HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 11KA SABTEMBAR 2019KA

0
Wednesday September 11, 2019 - 08:40:41 in Wararka by
  • Visits: 491
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 11KA SABTEMBAR 2019KA

    ALSHABAAB OO 'WEERAR KU DISHAY' SAGAAL ASKARI OO KENYAN AH War kasoo baxay dagaalamayaasha AlSha baab ayaa lagu sheegay in weerar ay ka geysteen deegaan ka tirsan Gobolka Mandheera ee dalka Kenya ay ku dileen 9 Askari oo ka tirsanaa Mili

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

ALSHABAAB OO 'WEERAR KU DISHAY' SAGAAL ASKARI OO KENYAN AH War kasoo baxay dagaalamayaasha AlSha baab ayaa lagu sheegay in weerar ay ka geysteen deegaan ka tirsan Gobolka Mandheera ee dalka Kenya ay ku dileen 9 Askari oo ka tirsanaa Milita riga Kenya. Weerarka oo ahaa mid jid gal ah sida ay sheegteen AlShabaab ayaa dhacay galinkii da mbe ee Shalay, waxyar uu ka dib markii ciidama da Kenya ee la weeraray ay kasoo bexeen saldhig ay ciidamada KDFta Kenya ku leeyihiin deegaan lagu magacaabo Ceelraam oo ka tirsan gobolka Mandheera. AlShabaab waxa ay ku sheegeen warkooda in weerarkaas ay Militariga Kenya uga dileen 9 askari, sidoo kala ay kaga gubeen ilaa Afar gaari oo kuwa dagaalka ah. Ciidamada Kenya ee weerar ku qabsaday ayaa waxaa la sheegay inay kasoo baxeen daqiiqado ka hor inta aan la weerarin saldh ig military oo ay ku leeyihiin deegaanka Ceelraam, waxeyna kusoo wajahnaayeen gudaha Soomaali ya, gaar ahaan degmada Ceelwaaq ee G/Gedo. wali wax war ah oo ku aaddan weerarkaas ay sheegteen AlShabaab inay ku dileen ciidamo bad an oo Keenyaan ah kama soo bixin dowladda Kenya. Ciidamada Kenya ee ka howlgala dhulka ay de gaan dadka Soomaaliyeed ee loo yaqaano NFD ayaa waxaa loogu geystaa weerarro joogto ah, ku waas oo ay mas'iiliyaddoda dusha u ritaan dagaa lyahanada AlShabaab.Ximadda Xigasho: Caasimadda Online

RW KHEYRE OO BALLAN QAAD U SAMEEYAY SHACABKA DEGMADA XUDDUR

6-14 (1)R/Wasaaraha XFS, Md.Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaamiyo oo ka baxay M/Beydha bo ee caasimada KMG K/Galbeed, ayaa si heer sare ah loogu soo dhaw eeyay M/Xuddur ee xar unta gobaka Bakool.

Madaxweynaha K/Galbeed, Waasiirro, Xildh ibaanno, maamulka gobalka Bakool iyo degm ada Xuddur, iyo dadweyne kale ayaa garoonka uga hor tegay wafdiga R/Wasaare Xasan Cali Khayre oo u jeedada socdaalkiisu yahay in wax badan uu ka ogaado baahiyaha ay qaba an bulshada K/Galbeed, si loo fuliyo mashaar iic horumarinteed oo waxtar u leh horumarka bulshada iyo deegaanka.

R/Wasaaraha ayaa dadweyne isugu soo ba xay soo dhaweyntiisa waxa uu kula hadlay gar oonka kubbadda cagta Dr. Waaberi, waxa uu na maamulka iyo shacabka degmada Xudur iyo guud ahaan bulshada K/Galbeed uga ma had celiyay soo dhaweynta ballaaran ee wafdi ga uu hoggaaminayo u sameeyeen.

Md.Khayre oo bulshada Xuddur ku ammaa nay sida geesinimada iyo midnimada leh ee ay cadawga isaga xoreeyeen, magaaladana ay amni uga dhigeen, iyaga oo aan helin teegeero meel kale uga timid, ayaa ballan qaaday in do wladdu ay u sameyneyso mashaariic horumari need oo ay qayb ka tahay casriyeynta Garoon ka kubbadda Cagta Dr. Waaberi.

Md, Khayre ayaa inta uu joogo Xuddur waxa uu la kulmayaa bulshada qaybaheeda kala du wan iyo maamulka G/Bakool, si uu uga dhagey sto xaaladda gobalka iyo talooyinkooda ku aad dan dibukabashada deegaanka iyo guud ahaan dalka

MADAXWEYNE MUUSE BIIXI OO BILLADO GUDDOONSIIYEY 4 SARKAAL

gudMadaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa Shalay billado iyo shahaadosharafeeddo guddoonsiiyey 4sarkaal oo ka tirsan ciidamada Somali land, kuwaas oo kasoo qa linjebiyey kulliyadda ciid amada oo ku yaalla dalka Itoobiya, islamarkaa na derejooyin aad u sarreeya ku qalinjebiyey.

Munaasibad uu Md.Biixi shahaadosharafe eddada iyo billadaha ku guddoonsiinayey sara akiisha ayaa lagu qabtay xarunta qasriga mad axtooyada Somaliland, waxana madaxweyna ha ku wehelinayey taliyaha ciidamada, wasiir ka gaashaandhigga, lataliyaha madaxweyna ha ee dhinaca siyaasadda, gudoomiye ku xig eenka 2aad ee xisbiga Kulmiye iyo afarta sar kaal ee la abaalmarinayey.

Waxaana goobta laga jeediyey hadallo lagu bogaadinayo guulaha ay Somaliland u soo hoo yeen saraakiishani iyo sida ay tusaalaha ugu yihiin dhammaanba ciidanka Somaliland.

Taliyaha guud ee ciidanka qaranka, sarree ye gaas Nuux Taani iyo wasiirka gaashaandhi gga, Cabdiqani Caateeye, ayaa ugu horrayn madaxweynaha siiyey warbixin ku saabsan heerka ay waxbarashada ka gaadheen saraaki isha dhawaan qalinjebisay, waxana ay hoosta ka xarriiqeen inay wax weyn ka tari doonaan baahida uu ciidanku u qabo in aqoontiisa la horumariyo.

Madaxweyne Biixi ayaa isaguna dhankiisa saraakiisha soo qalinjebisay ku bogaadiyey horumarka ay sameeyeen iyo guusha ay ka soo hooyeen jaamacadaha ay dhiganayeen ee ay hormoodka ugu noqdeen kumannaanka ar day ee ka kala socota dalalka Afrika.Madaxw eynaha ayaa waxa uu saraakiisha soo qalinjebisay ku adkeeyey inay aqoontooda ku dhisaan ciidamada, si uu qaranku u yeesho ciidamo tayo leh, wuxuuna yiri

"Waxa la idinka doonayaa aqoontaa aad keenteen iyo horumarkaas inaad ciidanka ku dhistaan, xooggana waxannu saaraynaa dhis maha ciidanka, hadduu ciidanku inoo dhism ona qaranku wuu dhismayaa, waxa la idinka sugayaa qarandhis iyo inuu ciidanku sidii uu ahaa kasii xoogaysto oo laga ilaaliyo qalindaarka”.

"Madaxweyne ahaan iyo xukuumad ahaan dhammaanteen waxa inagu waajib ah inaynnu ciidamada ka ilaalinno qalindaarka, ciidamada haddii la qalindaaro socon mayso, ciidanku ma qaadi karo musuqmaasuq, ciidanku ma qa adi karo xeerjebin iyo in sharciga ninna la ga dhaafo ninna lagu dabbaqo ciidanku ma qa adi karo, ciidanku Dhisibiliin iyo is maqal buu ku dhisan yahay, annaguna ciidanka siya asad usoo gudbin maynno”.

Muuse Biixi ayaa sidoo kale amar ku bixi yey in dhulka danta guud ah qaybo kamid ah loo qoondeeyo ciidamada qalabka sida iyo sha qaalaha dawladda, isaga oo islaShalayba wa saaradda hawlaha guud, dhulka iyo guryeynta u diray wareegto u arrintan ku fulinteeda ku far ayo.

3-28-750x430Afarta sarkaal ee kasoo qalinjebiyey jaama cadaha Itoobiya oo mid kamid ahi billad dahab ah kusoo guulaystay, ayaa kala ah:

1. Gaashaanle Sare Axmed Hurre Haarriye

2.G/le Dhexe Nimcaan Yuusuf Cismaan

3. G/le Cabdirisaaq Xasan Dalmar

4. G/le Mustafe Cabdi Xasan.

MADAXWEYNAHA HIRSHABELLE OO SHEEGAY IN LA BILAABAYO HOWGALLO LA ISUGU FURAYO JOWHAR IYO BELEDWEYNE

waare-sax-630x420Kulan loogaga hadlayay sidii la isugu furi la haa wadada laamiga ah ee u dhexeysa mag aalooyinkq Jowhar iyo Beledweyne ayaa maan ta lagu qabtay xarunta ciidamada AMISOM ee magaalada Beledweyne.

Kulankan ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha Hir shabelle Maxamed Cabdi Wa are ayaa sara akiil ka tirsan ciidamada Itoobiya, qaar kamid ah xildhibaanada iyo golaha wasiirada Hirsha belle iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulka g/Hiir aan.

garbahaarreey6Md/Waare oo munaasabadda ka hadlay ay aa hadlay muhiimada ay u leedahay Hirshabe lle in la isku furo waddooyinka kala xiran ee go’doonka ugu jira Al Shabaab. "Soomaaliya oo hagaagta waa iyadoo guud ahaan ammaan ka geeska afrika oo hagaaga.”ayuu yiri Mada xweynaha HirshabelleWaare oo uga mahad celiyay wadamada qeybta ka ah Ciidamada AMISOM ee naftooda noo huray in Amni aan ku naaloono, si gaar ah ciidamada ka howlgala Hirshabelle, isagoo ku ammaanay doorkooda lama ilaabaanka ah, waxaana Madaxweynuhu carrabka ku dhuftay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u bilaabayaan Holwgalo la isugu furo waddooyinka kala xiran ee go’doonka ku jira.

Ugu dambeynta Madaxweynaha ayaa Shahaa do Sharaf ay Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ay ugu talo galeen guddoonsiiyay xubnaha Ma amulka shahaado sharaf ay ku muujinayaan Wadashaqeynta maamulka iyo AMISOM.

GUDOOMIYAHA MAXKAMADA SARE OO LA KULMAY SAFIIRKA MAREYKANKA DONALD YAMAMOTO

Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Don ald Y. Yamamoto, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Gudoomiyaha Maxkamadda Sarre ee Soomaa liya Baashe Yuusuf Axmed,iyagoo halkaasi ku yeeshay wadahadal dhinacyo badan taabanay ay. Sida wararku sheegayaan, 2da Mas’uul ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamid yihiin dib u habeynta ku socota garsoorka dalka iyo sidii ay u soo laaban leheyd Kalsoonidii ay Sha cabka ku qabeen nidaamka Cadaaalada ee dalka.

Danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya Don ald Y. Yamamoto,ayaa sidoo kale Gudoomiya ha Maxkamadda Sarre ee Soomaaliya, Baa she Yuusuf Axmed ku soo qaaday dhibaatada ay Shabaab ku hayaan shaqada garsoorka, isagoo tilmaamay in taasi looga baaqsan karo oo kaliya soo nooleynta kalsoonida rayidka ku qabo garsoorka dalka.

Dad badan oo Soomaaliyeed oo ka baxa Muqdisho iyo gobolada kale ee dalka oo ay do wladda gacanta ku heyso, ayaa mararka qaar u cadaalad doonta Maxkamadaha Shabaab, iyagoo ku andacoonaya in garsoorka dowlad da uusan sidii la rabay u shaqeyneynin, xil ya da qaarna dadka lacago badan laga qaadan ayo.

Balse Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soom aaliya oo uu ku jiro Gudoomiye Baashe Yuusuf Axmed, ayaa hore uga digay reer Muqdihso in ey garsoor u tagaan Saldhigyada Shabaab ee ku yaala gobolada dalka, talaabana laga qaadi doono cidii arintaasi lagu arko.

SHIR LOOGA HADLAYO DEYN CAFINTA SOOMAALIYA OO KA FURMAY ADDIS ABABA

Waxaa Shalay Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ka furmay mid ka mid ah shirarka muhiimka u ah deyn Cafinta Soomaaliya.

Shirkaas ayaa wax aa ka qeyb galay Ma dax ka socota hey’ad da Lacagta Aduunka ee IMF,waxaana DFS uga qeyb galaya WW/Maaliyada C/maan Ducaale Beyle,Wasiirka Qorsheynta Jamaal Maxamed Xasan, xubno ka tirsan Bangiga Dhexe iyo 2da Xafiis ee Madaxweynaha iyo R/ Wasaa raha.

D/Soomaaliya ayaa shirkan ku soo bandhigi doonta wixii u qabsoomay 3Bilood ee la soo dhaafay iyo in ay ku dadaasho sidii ay u sii hor umarin laheyd Maamul wanaaga Maaliyadda Dalka. "Markale ayaan fileynaa in ay soo ba xdo natiijo wax ku ool ah oo muujineysa gu usha iyo horumarka dhaqaalaha Soomaaliya” ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya.

Shirkaan Shalay ka furmay Magaalada Ad dis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya ayaa waxaa uu socon doonaa Muddo kooban.

CIIDAMADA XOOGGA DALKA OO 2 DAGAALYAHAN OO ALSHABAAB AH KU DILAY GARBAHAARREEY

Saraakiisha CXD Soomaaliya ee ku sugan G/Gedo ee K/Soo maliya ayaa sheegay inay dileen 2dagaalyahan oo alShabaab ah. Dilka dagaalyaha nnada ayay saraakiishu she egeen inuu yimi ka dib markii uu fashilmay wee rar gaadmo ah oo koox ka tirsan alShabaab ay ku soo qaaday fariisin ciidamada dowladdu ku leeyihiin M/Garbahaarreey.

Saraakiisha G/Gedo ayaa sheegay in ciidam ada oo aad u feejignaa ay u suuragashay inay iska caabiyaan kooxda duullaanka ku soo qaad day saldhigga ciidamada. Ciidamada ku sugan saladhigga weerarku ka dhacay ayaa sidoo kale warbaahinta dowladda u sheegay inay hub ka fur teen dagaalyahannadii Shabaab ee weerarka fuli nayay intii uu socday iska hor imaadku.

Ciidamada ayaa agagaarka M/Garbahaarreey ka billaabay Howlgallo lagu xaqiijinayo ammaan ka deegaanka.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa wada guluf colaadeed xoog badan oo ay dalka uga saa rayaan kooxda Shabaab.

wax war ah Wali kama soo bixin al shabaab oo dagaalkaas la xiriira oo ay ciidmada dowladdu ku sheegteen in rag ay ugu dilen Garbahaareey


XUKUUMADDA SOMALIYA OO KU DHAWAAQDAY HIRGALINTA NIDAAMKA CADAALADDA

Wasiirka Wasaaradda CadaaladdaXasan Xuseen Xaaji oo la hadlay Warbaahinta Dowl adda ayaa waxaa uu ka hadlay Hirgalinta nida amka Cadaaladda dalka oo ay wadaan, Isla markaana latashiyo kala duwan kala same eyeen Dowlad Goboleedyada dalka ka jira iyo Qeybaha kala duwan ee Ururadda Bulshada Rayidka ah.

Wasiirka ayaa sheegay in Nidaamka Cada aladda la doonayo in uu lajaan qaado Nidaamy adda Cadaaladda ee dunida ka jira lehna awo odihii lagu fulin lahaa. "Waxaa jiray in aan ka shaqeyneynay Hanaanka Cadaaladda, Asluu bta iyo Siyaasad weyn oo Dowlad Goboleedya da iyo Dowladda Federaalka ayaa Nidaamka as siwadajir ah uga soo shaqeeyeen, Hanaan kaas oo lahorgeeyey Golaha Wasiiradda oo ay ansixiyeen”

Ugu danbeyn Wasiirka ayaa sheegay in Han aankaas laga hirgalin doono Dhamaan dalka si ay dadk Soomaaliyeed u helaan Nidaam Cad daaladeed oo wanaagsan.

KALLUUMEYSATO LAGU LA’YAHAY XEEBAHA PUNTLAND

Shan nin oo ka tirsan kalluumeysatada Pun tland ayaa lagu la’yahay xeebaha baddaha de egaaamada Puntland mudo 4 maamlood ah, waxaana xaalad kalluumeysatadaas ka waram ay wasiirka wasaaradda kallumeysiga Puntla nd Faarax Maxamuud Cawaash.

Wasiirka ayaa sheegay inay dhowr doon u direen si ay usoo helaan kalluumeysatada la la’yahay, balse waxa uu sheegay inaysan kus oo guuleysan.

Faarax Maxamuud Cawaash ayaa sidoo ka le sheegay inay la xiriireen ciidamada caalam iga ah ee ilaaliyaha xeebaha Soomaaliya, kana codsadeen inay gacan ka gaystaan soo helistan dadkan.

DUQA MUQDISHO OO ISLAXISAABTAN KU BILAA BAY SARAAKIISHA CIIDANKA ILAALINTA DEE GAANKA

Duqa M/Muqdisho ahna G/G/Banaadir Md. Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar finish) ay aa aqalka Dowlada hoose Xamar kulan kula qaatay saraakiisha taliska ciidanka ilaalinta Deegaanka ee D.H.X.

Ujeedka kulankani isla xisaabtan iyo la daga alanka musuq maasuqa taas oo qeyb ka ah siyaasada duqa M/Muqdisho Md. Cumar Fin ish iyadoo kulankani ay goob joog ka ahaaye en guddoomiye kuxigeenada G/Banaadir iyo xog’hayaha guud ee maamulka gobolka.

Kulanka ayaa inta uu socday waxa uu G/G/ Banaadir uu mid Mid u wareystay saraakiisha ciidanka ilaalinta deegaanka ee dowlada hoo se Xamar isagoo u sheegay in maamulkiisa uu san aqbali doonin musuq maasuq iyo kut agrifal.

JUBBALAND OO SHAACISAY SHURUUDAHA LAGU XIRAY SII DEYNTA WASIIR JANAN

Janan-630x420Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Jubaland, Maxamuud Sayid Aadan oo BBCda la hadlay ayaa she egay in wafdi isugu jira odaya al, ganacsato iyo aqoonyaha no ay tageen Muqdisho, si DFS ay uga la hadlaan siideyn tiisa Wasiir Janan balse la hordhigay shur uudo dhowr ah.

”Dadkii aan dirnay shuruud ayay ku xireen, waxayna ku yiraahdeen arrimo siyaasadeed ayaanu ku heysanaa ee ciidanka daraawiishta Jubaland soo wareejiya,dowladaha deriska ha la macaamilina, Jubaland doorashadeedi ma aqoonsanin dhaha, arrimo sidaas ayay kala ha dleen dadkii aqoonyahanada iyo ganacsatada ee u tegay ", ayu BBCda u sheegay Maxam uud Sayid Aadan.

Madaxweyne ku xigeenka oo aan sheegin ci dda ka tirsan DFS ee ay la hadleen Jubaland ayaa intaasi ku daray in marnaba aysan aqbali karin oo taas ay ka dhigan tahay in ciidamm adii Jubalanad ee Al Shabaab la dagaalamay ay la kala diro.

Dowladaha deriska ayuu sidoo kale she egay inay ka wada shaqeeyaan ammaanka 2da dhinac,dalabkas na uusan macquul ahayn.

Xaaladda Cabdirashiid ayuu sheegay in aysan ka warheynin oo aanay garaneyn xaaladiisa iyo halka uu ku sugan yahay.

"Runtii Cabdirashii aad ban uga xunahay sida loola dhaqmay, ninkaas waa la afduubay, wax arkay ma jiraan marka laga reebo xaas kiisa oo mudo 30 daqiiqa ah habeen saqdhexe ay tuseen”,ayuu raaciyay.

MADAXWEYNE TRUMP OO SHAQADA KA ERYAY JOHN BOLTON

xulka-QARANKAMadaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaqada ka ceyriyay la taliyihiisii arrima ha amaanka John Bolton.

boton"Waxa aan Habeen hore u sheegay John Bolton in adeegiisa aan xilligan looga baahnayn aqalka cad ,” ayuu soo qoray madaxwayne Trump.

"Waxaa aan si adag isugu khi laafnay waxyaabaha uu so jeediyay,” ayuu intaa ku daray Mr Trump.

Madaxwaynaha Mareykanka ayaa sheegay in toddobaadka so socda uu magacaabi doon to la taliyihiisa cusub ee dhanka amaanka.

Xil ka qaadista Bolton ayaa ku soo beegmaysa xilli la hadal hayay kala qaybsanaan soo kala dhexgashay golaha wasiirada ee Trump.

Waxaa la sheegay in kala qaybsanaanta ay kala dhalatay ka dib markii uu madaxwayne Trump uu meesha ka saaray qorshihii nabad da ee Talaiban iyo Mareykanka.

Mr Bolton Tweetarka ku soo qoray: "wax aan is casilaadeyda u gudbiyay Habeen hore madax wayne Trump waxa uuna igu yiri , ‘waxaan ka wadahadli doonaa barito.'”

WADDOOYIN KU YAALLA DHUUSAMAREEB OO MARKII UGU HOREYSAY LAGU XIRAY DHAGXAAN & CARRO

Wararka laga helayo M/Dhuusamareeb ee Caasimadda DG/Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in Waddooyinka muhiimka ah ee halkaas ku yaalla Shalay lagu arkay dhagxaan iyo Carro tuur badan.

Ciidamo ka tirsan kuwii dhawaan DFS geys ay Dhuusamareeb ayaa la sheegay in dhagxa an iyo Carro ay ku xireen Waddooyinka waawe yn ee muhiimka ah ee ku yaalla Magaalada.

Wariyaha Warbaahinta Dalsan ee ku sugan Dhuusamareeb Mowliid Macalin Xasan ayaa tilmaamay in Wadooyinka sida gaarka ah dhag xaanta Ciidamada ugu xireen ay qeyb ka tahay Xarunta uu ka socdo Shirka dib u heshiisiinta Galmudug iyo Madaxtooyada Maamulka iyo wadooyinka muhiim ah oo ay isticmaalaan Ma daxda dowladda.

Sidoo kale Waddooyinka Ciidanka ay xir een ayaa waxaa kamid ah Waddo ay inta bad an ku caweeyaan dadka shacabka ah ee ku nool M/Dhuusamareeb. Sababta loo dhigay Dhagaxaan iyo Carro tuurka ayaa waxaa lagu sheegay in ay tahay si loo adkeeyo ammaaan ka dhuusamareeb,waxaana loo diidayaa in hal kaas ay maraan gaadiidka noocyadiisa kala duwan.Waa markii ugu horeysay oo dhagax aan iyo carro tuur lagu sameeyay M/Dhuusam areeb ee Caasimadda D/G/Galgaduud tan iyo markii ay dowladda Soomaaliya la wareegtay amn igga Magaaladaasi.

Dhinaca kale Arrintaan ayaa waxaa walaac xooggan ka muujiyay dadka shacabka ah ee halkaas kunool,isla markaanawaxaa ay shee geen in aysan hore u arg arrin

SOOMAALIYA OO KA HARTAY ISREEBREEBKA KOOB KA ADDUUNKA KA DIB MARKII LOOGAGA BADIYAY 31

Xulka Soomaaliya ayaa ka haray isreebr eebka Koobka Adduunka ee wadamada Afrika ka dib markii ay guuldarro 31 ka soo gaartay Zimbabwe kulankii lugta 2aad ee ka dhacay Magaalada Harrare taasoo ka dhigeysa in wadar ahaan ay labada lug ku soo dhamaatay 32 oo ay xulka Zimbabwe ku soo baxeen.

Soomaaliya ayaa ka hartay isku aadka Ko obka Adduunka iyadoo madaxooda uu saree yo madaama ay durbaba dhigeen taariikh iya goo guushii ugu horeysay abid ka gaaray isr eebreebka Koobka Adduunka halka ay sidoo kale iska caabiyeen xulka ugu qiimeyn sareeya xulalka ka qeyb qaadanaya is araga hore ee isreebreebka ee wadamada Afrika.

Soomaaliya ayaa iska caabbin xoogan mu ujisay, waxay soo bandhigeen kubad difaaca sho adag ah, ha lka ay sidoo kale shabaqa ku soo taabteen Harare laakiin na siibka ayaa saacidi waayay.

Iska caabintii ay Soomaal iya waday iyo geesinimadii dif aacasho ay soo bandhigeen gaar ahaan goolahye Saciid Aweys Ali ayaa ugu danbeyn la jibiyay daqiiqadii 77aad markii Marshall Mu netsi uu shabaqa u soo taabtay xulka Zim babwe.

Laakiin xiddigaha Ocean Stars isma aysan dhiganin waxayna durbadiiba bilaabeen inay cadaadis weerar saaraan xulka martida loo ahaa. Daafaca Zimbabwe oo qalqalgalay ayaa kubad hadiyad ah siiyay xiddiga Soomaaliya Omar Abdullahi Mohamed daqiiqadii 85aad kaasoo kubad la kor tagay goolhayaha islama rkaana si fiican uga dulqaaday isagoo ciyaarta ka dhigay barbaro 11 ah.

Laakiin Zimbabwe ayaa durbadiiba gool ka le heshay iyagoo ciyaarta ka dhigay 21 oo ay hogaanka ku qabteen markii uu daqiiqadii 86aad gool u saxiixay Admiral Muskwe.

Daqiiqadii 1aad ee afar daqiiqo oo ciyaarta lagu daray ayay Zimbabwe heleen goolkii ay ku soo baxeen ee seddexaad, iyagoo ciyaarta ka dhigay 31, waxaana ay wadar ahaan lab ada lug ku soo badiyeen 32 madaama Soom aaliya ay 10 ku badisay lugtii koowaad ee Jabuuti ka dhacday.

Zimbabwe ayaa ka mid noqoneysa 40ka xul ee qaarada Afrika ee isagu soo haray ware ega labaad ee isreebreebka Koobka Adduun ka, waxaana ay qeyb ka noqon doonaan 10 gr oup oo min afar xul ka koobnaan doona.

10kaas group ayaa la doonayaan inay ka soo baxaan 10 kooxood taasoo la micno ah in group walba uu hal xul ka soo bixi doono.

10ka xul ayaa u soo gudbi doona wareega ugu danbeeya ee isreebreebka iyadoo 10ka xul la isku jabin doono iyadoo shan kulan oo minan iyo marti ah la ciyaarsiin doono. 5ta xul ee ka soo baxda ayaa Afrika u matali doon ta KAdduunka ee lagu qaba nayo dalka Qatar sa nnadka 2022. Shaxda Ay Soomaaliya Ku Soo Gashay: Xiddiga xulka Soomaaliya u dheelay oo galay taariiqda ayaa waxa ay kala ahaayeen : Said Aweys Ali, Yonis Farah, Moh amud Ali, Ahmed Said Ahmed, Abel Gigli, Ahm ed Ali (Kabtan), Abdelaziz Safimayo Yusuf, Abdulsamad Ah med, Anwar Sidali Shakunda, Omar Abdulahi,.Keyd: Hassan Ibrahin, Eyman Mohamed, Abdi wali Abdrihman, Amin Abas, Fahad Abdis amad, Mohamed Abukar, Ibrahim

Abdi, Farhan Mohamad.



 

thumbnail_image001Logistics Senior Assistant Job 


categories Procurement


Vacancy code VA/2019/B5001/18495

Department/offices, Peace and Security Cluster

Duty station Mogadishu, Somalia

Contract type Local ICA Support

Contract levelLICA5

Duration ongoing, subject to organizational requirements, satisfactory performance and availability of funds

Application period28Aug2019 to 11Sep2019

Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.

Background Information PSC


Peace and Security Cluster

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mineaffected countries and other mine action partners. TheHead of Cluster is responsible to administer, provide support and oversight of the daytoday management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and regulations. It is headed by theHead of Cluster who has the overall authority and accountability for the performance of the Peace and Security Cluster on behalf of its clients.

UNMAS

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates.

UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Nonlethal tactical advice and analysis is delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”).As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor.

Functional Responsibilities

The Logistics Senior Assistantreports to the Logistics and Asset Management Analyst as his/her direct supervisor. His/her Duties and Responsibilities include:

·Liaise with the Procurement and Logistics Unit for purchase orders, shipping documentation and waybills;

·Receipt of goods and equipment for the office, inspection and report preparation;

·Ensure any discrepancies are fully investigated and resolved using the Loss and Damage process;

·Liaise with Procurement and Logistics team to receive documents of the incoming shipments from international vendors;

·Support in the organization of shipments, customs clearance arrangements, preparation of documents for UNOPS shipments (received/sent);

·Implement followup actions, address delays and bring to the attention of supervisor;

·Prepare customs clearance for air, road and sea shipments arriving in Somalia for Mine Action Somalia Programme;

·Liaise with respective ministries/custom clearance contractor to get clearance letters and approvals on time before arrival of shipment in country;

·Ensure timely receipt of clearance letters from ministries and delivery of goods;

·Arrange transport of goods from the airport and seaport to Mine Action Somalia camp in Aden Abdulle International Airport, Somalia;

·Hand over goods to Asset Management team to be recorded in the database;

·Coordinate loading/ Customs clearance of cargo for outward shipment to other national locations within Somalia;

·Careful monitoring of the movement of equipment into and within the area of responsibility;

·Maintain a log of all delivered cargo/ shipment and support in developing a tracking system to assist the supervisor in following up on pending issues;

·Ensure registration of vehicles upon arrival in Somalia;

·Ensure compliance with United Nations Sanctions Committee for goods arriving in Somalia;

·Ensure all damaged goods in transit are reported to the supervisor in timely manner;

·Assist with the preparation of reports, tables, and charts etc;

·

·Apply technical skills and knowledge in formatting and presentations, ensuring appropriate presentation style and accuracy of information;

·Conduct routine follow up action on deliveries and supply chain on behalf of the supervisor, and inform him/her of status;

·Prepares letters, memorandums, faxes, email, etc.;

·Monitor progress and liaise with vendors during the entire procurement and supply chain cycle; including investigation and resolution of postorder problems and preparation of progress reports on procurement and supply chain matters;

·Ensure proper inventory is followed by liaising with the Procurement and Logistics unit or projects on receipt of goods, equipment and services in view of obtaining proper delivery report, Receiving and Inspection Report (RIR) or relevant certificates;

·Ensures that dangerous goods are transported in accordance with the applicable international Dangerous Goods Regulations;

·Other tasks assigned by the immediate supervisor or Head of Unit.



Education/Experience/Language requirements



*CANDIDATES WITH NO UN OR UNOPS EXPERIENCE ARE STRONGLY ENCOURAGED TO APPLY!

Education:

·First Level University Degree (bachelor’s degree or equivalent) in Business Administration, Supply Chain Management, Logistics, Asset Management or other related field with one year of relevant experience; OR

·High School (Secondary or equivalent) with five years of relevant experience is required.

Experience:

·Relevant experience is defined as experience working in Logistics, Asset Management, Cargo Management, Supply Chain Management or Support Services.

·Computer Literacy is required.
Language:

·Fluency in English (speaking, writing, and reading) is required.

·Fluency in Somali (speaking, writing and reading) is required.

Competencies

https://jobs.unops.org/images/competencies/en/7.png

Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and encourages others to do the same. Upholds organizational and ethical norms. Maintains high standards of trustworthiness. Role model for diversity and inclusion.

https://jobs.unops.org/images/competencies/en/8.png

Acts as a positive role model contributing to the team spirit. Collaborates and supports the development of others.For people managers only:Acts as positive leadership role model, motivates, directs and inspires others to succeed, utilizing appropriate leadership styles.

https://jobs.unops.org/images/competencies/en/9.png

Demonstrates understanding of the impact of own role on all partners and always puts the end beneficiary first. Builds and maintains strong external relationships and is a competent partner for others (if relevant to the role).

https://jobs.unops.org/images/competencies/en/10.png

Efficiently establishes an appropriate course of action for self and/or others to accomplish a goal. Actions lead to total task accomplishment through concern for quality in all areas. Sees opportunities and takes the initiative to act on them. Understands that responsible use of resources maximizes our impact on our beneficiaries.

https://jobs.unops.org/images/competencies/en/5.png

Open to change and flexible in a fast paced environment. Effectively adapts own approach to suit changing circumstances or requirements. Reflects on experiences and modifies own behavior. Performance is consistent, even under pressure. Always pursues continuous improvements.

https://jobs.unops.org/images/competencies/en/11.png

Evaluates data and courses of action to reach logical, pragmatic decisions. Takes an unbiased, rational approach with calculated risks. Applies innovation and creativity to problemsolving.

https://jobs.unops.org/images/competencies/en/6.png

Expresses ideas or facts in a clear, concise and open manner. Communication indicates a consideration for the feelings and needs of others. Actively listens and proactively shares knowledge. Handles conflict effectively, by overcoming differences of opinion and finding common ground.

Contract type, level and duration

Contract type: Local Individual Contractor Agreement (LICA)
Contract level: LICA5
Contract duration:Openended, subject to organizational requirements, availability of funds and satisfactory performance.

For moredetails about the ICA contractual modality, please follow this link:
https://www.unops.org/english/Opportunities/jobopportunities/whatweoffer/Pages/IndividualContractorAgreements.aspx

Work life harmonization UNOPS values its people and recognizes the importance of balancing professional and personal demands. We have a progressive policy on worklife harmonization and offer several flexible working options. This policy applies to UNOPS personnel on all contract types.

Additional Considerations

·Please note that the closing date is midnight Copenhagen time

·Applications received after the closing date will not be considered.

·Only those candidates that are shortlisted for interviews will be notified.

·Qualified female candidates are strongly encouraged to apply.

·UNOPS seeks to reasonably accommodate candidates with special needs, upon request.

·Work life harmonization UNOPS values its people and recognizes the importance of balancing professional and personal demands. We have a progressive policy on worklife harmonization and offer several flexible working options. This policy applies to UNOPS personnel on all contract types

·UNOPS seeks to reasonably accommodate candidates with special needs, upon request.

·For staff positions only, UNOPS reserves the right to appoint a candidate at a lower level thanthe advertised level of the post

·The incumbent is responsible to abide by security policies, administrative instructions, plans and procedures of the UN Security Management System and that of UNOPS.

It is the policy of UNOPS to conduct background checks on all potential recruits/interns.
Recruitment/internship in UNOPS is contingent on the results of such checks.

Background Information UNOPS
UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful implementation of its partners’ peacebuilding, humanitarian and development projects around the world. Our mission is to help people build better lives and countries achieve sustainable development.

UNOPS areas of expertise cover infrastructure, procurement, project management, financial management and human resources.

Working with us

UNOPS offers short and longterm work opportunities in diverse and challenging environments across the globe. We are looking for creative, resultsfocused professionals with skills in a range of disciplines.

Diversity

With over 4,000 UNOPS personnel and approximately 7,000 personnel recruited on behalf of UNOPS partners spread across 80 countries, our workforce represents a wide range of nationalities and cultures. We promote a balanced, diverse workforce — a strength that helps us better understand and address our partners’ needs, and continually strive to improve our gender balance through initiatives and policies that encourage recruitment of qualified female candidates.

Work life harmonization

UNOPS values its people and recognizes the importance of balancing professional and personal demands



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip