimaha ku saabsan isdh ax-galka ganacsi ee Africa iyo Chine, kala guurka siyaasaddeed ee Itoobiya iyo Sud an, iyo arrimo la xiriira shirkaddaha iyo hal abuurnimada Qaarrada, beeraha ilaa laga gaaro farshaxanka oo uu wax ka qoray.

     Abdi Ladif Dahir ayaa ku dhashay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, hase ahaatee nolashiisa qeyb ahaan waxaa uu ku koray magaalada Muqdisho ee caasim ada Soomaaliya.

Ciidamada Itoobiya oo gacanta ku dhig ay goob lagu qarinayay hub sharci darro ah

    Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa gac anta ku dhigay goob lagu qarinayay hub sharci darro ah kaddib howlgallo lagu su gayay ammaan oo muddo todobaad ah ka    socday qeybo ka mid ah dalkaas.

     Wakaalladda wararka ee Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamadu ay gacanta ku dhi geen 2,221 bastooladood, 71 qori oo noo ca AK47 ah hubkaas oo lagu qariyay waq ooyiga deegaanka qowmiyadda Amxaara da.

      Sida ay ku warrameen masuuliyiin la hadlay wakaaladda, howlgallada hubkan la soo qabtay ayuu howlgalkiisu billowday Sabtidii aynu kasoo gudubnay iyada oo ciidamaduna ay beegsanayeen dambiila yaal si sharci darro ah hubka ugu tallaab iya gudaha dalka Itoobiya.

      Warbixinta ayaa tilShalayy in hubkani lagu geliyay dalka iyada oo lagu soo qari yay booyadaha waa weyn ee qaada shida alka ee ka yimaada dhanka dalka Suud aan.

     Dowladda Itoobiya ayaa gacan bir ah ku haysa arrimaha sharciyeynta hubka iyo dhaqdhaqaaqiisa iyadoo qaadashada hub kuna yahay mid aad u yar marka la jooga Itoobiya.

     Xukuumadda Itoobiya ayaa diyaarinay sa xeer ciqaab adag dusha kaga ridaya ganacsatada hubka kaas oo looga gol leeyahay in la joojiyo ka ganacsiga hubka sharci darrada ah ee dalkaas.


Xiisad ka taaggan degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan

    Wararka naga soo gaaraya degmada Buula-burte ee gobolka HIiraan ayaa she egaya in Shalay halkaa ay ka jirto xiisad ka dhalatay xil ka qaadis lagu sameeyay guddoomiyihii iyo Duqii degmada Buula-burte.

    Guddoomiyaha xilka laga qaaday Ca bdic asiis Duuroow iyo guddoomiyaha si da KMG loogu magacaabay Liibaan Cabdi Burisoow ayaa la sheegay in ay isku hay aan maamulka degmada iyadoo labada mas’uulba Shalay lagu arkay xafiiska xarunta maamulka degmada.

      Cabdicasiis Duuroow ayaa sheegay in uusan ka warheyn wax xil ka qaadis ah oo lagu sameeyay, sidaa daraadeed uu sii wadanayo howlihii maamulka degmada, laakiin waxaa lagu waramayaa in uu ari ntaa ka biyo diiday guddoomiyaha sida   KMG loo magacaabay.

     Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Wasaaradda Arrimaha Gudaha maamu lka Hirshabeelle oo xil ka qaadista ku sameysay mas’uuliyintii maamulka deg mada.

Faah Faahin:-Dil Ka Dhacay Xaafad Ka Tirsan Magaalada Muqdisho

     Kooxo hubeysan ayaa Degmada Wad ajir ee Gobolka Banaadir ku dilay Askari ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaa liya.

    Dilkan ayaa waxaa uu ka dhacay Xa afad ka tirsan Degmada Wadajir,isla mark aana waxaa Askariga falkaas u geystay rag dhalinyaro ahaa oo watay Bastoo la do,isa goona u geeriyooday rasaas lagu dhuftay.

    Goobta uu falka ka dhacay ayaa waxaa durbo gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Bo oliska dowladda oo halkaas ka qaaday Me ydka Askariga la toogtay.

Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku daraya an in halkaas ay ka baxsadeen kooxihii fuliyay dilka Askariga ka tirsanaa Ciidanka dowladda.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa marar ka qaar ka dhaca dilal qorsheysan oo gey staan ragga ku hubeysan Bastooladaha.

Turkiga oo jawaab kulul ka bixiyay hanjabaaddii uga timid Donald Trump

       Ku xigeenka afhayeenka baarlamaan ka dalka Turkiga ayaa ka falceliyay hanja ba addii uu madaxweynaha Mareykanka u jeediyay waddankaas ee ku aaddaneyd howlgallada uu turkiga qorsheynayo inuu ka fuliyo Suuriya, sida ay qortay Wakaal adda wararka ee Anadolu.

     "Waddankeennu ma aha dal ay edeb bari karaan talisyo shisheeye mana aha waddan jilbaha u dhiganaya waddan kal e", sidaas waxaa yiri Levent Gok, oo la hadlayay xildhibaannada baarlamaanka Turkiga.Isagoo hoosta ka xarriiqay in Turk iga uu yahay waddan madax bannaan, ay uu Gok sheegay in dalkiisu "uu xal u heli karo dhibaatooy inkiisa gaarka ah".

"Mareykanka iyo dalalka kaleba waa inay ogaa daan in Turkiga uu wali heysto qalabka iyo dadnimada uu isagoo xorriyaddiisa raadinaya kula dag aallamay boqortooyooyinkii hore".

     Madaxweyne Donald Trump ayaa Isn iintii ku gooddiyay inuu burburin doono dhaqaalaha Turkiga, haddii ay xukuumad da Ankara tallaabo uu ku tilmaamay "inay ku xadgudubto Suuriya", xilli uu jiro qo rshe ay Turkiga ugu diyaar garoobayaan howlgal ay ka fulinayaan waqooyiga Suur iga.

     Ankara ayaa dooneysa inay halkaas ka abuurto khad ka caaggan dagaallada oo loogu talagalay in hoy looga dhigo dadka qaxootiga ah.

     "Sida aan horayba si adag ugu sheeg ay, haddana aan ku celinayo, haddii Tur kigu ay sameeyaan wax kasta oo aniga, caqligeyga weyn aan ugu arko inuu xad gudub yahay, waxaan si buuxda u burb urin doonaa dhulkana la simi doonaa dha qaalaha Turkiga(sidaasna horay waan u sameeyay)", ayuu yri Trump oo qoraal soo dhigay bartiisa Twitter-ka.

     Ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee Suuriga

   Arrintan ayaa kusoo aadday xilli uu dha waan madaxweyne Trump ku dhawaaqay in ciidamada Mareykanka ee Suuriga ku sugan laga soo saari doono.

     Go'aanka uu Trump ciidammadiisa ku la soo baxay waxaa xitaa si weyn u cam baareeyay masuliyiinta xisbiga Jamhuur iga oo uu Trump ka tirsan yahay.

     Kurdiyiinta ayaa bixitaanka ciidamm ada Mareykanka ku tilmaamay inay tahay "waran dhabarka uga dhacay"

Dadka dhaliila siyaasadda Trump ayaa ku doodaya in bixitanaka ciidammada Marey kanka ay ka dhigtay Kurdiyiinta kuwa u nugul weerar uga yimaada Turkiga oo kooxdan u arka inay tahay argagixiso.

Wasiirka arrimaha dibedda ee Turkiga ayaa sheegay in "la dhameystiray diyaarg arowga howlgallada xasilinta gobolka oo muhiim u ah nabadda Suuriya iyo deriske eda" Balse Mr Trump ayaa uga digay Turk iga inaysan ka faa'iideysan go'aankiisa ku aaddan la bixitaanka ciidamada Suuriya ka jooga.Turkiga iyo Mareykanka oo ka wada tirsan isbahaysiga NATO ayuudhaw aanahan xiriirkooda soo xumaanayay. Dadka deggan Imaaraadka oo 71% ku kalsoon aaladaha wax gudbiya ee Internetka

    Sida lagu xusay daraasad ay samaysay shirkadda Palo Alto Networks dadwey naha u dhashay dalka Imaaraadka Carab ta ayaa 71% ku kalsoon kuna tiirsan la ma caamilka aaladaha xariirka la leh internet-ka sida agabyada caaqilka ah ee lagu adeegsado guryaha.

      Daraasadda ayaa tibaaxday in 71% ka qeybgalayaasha daraasadda ay ahaay een kuwo rumaysan in waxyaabaha ay ka helaan internetka ay yihiin waxyaabo la isku hallayn karo.

      Daraasad tan la mid ah oo laga same eyay Yurub, Bariga Dhexe iyo Afrika ayaa iyaduna shaaca ka qaadday natiijo ka duwan midda Imaaraadka, taaso ah in da dweynaha ku dhaqan deegaannadaas kor ku xusan ay 38% kalsooni ku qabaan ad eegyada xariirka la leh internetka.

     Dadweynaha ka soo jeeda dalal ay ka mid yihiin Ingiriiska, Faransiiska iyo Jarm alka ayey aad u hooseyso kalsoonida ay ku qabaan internetka iyo waxa la hal maala.

    45% ka qeyb galayaasha daraasaddan ee ku nool qaaradda Yurub ayaa hoosta ka xarriiqay in aanay kalsooni sii buuran ku qabin internetka iyo adeegyada xariirka la leh taas oo muujinaysa farqiga weyn ee u dhexeeya iyaga iyo daraasadda laga sameeyay Imaaraadka.

Nin Loo Soo Xiray Xatooyo Oo Laba Askari Xabsiga Ku Dilay

       Nin xabsi ku yaalla dalka Talyaaniga u gu jiray tuhun la xiriira inuu mooto xad ay ayaa toogasho ku dilay labo askari, xilli uu damacsanaa  inuu baxsado .Muu qaal lagu shaaciyay warbaahinta ayaa la ga ar kayaa ninkan oo isagoo hubeysan isku dayaya inuu ka ba xsado saldhig ay bo olisku leeyihiin oo ku yaalla M.Trieste.

Ninkan 29 jirka ah ayaa loo soo xiray eedeyn ku saabsan inuu mooto xaday.

     Askarta oo su’aalo weydiinaya ayuu co dsaday inuu musqul aado, ka dibna wu xuu qori ka xoogay askarigii loo raaciyay inuu dusha kala socdo inta uu suuliga is ticmaalayo. Waxaa lagu soo warramay in uu labada askari toogtay isagoo u dhow.

Waxaa goor dambe la arkayay isagoo dhi smaha markuu kasii baxayay ridaya rasa as kale oo dheeraad ah.

   Eedeysanaha, oo lagu magacaabo Alej an dro Augusto Meran ayaa goor dambe dib gacanta loogu soo dhigay. Labada ask ari  ee uu dilay ayaa kala ahaa

 Pierluigi Rota iyo Matteo Demenego

Dhakhtarkii u dagaallamay in gacmaha la dhaqdo ee waallida lagu tilmaamay, sida xunna u dhintay

    Waxaa jiray wakhti in qofka xanuunsan loo qaado isbitaal aysan ahayn tallaabada ugu fiic an ee lagu dagdago.

    Qarnigii 19-aad, isbitaalladu waxay ahaa yeen meelaha saldhigga u ah caabuqa iyo jeerm iska, dadka kaliya ee loo qaadi jirayna waxay ahaayeen kuwa aadka u xanuunsan iyo kuwa sii dhimanaya.

   Run ahaantii waxaaba ka fiicneyd in gury aha la isku daweeyo: xaddiga dhimashada ee Isbitaalladu wuxuu markaas 5 laab ka ba dnaa kan guryaha adeegyada caafimaad lo ogu sameeyo dadka.

Guryaha Geerida

  Isbitaallada waxaa ka buuxi jiray qoyaanka kaadida, matagga iyo dhacaannada kale ee jirka bani'aadanka. Urka ayaa ahaa mid aan loo dulqaadan karin, waxaana mararka qaar ay shaqaalaha isbitaallada adeegsan jireen maryo ay sanka ku xirtaan.

Dhif ayey ahayd in dhakhaatiiru ay dhaqaan gacmahooda ama qalabka ay isticmaalaan, qolalka lagu sameeyo qalliinnadana waxay u wasakh badnaayeen isla sida ay u was akh badnaayeen dhakhaatiirta qalliinnadaas sameynayay.

    Arrintaas ayaa sababtay in isbitaallada la gu magacaabo "Guryaha Geerida".

Dunida noocaas ah, ee aan wali ka warhelin halista uu jeermiska leeyahay, ayuu nin isku dayay inuu seyniska u adeegsado joojinta fiditaanka caabuqa.

    Magaciisu wuxuu ahaa Ignaz Semmel weis. Dhakhtarkan u dhashay waddanka Hu ngary ayaa isku dayay inuu nidaamka gac mo dhaqashada ka hirgaliyo magaalada Vie nna, 1840-meeyadii, si uu u yareeyo xadd iga dhimashada ee ka jiray isbitaallada lagu umulo.

   Waxay ahayd arrin muhiim ah laakiin waa lagu guul darreystay, dhakhtarkii fikraddaas keenayna waxaa ku maadeystay dhakhaati



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip