Akhriso:-Dowladda Somalia Oo Lacag Deeq Ah U Fasaxday Maamul Goboleedyada

0
Sunday September 22, 2019 - 19:49:18 in Wararka by
  • Visits: 292
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Dowladda Somalia Oo Lacag Deeq Ah U Fasaxday Maamul Goboleedyada

    Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa Maamul Goboleedyada dalka ka jira iyo Gbolka Banaadir loogu fasaxay lacago deeq oo ka timid Midowga Yurub. Sidoo kale qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Maaliyada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa Maamul Goboleedyada dalka ka jira iyo Gbolka Banaadir loogu fasaxay lacago deeq oo ka timid Midowga Yurub. Sidoo kale qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu xusay in maamulka Gobolka Banaadir iyo Maamul Goboleedyada dalka loo fasaxay lacag dhan lix milyan oo dollar. Ugu dambeyntii qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa maamul walba looga codsaday inuu si deg deg ah u soo diro warqad codsi ah oo lagu caddeynayo in lacagta loo isticmaalayo sida ku cad warqadan iyo balan-qaad ku aadan in xisaab celin buuxda in laga soo celin doono muddo 45-Maalmood ah kaddib marka la isticmaalo.Lacagtan deeqda ah ayaa Xukuumadda Soomaaliya lix malyan oo kamid ah u qoondeesay in loogu deeqo maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, waxaana maamul walba loo diri doonaa Hal malyan oo dollar,taasi oo ah deeq Midowga Yurub ugu tala galay.
 



 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip